war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
actually dhubahante try to claim wagardhac saying they are really "lost cali geri"

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
Bah Darawiish 
-
WACAYSA IS GALE
- SomaliNetizen

- Posts: 673
- Joined: Mon Mar 12, 2007 11:22 am
- Location: LASANOD GODALO SSC WARDHEER JUBBADA HOSE
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
DAWLAD ITS VISE VERSA WAGARDHAC CLAIMS DHULOS ARE LOST WAGARDHAC AND DHULOS CLAIM WAGAR DHAC ARE LOST DHULOS.
SAME WITH DUDUBLE.
SAME WITH DUDUBLE.
Last edited by WACAYSA IS GALE on Sun Jul 08, 2007 6:45 pm, edited 1 time in total.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
duduble too waxaa ku jrta jufo la yiraah dhulbahante waaye ama dhulbahante jufo ku jirto la yiraah waa duduble.
waa jufada uu ka dhashey abdi bile abdi waaa duduble asalkooda .

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
war wagerdhac iyo dhulbahanta waa habargidir
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
horta xiligii siyaad bare qabiilka wagardhaca dadka oo dhan waa ogaayeen inaysan MAREEXAAN aheeyn oo lagu soo darey mareexaanka.
waligeey waa maqli jirey,,, war waxa waa WAGARDHAC maaha mareexaaan rasmi ah waa sheegato.
haye mareexars ka warama arintaas maxaa ka jira???
waligeey waa maqli jirey,,, war waxa waa WAGARDHAC maaha mareexaaan rasmi ah waa sheegato.
haye mareexars ka warama arintaas maxaa ka jira???
-
WACAYSA IS GALE
- SomaliNetizen

- Posts: 673
- Joined: Mon Mar 12, 2007 11:22 am
- Location: LASANOD GODALO SSC WARDHEER JUBBADA HOSE
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
DR LOL YOU RIGHT DHULOS AND DUDUBLE MARKASTAN ARKA THEY CALL EACH OTHER INADEER AND CLAIM DHULOS OR DUDUBLE IS THE OTHER LOOOOOOOOOOL
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
xawaaadle and leeylakase labadaas niggger mid baa soo baxsadey. midma midka kale waa sheegtaa!!!
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
[quote="DR-YALAXOOW"]horta xiligii siyaad bare qabiilka wagardhaca dadka oo dhan waa ogaayeen inaysan MAREEXAAN aheeyn oo lagu soo darey mareexaanka.
waligeey waa maqli jirey,,, war waxa waa WAGARDHAC maaha mareexaaan rasmi ah waa sheegato.
haye mareexars ka warama arintaas maxaa ka jira???[/quote]
waa wax wareersan kan
gabaygaan 1933 cabi galayax baa tiri gabaygaan isagoo xooga mareexaan ku faanayo
[quote] Marreexaanka guudkiisa kore, gebi ahaantiisa
Gadiid iyo Wardheeriyo intii, Wagardhac loo gaaro
Gacal iyo Qumane Celiga oo, gaballo waaweyn ah
Iyo niman Galeelleey dhashoo, goomman baa jira’e
Ganbalaali dhacay meel dagaal, la isku gaagbeelay
In kastoy colkii hore gabeen, nagama gaabshaane
Anna Gaalkacyaan qabanayaa, gugakan maanta ahe
Guubaabadii baan ka tirin, gabayadaydiiye[/quote]
http://www.golkhatumo.com/Galayax.htm
waa joke, wagardhac are the only mareexaans still living around gaalkacyo, sacadka iyo cumar maxmuud bay la dagaan marka maba arkaan mareexaan, hadii ciday yihiin la waydiiyana faankooda weeye they will say wagardhac, way dad dagaal iyo kibir isku darsaday
my grandma is wagardhac and even today she calles herself "maxamed darood" baan nahay (maxamed is wagardhac's name) we are equal to mareexaan bay kibir ka gaareen

waligeey waa maqli jirey,,, war waxa waa WAGARDHAC maaha mareexaaan rasmi ah waa sheegato.
haye mareexars ka warama arintaas maxaa ka jira???[/quote]
waa wax wareersan kan
gabaygaan 1933 cabi galayax baa tiri gabaygaan isagoo xooga mareexaan ku faanayo
[quote] Marreexaanka guudkiisa kore, gebi ahaantiisa
Gadiid iyo Wardheeriyo intii, Wagardhac loo gaaro
Gacal iyo Qumane Celiga oo, gaballo waaweyn ah
Iyo niman Galeelleey dhashoo, goomman baa jira’e
Ganbalaali dhacay meel dagaal, la isku gaagbeelay
In kastoy colkii hore gabeen, nagama gaabshaane
Anna Gaalkacyaan qabanayaa, gugakan maanta ahe
Guubaabadii baan ka tirin, gabayadaydiiye[/quote]
http://www.golkhatumo.com/Galayax.htm
waa joke, wagardhac are the only mareexaans still living around gaalkacyo, sacadka iyo cumar maxmuud bay la dagaan marka maba arkaan mareexaan, hadii ciday yihiin la waydiiyana faankooda weeye they will say wagardhac, way dad dagaal iyo kibir isku darsaday
my grandma is wagardhac and even today she calles herself "maxamed darood" baan nahay (maxamed is wagardhac's name) we are equal to mareexaan bay kibir ka gaareen
-
WACAYSA IS GALE
- SomaliNetizen

