h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Adan_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1237
Joined: Fri Feb 25, 2005 12:46 pm

h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by Adan_1 »

Odayaal Loo Xidhay Shir Axaddii Lagu Qabtay Xaafadda New Hargeysa Oo Lagu Cambaareeyey Xadhiga Siyaasiyiinta Qaran
Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 31 July, 2007
--------------------------------------------------------------------------------


Hargeysa (Somaliland.org) – Ciidamada Booliska ee magaalada Hargeysa ayaa la sheegay inay xidhxidheen qaar ka mid ah odayaashii iyo madax dhaqameedyadii ka qaybgalay Shir Axaddii dorraad lagu qabtay beer ku taalla xaafadda New Hargeysa oo lagaga soo horjeedey xadhiga siyaasiyiinta ururka Qaran.

Ilaa iyo hadda waxa la xaqiijiyey in ay xidhan yihiin Chief Caaqil Cabdi Cawaale Hurre iyo Oday, Maxamed Cabdi Jibriil oo labaduba ka tirsan odayaasha beelaha Galbeedka Burco ee ka hadlay shirkaas.

Lama garanayo sababta loo xidhay odayaashaas iyo waxa lagu eedaynayo, waxase la ogyahay keliya inay ka mid ahaayeen odayaashii hormuudka ka ahaa Shirkii Axaddii lagu qabtay Xaafadda New Hargeysa oo ay deggan yihiin.

Mid ka mid ah odayaashaas, Maxamed Cabdi Jibriil ayaa la sheegay in isagu uu lahaa beerta shirka lagu qabtay ee xaafadda New Hargeysa.

Shirka Axaddii ayaa si ba'an loogu cambaareeyey xadhiga siyaasiyiinta ururka Qaranka, isla markaana lagu magacaabay guddi beeleed oo 25 xubnood ah.

Hase yeeshee, xildhibaanno ka tirsan beelaha ay ka soo jeedaan dadkii halkaa ku shiray ayaa cambaareeyey shirkaas, kuna tilmaamay mid ay soo abaabuleen mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiillada.
User avatar
enemy_o_m_m
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 863
Joined: Wed Jul 25, 2007 8:58 pm

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by enemy_o_m_m »

wallahi hadaanu nahay garxajis we can shut down somaliland Laughing

HY can take on all the other subclans and probably still win!!!
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by Executive »

^^ Maskiin iska hadla wa yaab Laughing Laughing Laughing


Nacasnimada sheegaysid adiga ayaa ku haysa. wuxu Doqonsana Laughing
User avatar
enemy_o_m_m
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 863
Joined: Wed Jul 25, 2007 8:58 pm

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by enemy_o_m_m »

najiskani dugaagsanaa Laughing

af-soomaaligiisi baabu qori kari waayay Laughing Laughing Laughing

-----adiga ayaa ku haysa------

its

adiga ayay ku haysaa

dhulkuwase dhulkaagaaba lugugu wasayaa....HJ are mean Sad Laughing
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by kaliil »

Adan,

ma sidiina iyo kuwa kalee laangaabyadaad na mooday?sxb HY ilaahay baa badiyay oo walaahay inaanaan is aqoonba anagu.DR.Gaboose HY baan ahaye i taageera ma odhane isagaa si shakhsiyan ah ururka u samaystay isagoon cidna kala tashan, Isagu xiitaa waa reer Galgaduud oo reer somalilandba maaha.Rag HY ah dawladda way ku jiraan laakiin HY raggaa iskuma dhejiyaan ama kuma faanaan haddaanay isku fikrad ahayn.Ururka Qaran markii la aasaasay dawladdu juuq ma odhan oo way ka baqeen inay la hadlaan ama waxaad wadaan joojiya yidhaahdaan illaa HY kaga horeysay oo ururka ku mucaaradeen mooyaane.Dawladda iyo Riyaale waxay Dr.Gaboose ku dhaceen inay la hadlaan markii HY Burco iyo Oodweynaba kaga mudaharaadeen oo idin doonimayno dhaheen.

Laangaabyadiina aan wax idiin sheegee HY milyano ayay kor u dhaafaan oo Qabiil kale oo Isaaq ah oo dhulkay degaan oo kalena degaa ma jiraan. Waxaanu degnaa 5 gobol oo somaliland ah, 3 gobol oo Itoobiya ah(Gaashaamo, Wardheer, Awaare),gobollada dhexena Galgaduud ayay qaar naga degaan markaa anaga kolba intayada isku deegaan ah mooyaane inta ismaba yaqaanaan.Dr.Gaboose inyar oo Muuse Carre ah,weliba jilibkiisa Damal Muuse ah mooyaane cid kale oo isaga taageersan ma jiraan.anagu jilib jilibkaa mooyaane Habar Yoonisba ma sheegano.Odayaasha la xidhayna waa qaar adeero u ah oo iska dhigaayey inay metelayaan HY laakiin waatii taa lagu gacan saydhay ee cuqaasha HY gu gacan saydheen
User avatar
enemy_o_m_m
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 863
Joined: Wed Jul 25, 2007 8:58 pm

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by enemy_o_m_m »

[quote=\"kaliil\"] Awaare[/quote]

Waarye awaare maxaa ku geeyay, wallahi waa yaab Laughing

awaare is an Ogaden and Ciidagale town Cool

you stop at daroor
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by JeyR »

War dee anigu Mid waan hubaa, habor Yonis waa gob.... Anigu Ma ihi Habar Yonis, Waxaan ahay dhulbahante walaahay, waliba REER HAGAR baan ahay, waxaan ogahay Harbar yonis inay gob yihiin, waxna galaan waxna gudaan. ee canaasiir baa ku kacday oo waxaa isu raacay huuno oo dhan
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by Phd in naago kudis »

[quote="enemy_o_m_m"]wallahi hadaanu nahay garxajis we can shut down somaliland Laughing

HY can take on all the other subclans and probably still win!!![/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

i like your modesty
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by The_Emperior5 »

we will see who is the men in Somaliland

big boss rayaale

or odayaasha habaryoonis Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by Ina Baxar »

Ciddii qabyaalad meeshan ku ugaadhsata ba , xabsiga ha ugu gayso quraacda waxay wax isku yihin Laughing
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by COSTA »

[quote="Ina Baxar"]Ciddii qabyaalad meeshan ku ugaadhsata ba , xabsiga ha ugu gayso quraacda waxay wax isku yihin Laughing[/quote]


Xabsiga quraac ma laha?

waxaa is laha maxabiista quraac qado casho waaloo karshaa Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by LiQaaye_TDH »

Aadan_1 i always wondered what Qolo Are you bro? i have seen your post on somalinet since time, but what sub clans are you?
Miz_Bootylicious
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 569
Joined: Fri Mar 23, 2007 9:02 am

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by Miz_Bootylicious »

[quote="enemy_o_m_m"]wallahi hadaanu nahay garxajis we can shut down somaliland Laughing

HY can take on all the other subclans and probably still win!!![/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
enemy_o_m_m
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 863
Joined: Wed Jul 25, 2007 8:58 pm

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by enemy_o_m_m »

Laughing its true
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: h/y waa in isaaqa kale u gurmadaan waa la naageeye

Post by Sadaam_Mariixmaan »

viva Ciidagale

Laughing Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”