BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
Moderator: Moderators
BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
Massacre in B/Weyne by occupying forces tonight..........
War deg deg ah 10 qof caawa ku geeriyooday magaalada Baladweyne
Inta la ogyahay 10 qof oo rayid ah ayaa ku geeriyootay caawa magaalada Baladweyne oo xarun ah gobolka Hiiraan kadib markii madaafiic aan loo meedyain ay ku weerareen ciidamad Itoobiya, dhimashada intaa wey ka abdantahay ayuu yiri shaqsi sugan halkaa kana gaabsaday magaciisa
Dadka dhintay caawa oo u badan haween iyo caruur ayaa la aminsanyahay in ay dhimashada intaas ay ka abdantahay
Maalmahaan waxaa Soo baxaayey diidama xoogan ee laga horimaanaayo joogitaanka ciidamada Itoobiya ee ciida Soomaaliya
Ciidamad Itoobiyaanka ayaa la soo sheegayaa in iyagana tira ugu dhimatay dhowr qarax oo lala beegsaday .
Waxii ku soo kordha nagala socda halkaan

- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
This means they have lost innumerable soldiers in the past few days' bombings, hence the indiscriminate shellings means of retaliation.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
Fighting the xawaadle gobolka hiiraan magalaada beledweyne
horta where is that kid called hiiraan boi
horta where is that kid called hiiraan boi
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
[quote="Warsame101"]This means they have lost innumerable soldiers in the past few days' bombings, hence the indiscriminate shellings means of retaliation.[/quote]
warsame
thats right..I heard theyr has been several successful attacks against their bases..they retaliate on somali women and children as usual

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
Laba qofood oo ku dhintay madfac ay ciidamada Itoobiya ku rideen xaafadda Filtare ee magaalada Beled Weyne
Beled Weyne, Somalia
Isniin, July .30 (HOL) - Madfac ay soo tuureen ciidamada Itoobiya ee deggen duleedka magaalada Beled Weyne ayaa la sheegayaa in uu ku soo dhacay Xaafadda Filare halkaas uu ku dilay gabar iyo aabeheed, laba qof oo kalana ku dhawaacay.
Weerarkan ciidamada Itoobiya ayaa salka ku haya weerara xalay lagu qaaday fariisanka ciidamada Itoobiya ee magaalada Beled Weyne.
Xiisadan dagaal oo wali taagan ayaa ka bilaabatay laba ruux oo shalay ciidamada Itoobiya loo gacangaliyey ayaga oo lagu eedeeyey in weerareen booyad biyaha u qaadda ciidmada Itoobiya. Waxay wararku intaa ku darayaan in jifadii ay labad nin ka soo jeedeen ay 24 saac u qabteen soo deynta labadaas nin oo ay jefadoodu sheegeen in aysan wax shaqo ah ku laheyn wareerkaas dhacay.
Magaalada Beled Beleweyn ayaa waqtigan xaadirka kala xirxiran oo ay xiisad colaadeed ka taagantahay wixii warar ah ee ku soo kordhana dib ayaan idiinku soo sheegidoonaa
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
diini@hiiraan.com
Beledweyn, Somalia

- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
They bombing Gaaljecel neighbourhoods
Hawiye are doing same mistakes like Indha Cadde
Gaaljecel elders told Ethiopians to release two gaaljecel men within 24 hours but this is the answer they got tonight
Hawiye are doing same mistakes like Indha Cadde
Gaaljecel elders told Ethiopians to release two gaaljecel men within 24 hours but this is the answer they got tonight
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
Dawladsade ;Hiiraanonline is pro TFG,and is biased ;even Shabelle which is under TFG/Ethiopian pressure reporting 4 deaths
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
Adan, somali siyaasad waan in la baraa..xabashidu ninyaho naga hub fiican, si kale laysakaga dhiciyo waa in la baraa
alxamdulilaah anagu haday xabashi within 2 weeks naga tagtay naguna soo laaban, siyaasad baanu ciyaarnay allena noo fududeeyey

