TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by Somalian_Boqor »

Muqdisho: MADAXWEYNE YUUSUF: “Inta shiddadu socoto oo cidi ka soo horjeedo dowladda wey soconayaan howlgallada” Shir Jaraa’id
18. August 2007


Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa galabta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia isagoo ka warbixiyay waxyaabihii u soo qabsoomay mudadii uu ku sugnaa Nairobi iyo kulamadii uu halkaasi kula soo yeeshay mas’uuliyiinta sare ee Kenya iyo Safaaradda Mareykanka ee Nairobi.

Madaxweyne Yuusuf ayaa sheegay in safarkiisa uu guul ku soo dhamaaday isla markaana waxaa uu sharaxay waxyaabihii ay ka wada hadlaan safaaradda Mareykanka ee Nairobi iyo ergayka gaarka ah ee Mareykanka u soo magacaabay arrimaha Soomaaliya, wuxuuna Madaxweynuhu sheegay in 16-ka bishan kulan ka dhacay Safaarada Mareykanka kaasoo looga hadlayey qorshaha cusub ee dowladda Mareykanka ku taageereyso Soomaaliya.

“Dowladda Mareykanka waxay kordhisay qorshaha lagu taageerayo Soomaaliya waxayna sanadkan gaarsiiyeen 149,293.000 (Boqol afartan iyo Sagaal Milyan Labo Boqol sagaashan iyo sadax Kun oo Dollarka)” ayuu yiri Madaxweynaha dowladda KMG ah oo intaa raaciyay in Boqol iyo Kontan Milyan Dollarka Mareykanka ay soo hormarin doonaan.

Madaxweyne Yuusuf ayaa sheegay in xiligan dowladda Mareykanka ay diyaar u tahay iney wax u qabato shacabka Soomaaliyeed, isagoo intaa raaciyay in taageeradaasi maaliyadeed ay isla garteen xubnihii uu kula soo kulmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sidoo kale Madaxweynaha iyo Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa isla soo qaaday arrimaha la dagaalanka argagixisada caalamiga sidii la isaga kaashan lahaa taasoo ay isla meel dhigeen.

Mar uu ka hadlayey Madaxweynaha dowladda F.Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed waxyaabaha ka dhacaya Muqdisho iyo howlgalada ay wadaan ciidamada dowladda ayuu sheegay in ay howlgaladaasi ay sii socon doonaan inta laga xaqiijinayo amaanka caasimada dalka iyo goob kasta oo dalka ka tirsan oo wax ka jiraan.

“Inta shidadu socoto oo cidi ka soo horjeedo dowladda wey soconayaan howlgalada, ninkii la saamaxay ee mar kale danbi gala mar kale lama saamixi doono” ayuu yiri Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo ka hadlay mudada ay soconayaan howlgalada ciidamada dowlada wadaan iyo maxaabiista horay loo cafiyay.

Madaxweynaha dowladda KMG ah Md. Cabdullaahi Yuusuf ayaa sheegay in uu magaalada Nairobi kula kulmay Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki oo xaruntiisa uu ku booqday, sidoo kale safiiro ay ka mid ahaayeen dalalka Ingiriiska, China, Kuuriyada Koonfureed, Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q.Midoobay Mar. Francious Fall iyo xubno kale oo ay isla soo qaadeen arrimaha dalka Soomaaliya iyo sida gacan loogu geysan karo dib u dhiska dalka iyo dib u heshiisiinta.

Cali Muxiyaddiin Cali
AllPuntland, Muqdisho

Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.com|
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by COSTA »

TFG CAN SUCCK MY ceeb
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by galia »

Whatever traitor, soon u will know there is no pay day loser.


Selling ur country for nothing
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by Somalian_Boqor »

[quote="COSTA"]TFG CAN SUCCK MY ceeb[/quote]

lol

I don't think you or your qabil have any! Laughing

The ones that run the show are the once with the ceeb so why don't you just be quite and injoy his excellency President Abduallhi Yusuf ceeb just like your mother father and your whole qabil are!!!
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by COSTA »

Galia why you hate Omer Maxamuud so much

aint you guys neighbors Laughing
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by Somalian_Boqor »

[quote="galia"]Whatever traitor, soon u will know there is no pay day loser.


Selling ur country for nothing[/quote]

Leave Somalia to me. After all it's My Country Laughing

BBC anyone?


http://www.bbc.co.uk/somali/meta/tx/nb/ ... _au_nb.ram
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by COSTA »

[quote="Somalian_Boqor"][quote="COSTA"]TFG CAN SUCCK MY ceeb[/quote]

lol

I don't think you or your qabil have any! Laughing

The ones that run the show are the once with the ceeb so why don't you just be quite and injoy his excellency President Abduallhi Yusuf ceeb just like your mother father and your whole qabil are!!![/quote]


the day Ethiopia leaves is the day MJ pu55y will be fu3ked
that day i will sit and enjoy it Laughing
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by galia »

I dont hate OM, i just hate traitors, the majority of Mjs hate what AY and the TFG are doing to somalia but theres not much they can do, the people with the real power in somalia are the ethiopian generals, AY and gheedi are nothing and they have no power what so ever.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by Somalian_Boqor »

another excuse buddy I was around before the Ethiopians came and I shall stay around after they leave.

Majeerteen has the Biggest ceeb in Somalia. We enjoying Hawiye flower even the Ethiopians are getting some.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by Somalian_Boqor »

[quote="galia"]I dont hate OM, i just hate traitors, the majority of Mjs hate what AY and the TFG are doing to somalia but theres not much they can do, the people with the real power in somalia are the ethiopian generals, AY and gheedi are nothing and they have no power what so ever.[/quote]


^^^^^^U Wish lol
cabdallah252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3226
Joined: Fri Apr 27, 2007 9:25 pm
Location: Greater Majeerteeniya

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by cabdallah252 »

more party money for geedi's son
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by Koronto91 »

Only $149,000? The UIC raised $500,000 in two days for flood victims in September 2006! The man who owns Al Barakat alone donated $30,000 and Sh. Shariif donated $25,000.
User avatar
Spragga Benz
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1736
Joined: Mon Jul 05, 2004 7:00 pm
Location: ceelka bardacad, gaalkacyo

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by Spragga Benz »

Is this animal an idiot or what. We're talking about 150 million, get your stanky cagdheer azz out of here. Don't come here with kumiyaal ever again, this is way out of your league boy.
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: TFG Receives $149,293.000 From The U.S Government.

Post by Koronto91 »

$149,293.00 is $150 million? Laughing Laughing

Allpuntland reported it so it must be true? Laughing

Nobdy wants to spend that kinda money on a bunch of incompetent Puss10s that can't even clean up Mogadishu. Try again....

6 months and your bytch @ss uncle can't even tame Cayr in Mogadishu! Laughing

I guess all the Tigre @ss sucking he's done hasn't gotten him very far!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”