more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
Dagaalkii ugu qaraaraa muddo bilo ah oo xalay Ciidamada dawladda ku qabsaday Suuqa Bakaaraha.
Posted to the Web Jul 19, 08:39
Dagalkii ugu xooganaa ee mudo bilal ah ka dhaca magaalada Muqdisho tan iyo markii lasoo afjaray dagaaladii wax iska caabinta ee tooska ahaa ayaa waxaa xalay uu ku qabsaday Ciidamada dawladda Federaalka Suuqa Weyn ee Bakaaraha ee maalmihii ugu danbeeyay dhibaatooyin amaan darri ay ka taagnaayeen.
Dagaalkaasi oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa aad looga maqlayay meelo kala duwan oo kamid ah magaalada Muqdisho,iyadona habeenkii Suuqa Bakaaraha uu holac iyo Iftin isu badalay sababta madaafiicda la adeegsaday.
Waxaa dagaalkaasi uu bilowday 01:25 daqiiqadoo,isagoona soconayay ilaa 02:10 daqiiqadood saqdii dhexe,waxaana inaga ka shacab ahaan dagaalkaasi uu inoola muuqday mid lagu kala awod badin waayay maadaama rasaasta ay aad u socotay mudo ku dhaw saacad.
Warar aanu saaka helnay ayaa sheegaya in Ciidamada dawladda Federaalka ay la kulmeen dagaal aysan hore u galin taasi oo keentay in ay adeegsadaan hub waliba oo ay heysteen inkastoo iyana kooxihii kasoo horjeeday aysan waxba u reeban lana maqlayay Baasuukayaasha iyo Bambooyinka ay adeegsanayeen.
Dagaalka xoogiisa waxaa uu ka dhacay meelaha ku dhaw dhaw Sharikadah Isgaarsiinta iyo kuwa Xawaaladaha,iyadoona saakay goobahaasi lagu arkayo dhig daadsan balse aan la ogeen cidii halkaasi wax ku noqotay.
Waxaa iminka xiran dhamaan suuqa Bakaaraha oo aysan jirin cid gali kareysan iyo cid kasoo bixi kareysa sida ay inoo sheegeen dad iminka ku sugan Suqa Bakaaraha oo ilaa xalay joogay.
Xafiiska Wararka Soomaalinews.com,Muqdisho.

Re: more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
I wrote this long before Waaagacussu thisb early morning
Its 30 dead including Nuur Daqle you fools....
Ciidamada dowlada ee ay kala hogaaminayeen Nuur daqle iyo Cabdiqaadir Beebe ayaa la xaqiijiyay in dagaalkii xalay looga gubay laba gaari oo nuucoodu ahaa Cabdi Bile ayna saarnaayeen qoriga loo yaqaan dhashiika,waxaana sidoo kale qaar ka tirsan Ciidamadaas oo magacooda diiday ay Waagacusub u sheegeen inay ku waayeen 21 askari oo xijaabatay 34 kale oo Isbitaalada la dhigay.
“ Dagaalku wuxuu nagu ahaa afsaar,baasuukayaal iyo bambaanooyin ayaa mar qura dusheena ka qarxay,waxaana isla markiiba nagala gubay laba gaari ,dhimashada iyo dhaawacu way badnaayeen laakiin anigu waan isaga cararay oo waxaan u baqday dhinaca Hoowlwadaag”sidaas Waxaa Waagacusub ugu waramay mid ka mida askarta Dowlada ee ku sugnaa Suuqa Bakaaro qaybta Ganleeyda.
Dagaalka oo biloowday 2 saqda dhexe,waxaa uu gil gilay Magaalada Muqdisho oo dhan,waxaa ayna kooxaha Muqaawimada ku guuleeysteen inay ka saaraan ama ka sifeeyaan degaanka Bakaaro dhan,waxaase la yaab lahayd markii saakay Ciidamada Itoobiyaanka galeen,waxaa la waayay hal qof oo qori sita

- Brav3Heart
- SomaliNetizen

- Posts: 668
- Joined: Sat Jul 14, 2007 10:30 pm
Re: more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
I actually want to see a dabadhilif being dragged on the ground, I still have a lot to see wallahi 
- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super

- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
masallah
adan
may many more dabadhilif die
by the way adan how did they die weren't they hiding in there bedrooms

Last edited by Phd in naago kudis on Thu Jul 19, 2007 1:54 pm, edited 1 time in total.
Re: more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
sxb just wait,you will see Geedi or C.Yuusuf beeing dragged ,and hanged soon Insha Allah
-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
go on Mujahids, continue dancing like clowns with those cheap mortars.Re: more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
Walahi this is Good news, i hope more and more of dem die, 
Re: more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
[quote="Phd in naago kudis"]masallah
adan
may many more dabadhilif die
by the way adan how did they died weren't hiding in there bedrooms
[/quote]
no they were chewing khat ,drinking all bought with the money looted from poor bisinesspeople in Bakara..the mujaahediin sent some if its best men to wipe them out..It was massacre

wadaniweyn1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2325
- Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm
Re: more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
this is da clan breakdown of da 30 jajus dat died .
7 abgaal.
14 majeerteen.
6 dhuloos.
1 rahanwayn
2 others.
waa guulwayn ina lewasso dhabodhilifta siidas oh kale evry night

7 abgaal.
14 majeerteen.
6 dhuloos.
1 rahanwayn
2 others.
waa guulwayn ina lewasso dhabodhilifta siidas oh kale evry night
Re: more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
[quote="galia"]Walahi this is Good news, i hope more and more of dem die,
[/quote]
Thats very excellent job of the freedom fighters, we need to kill all these thives and murder's who work for ethiopia to destroy and enslave our people
Thats very excellent job of the freedom fighters, we need to kill all these thives and murder's who work for ethiopia to destroy and enslave our people
Re: more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
traitors are even worse than the occupiers .they must be eliminated ,that what the the freedomfighters are doing in Mogadishu, before the expected conventional war against Tigrey will take place in the near future insha allah
- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super

- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: more than 30 dabadhilif killed last night in heavyfighting
no they were chewing khat ,drinking all bought with the money looted from poor bisinesspeople in Bakara..the mujaahediin sent some if its best men to wipe them out..It was massacre 
serves them right
serves them right
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 404 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 4 Replies
- 801 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 27 Replies
- 2478 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 30 Replies
- 9282 Views
-
Last post by GAMES
-
- 26 Replies
- 1411 Views
-
Last post by Cinque Mtume
-
- 8 Replies
- 1598 Views
-
Last post by Coldoon
-
- 9 Replies
- 1037 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 15 Views
-
Last post by Koronto91
-
- 2 Replies
- 468 Views
-
Last post by KUUSH