- MJ-Pride
- SomaliNet Super

- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
[quote="DawladSade"]Adan, somali siyaasad waan in la baraa..xabashidu ninyaho naga hub fiican, si kale laysakaga dhiciyo waa in la baraa
alxamdulilaah anagu haday xabashi within 2 weeks naga tagtay naguna soo laaban, siyaasad baanu ciyaarnay allena noo fududeeyey[/quote]
Fulay Xaar Wayn, Oo awal yaa kuu socday?

alxamdulilaah anagu haday xabashi within 2 weeks naga tagtay naguna soo laaban, siyaasad baanu ciyaarnay allena noo fududeeyey[/quote]
Fulay Xaar Wayn, Oo awal yaa kuu socday?
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
War laga siyaasad badiyey, goobta dagaalkana kaa badiyey 
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
[quote="DawladSade"]Adan, somali siyaasad waan in la baraa..xabashidu ninyaho naga hub fiican, si kale laysakaga dhiciyo waa in la baraa
alxamdulilaah anagu haday xabashi within 2 weeks naga tagtay naguna soo laaban, siyaasad baanu ciyaarnay allena noo fududeeyey[/quote]
sax, dan ayaa lagaa leeyahay,laakiin ha u maleyn in somalida kale uu kaa jecelyahay cadowgu..mida kalee Tigreyga siyaadiisa waa gumeesi;waa xoolo quwad yeeshay ..Marka diyaar ahaaw mar walba,waqtigaada ka faaiideyso in ta laguu imaan..Fiiri Barre maanta;maku faraxsano haddi goboladda jubbooyinka dhan gacanta loo galiyo,sababta wuu ogyahay wadankii dhan in la heysto..Waad ogeed baryihii horey nin Kismaayo isaga faraxsan ayuu ahaay,sababta umad kale oo soomali ayaa wadanka hala hartay ka talineysay..Cadow ama saaxiibkiis ha ahaaeedeene.
alxamdulilaah anagu haday xabashi within 2 weeks naga tagtay naguna soo laaban, siyaasad baanu ciyaarnay allena noo fududeeyey[/quote]
sax, dan ayaa lagaa leeyahay,laakiin ha u maleyn in somalida kale uu kaa jecelyahay cadowgu..mida kalee Tigreyga siyaadiisa waa gumeesi;waa xoolo quwad yeeshay ..Marka diyaar ahaaw mar walba,waqtigaada ka faaiideyso in ta laguu imaan..Fiiri Barre maanta;maku faraxsano haddi goboladda jubbooyinka dhan gacanta loo galiyo,sababta wuu ogyahay wadankii dhan in la heysto..Waad ogeed baryihii horey nin Kismaayo isaga faraxsan ayuu ahaay,sababta umad kale oo soomali ayaa wadanka hala hartay ka talineysay..Cadow ama saaxiibkiis ha ahaaeedeene.
- MJ-Pride
- SomaliNet Super

- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
Horta One thing is clear as daylight and that is Hawiyes ineptness as far as Politics go. They come up plans after plans only to play it straight into enemy’s hand. The Hawiye brain died when Aidiid died. No wonder A/Yusuf is in Villa Moqdisho ruling a see of Hutus 
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
^^^stop wearing someones kastuumo...Its Tigray ruling ,you and me.......
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
Puntlanders are responsible for this mess. they invited the Ethiopians troops into our Country. Hawadle should cut Puntland's supply lines and destroy their trucks.
-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: BREAKING NEWS!!!MASSACRE IN B/WEYNE TONIGHT BY TIGRAY.....
[quote="qardasay"]Puntlanders are responsible for this mess. they invited the Ethiopians troops into our Country. Hawadle should cut Puntland's supply lines and destroy their trucks.[/quote]
----------------------------------------------------------------------------------
They can't.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 1260 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 15 Replies
- 1693 Views
-
Last post by Addoow
-
- 5 Replies
- 16 Views
-
Last post by Addoow
-
- 7 Replies
- 856 Views
-
Last post by Coeus
-
- 25 Replies
- 1907 Views
-
Last post by FreedomOfSpeech-
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by adanboy
-
- 7 Replies
- 872 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 11 Replies
- 950 Views
-
Last post by musika man
-
- 10 Replies
- 1684 Views
-
Last post by TarTar
-
- 16 Replies
- 1780 Views
-
Last post by BigBreak