- Posts: 673
- Joined: Mon Mar 12, 2007 11:22 am
- Location: LASANOD GODALO SSC WARDHEER JUBBADA HOSE
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
http://www.somalinet.com/exit/?exit=htt ... g_a4-5.gif
I WOULD SAY XAWDLAHA CAUSE THEY ARE NOT ON THE HAWIYE LIST MISE WAA LA ILAWAAY BERIGI WEBIGA SHABELE DARWISH CAMANDER CAGADHIIG KA BUXSHAY OO YAXAS KA DHARJIYEEY.
WALE YAXAS BADAAN WAA UU DECEYEEN.

I WOULD SAY XAWDLAHA CAUSE THEY ARE NOT ON THE HAWIYE LIST MISE WAA LA ILAWAAY BERIGI WEBIGA SHABELE DARWISH CAMANDER CAGADHIIG KA BUXSHAY OO YAXAS KA DHARJIYEEY.
WALE YAXAS BADAAN WAA UU DECEYEEN.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
dawlasade so wagardhac aint mareexaans they are brother of mareexaans( maxamed darood and sade darood)is like xawaadle is MAAYLE SAMAALE BROTHER OF irir samaale.
waa iska caadi soomalida waa is wada sheegataa.
like carab saaalax yiraahdaan waxaan nahay meheri ismaaciiil ..odaygii qaxootiga ahaa ee darood yemen ka yimid wlaalkiis?
bal nin isagiiba geed korkiisa laga helay goormuu walaal yeelanaayey yaab badanaa

waa iska caadi soomalida waa is wada sheegataa.
like carab saaalax yiraahdaan waxaan nahay meheri ismaaciiil ..odaygii qaxootiga ahaa ee darood yemen ka yimid wlaalkiis?
bal nin isagiiba geed korkiisa laga helay goormuu walaal yeelanaayey yaab badanaa
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
[quote="DR-YALAXOOW"]
bal nin isagiiba geed korkiisa laga helay goormuu walaal yeelanaayey yaab badanaa
[/quote]

bal nin isagiiba geed korkiisa laga helay goormuu walaal yeelanaayey yaab badanaa
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
[quote="DR-YALAXOOW"]dawlasade so wagardhac aint mareexaans they are brother of mareexaans( maxamed darood and sade darood)is like xawaadle is MAAYLE SAMAALE BROTHER OF irir samaale.
[/quote]
no you idiot,akhriska miyaa kugu adag wagardhac is maxamed amaanreer (mareexaan) but they call themselves for fun "maxamed darood" xoogooda bay ku faanayaan, saying mareexaan bay la barbardhigan yihiin in terms of power and worth
somali way is sheegataa waa iska caadi ku lahaa, mindhaa idinkaay waxaas dhaqan idin tahay, hawiye maba jiro wax la yiraahdo lakin sxb mareexaan cid la sheegto maaha, abtirsi baa qoran meesha

Last edited by DawladSade on Sun Jul 08, 2007 7:24 pm, edited 1 time in total.
-
WACAYSA IS GALE
- SomaliNetizen

- Posts: 673
- Joined: Mon Mar 12, 2007 11:22 am
- Location: LASANOD GODALO SSC WARDHEER JUBBADA HOSE
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
AQLIGU HALKU KAGA JIRA
THEY SAY OUT OF KIBIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIR.
MEHERI CAME LATER AFTER HIS BROTHER.
CHEERLEADER WE ARE WAITING FOR THE SHOW.
THEY SAY OUT OF KIBIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIR.
MEHERI CAME LATER AFTER HIS BROTHER.
CHEERLEADER WE ARE WAITING FOR THE SHOW.
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay
[quote]AQLIGU HALKU KAGA JIRA
THEY SAY OUT OF KIBIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIR.[/quote]
akhriski baa dhib ku noqday

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1105 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 296 Views
-
Last post by Newboy
-
- 0 Replies
- 1032 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 355 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 1135 Views
-
Last post by xidigow
-
- 0 Replies
- 350 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
-
- 4 Replies
- 1751 Views
-
Last post by DarthSomali
-
- 2 Replies
- 613 Views
-
Last post by adanboy
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 34 Replies
- 6830 Views
-
Last post by Hiiraan boy