Breaking News!Ethiopian base under heavy shelling tonight...

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Breaking News!Ethiopian base under heavy shelling tonight...

Post by adanboy »

and 2 other traitor police stations in Shibis and Hodan under constant fire from young somali freedomfighters in the darktime..the stinking invader and dabadhilif blood is everywhere in Mogadishu,they are denied sleep and rest,constantly hunted down by allmost every somali..even the children and elders are killing the occupiers every time they get chance..there will be no place save for them on our somali soil... insha allah victory for our people :somalia: ..

Weeraro hoobiyeyaal ah oo caawa lagu qaaday fariisinka ciidamada Ethiopia ee degmada Heliwaa

Click here to find Shabelle news English
Shabelle airs news in English
Mogadishu 13, August 07 ( Sh.M.Network) Weeraro hoobiyeyaal ah ayaa goordhaweyd lagu qaaday Agagaarka warshadii hore ee baastada iyo dhismihii Xeyle Bariise ee degmada heliwaa oo fariisin u ah ciidamada Ethiopia.

Ilaa 10 qarax oo hoobiyeyaal ah ayaa laga maqlay halkaasi, iyadoo wali aan la ogeyn in hoobieyeyaashaasi ay ku dhaceen xarumaha warshadii hore ee Baastada iyo dhismaha Xeyle bariise oo fariisin u ah ciidamada dowladda Ethiopia.

Lama soo sheegin wali wax jawaab ah oo ciidamada Ethiopia ay ka bixiyeen weeraradaasi hoobiye oo lagu qaaday, iyadoo walina ay dhacayaan madaafiicda.

Lama oga wali kooxaha ka dambeeya weerarkaan Hoobiye oo bilowday 9:20 Om walina soconaya.

" Waxaanu maqleynaa qaraxyo u eg hoobiyeyaal la beegsanayo meelo ku dhow dhow warshadii Hore ee Baastada" ayuu yiri Anwar Axmed oo ka mid ah dadka deegaanka oo Shabelle kala soo xiriirey halkaasi.

Waa weerarkii 3aad oo caawa ka dhaca magaalada Muqdisho, iyadoo caawa fiidkii weeraro bambaano lagu qaaday xarunta degmada Shibbis iyo saldhigga degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Arimahaan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli maanta labaatan ruux oo labo ka mid ah ay yihiin ciidamada dowladda ay ku geeriyootay qaraxyo iyo tacshiirado kala duwan oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”