KK, adeerada waa rag wallahi, rag hanoogu ahaadaan back to the desert, this is a dog eat dog world ninka siyaasada ku raayaana reerka usoo hari
Beesha Sade, dagaal soo dhamaysay taariikhne ku gashay, maanta siyaasada ayay doorkeeda ka ciyaaraysaa keep up ina adeerow hadii kale cantarabaqash iyo wax laguugu talagalay isku maaweeli
ina baxar, i retract, beesha Sade IS forgiving but beesha Sade has eed, waana in gar lasiiyo
[quote] Gebo-gebadii, beesha Daarood oo iyada maalintii shalay aheyd si weyn arrintaan uga hadashay ayaa dhamaantood waxay isku raaceen in wixii dhib ah oo Soomaalida soo kala dhex maray oo dhan la'iska iloobo marka laga reebo beesha Sade oo iyaga feker kaas ka duwan soo jeediyay.
Nabadoon Cabdi Yare oo isagu ka mid ahaa ergadii beesha Sade uga qeyb gashay shirka dib u heshiisiinta abeelaha Soomaaliyeed ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa maalintii shalay aheyd carabka ku dhuftay in bur-burkii qaranimada Soomaaliyeed kaddib ay guud ahaan umadda Soomaaliyeed qalad ka gashay oo la'isugu tahay, sidaas awgeedna in kasta oo uusan waxba ka qabin in la'is cafiyo haddana uu jeclaan lahaa in beeshiisa wixii qalad ah oo laga galay laga xaal mariyo ayada oo aanay beesha Sadena diidaneyn in wixii qalad ah ee lagu sheegto ay ka xaal baxdo kana gar baxdo. [/quote]
