Marehan Ganacsade killed by hutus

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Alta Vista [Bot2]
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 497
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Carriga Ingiriisiga

Marehan Ganacsade killed by hutus

Post by Alta Vista [Bot2] »

tomorrow 100 hutus will die

Nin Ganacsade Ahaa Oo kasoo Jeeda Gobolka Geddo Oo lagu Diley Caasimada Muqdisho.


Waxaa maanta dabley ku hubaysan baastoolado ay ku dileen agagaarka shirkada dahabshiil ee suuqa bakaaraha wadada labaad nin rayid ah oo magaciisa la yiraahdo cumar cilmi , ninkaasoo sida ay sheegeen dad eheladiisa ahi kasoo jeeday gobolka gedo.

Marxuumkan ayay sheegeen dad goob joogayaal ahi inuu lacag ka xawiley shirkada dahabshiil qaybta weyn ee bakaaraha lacagtaas oo la sheegay inuu u dirayey xaaskiisa iyo ciyaalkiisa oo ku sugan magaalada kismaanyo shirkada xawaalada dahab shiil islamarkaana markii uusoo dhamaystay lagu diley meel aan ka dheerayn shirkadaas oo ah wadada weyn ee labaad hor marta shirkadaasi .

Sidoo kale marxuumka la diley oo muddo saacad ku dhow yiilay goobta ayaa waxaa kadib aqoonsaday eheladiisa islamrkaana ka qaaday goobta lagu diley taasoo ay xaqiijiyeen ehelada ninkan la diley inuu ahaan jiray ganacsade islamrkaana uu ka ganacsan jiray magaalada kismaanyo oo uu hada kasoo kicitimay .

Mid kamida dadka eheladiisa ah ayaa saxaafada u xaqiijiyey inuu ahaa marxuumku nin ganacsade ahaa islamrkaana uu dhex ganacsan jiray gobolka jubada hoose iyo weliba caasimada muqdisho .

Maaha markii ugu horaysay oo dabley ku hubaysan baastoolado ku dilaan caasimada taasoo habeenkii xaya ahaana lagu diley nin ka tirsanaa maamulka degmada dharkeynley ee magaalada muqdisho ninkaas oo lagu magacaabi jirey aadan looteeye .

yaasiin maxamed cali (faytin)
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Marehan Ganacsade killed by hutus

Post by DawladSade »

hiiraanboy halkee ka heshay Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Marehan Ganacsade killed by hutus

Post by LiQaaye_TDH »

Here is the Miskiin Mareexan Dude, gunned down By The Hawiye Mooryaans:

http://www.dayniile.com/agoosto/8agoosto5.htm
User avatar
Camel_herder
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1651
Joined: Mon Oct 03, 2005 3:44 pm

Re: Marehan Ganacsade killed by hutus

Post by Camel_herder »

[quote="LiQaaye_TDH"]Here is the Miskiin Mareexan Dude, gunned down By The Hawiye Mooryaans:

http://www.dayniile.com/agoosto/8agoosto5.htm[/quote]

OMG Shocked Shocked

THEY MUST PAY WALAAHI!

This is unacceptable,

this poor man must get justice,

walaahi 100 mooryaans must be put to death

specially sheekhaal, those ratz must pay,
we all know it's sheekhaal,


PAY BACK TIME
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Marehan Ganacsade killed by hutus

Post by Luq_Ganane »

They will be shot execution style up
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”