Ugaaska Beesha Ceyr “Shirka Muqdisho ka socda anigu ma tegin, wakiilna uma dirsan, maxaa yeelay Ceyr waxa laga dhigay mid la dil
Posted August 28th, 2007 by BaraxleySomali
Ugaaska Beesha Ceyr “Shirka Muqdisho ka socda anigu ma tegin, wakiilna uma dirsan, maxaa yeelay Ceyr waxa laga dhigay mid la dilay, mid la dhawacay iyo mid naftiisa la baxsaday”
Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur oo ah ugaaska Beesha Ceyr oo ka tirsan beelaha H/gidir ayaa isagoo ku sugan deegaanka Guriceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya waxaa markii ugu horeysay uu ka hadlay mowqifkiisa ku aadan shirka dib u heshiisiinta Qaran ee beelaha Soomaaliyeed uga socda magaalada Muqdisho iyo sababaha keenay inuu ka soo qeyb geli waayo shirkaasi oo haatan heer gebo gebo ah maraya.
Ugaaska ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin la nabadeeyo balse aysan jirin ilaa hadda cid shirka ka socda Muqdisho isaga wakiil uga ah oo ka qeyb geleysa, “Waxaad ogtihiin in intii uu Xamar ka socday shirka hadda la sheegayo ay umaddii ku baaba’day, lagana dhigay waxa ku le’day iyo wax ka qaxay” ayuu yiri Ugaaska oo intaa ku daray in ka qeyb galka beesha Ceyr ee shirkaasi ay ku xiran tahay in marka hore ay arintaasi iskaga yimaadaan waxgaradka, siyaasiiyinta iyo qeybaha kala duwan ee Beeshaasi ay ka kooban tahay, kuwaasoo uu xusay iiney go’aan ka gaari karaan arintaasi, wuxuuna tilmamay inaaney jirin ilaa hadda meel ay ku kulantay oo ay iskaga wareysatay ka qeyb galka shirkaasi.
“Beelaha Soomaaliyeed oo dhan waxay leeyihiin Ugaasyo, aniguna waxaan ahay Ugaaska beesha Ceyr, waxaana shirkaas ka qeyb galayaa marka ay beesha siyaasiyiinteeda iyo waxgaradkeeda ka soo qeyb galaan, maxaa yeelay Ceyr waxaa laga dhigay nin dhintay, nin dhaawacmay iyo nin cararay, waxaana cadeynayaa in shirkaas aniguna aanan tegin cid iga wakiil ahna aysan joogin” ayuu yiri Ugaaska Beesha Ceyr oo dhinaca kale sheegay in gobolada dhexe ay ka wadaan kulamo ay ku doonayaan iney ku heshiisiiyaan beelo walaalo ah oo uu sheegay in dhowaan ay halkaasi ku dagaalameen.
http://baraxley.com/?q=node/390
Ugaaska Beesha Ceyr “Shirka Muqdisho ka socda anigu... LOL
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ugaaska Beesha Ceyr “Shirka Muqdisho ka socda anigu... LOL
did he expect habar gidir to stay in xamar forever?

- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: Ugaaska Beesha Ceyr “Shirka Muqdisho ka socda anigu... LOL
Sxb dont know where you get your information from but If he did .. he would certainly have his expectations met.. even threw this hard time somalia is going threw.. 
Re: Ugaaska Beesha Ceyr “Shirka Muqdisho ka socda anigu... LOL
"maxaa yeelay Ceyr waxaa laga dhigay nin dhintay, nin dhaawacmay iyo nin cararay"
Loool. Thanks to Al Sheikh Indha Cadde Abu-Ceeroow and what he did
to innocent ppl for over 16 yrs .
Allah is caadil.
Loool. Thanks to Al Sheikh Indha Cadde Abu-Ceeroow and what he did
to innocent ppl for over 16 yrs .
Allah is caadil.
-
Lacageylacag
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2123
- Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
- Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.
Re: Ugaaska Beesha Ceyr “Shirka Muqdisho ka socda anigu... LOL
[quote="DawladSade"]did he expect habar gidir to stay in xamar forever?
[/quote]
Walle Habar Gidir waa rageedi.
They forced their opponents to cheer the Tigre from the sides.The only somali clan( with help from Wadaads of every clan) taking on Ethiopia.
One thing, no one will reape from where he did not sow. This is a Tigre project and the Dabadhilif will never benefit in a thousand years.
Walle Habar Gidir waa rageedi.
They forced their opponents to cheer the Tigre from the sides.The only somali clan( with help from Wadaads of every clan) taking on Ethiopia.
One thing, no one will reape from where he did not sow. This is a Tigre project and the Dabadhilif will never benefit in a thousand years.
Re: Ugaaska Beesha Ceyr “Shirka Muqdisho ka socda anigu... LOL
.......
Last edited by adanboy on Tue Aug 28, 2007 12:25 pm, edited 1 time in total.
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: Ugaaska Beesha Ceyr “Shirka Muqdisho ka socda anigu... LOL
adanboy... why u silent now?.. still waiting for the dacaayad nooh.. PM it.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 40 Replies
- 2962 Views
-
Last post by Voltage
-
- 13 Replies
- 1587 Views
-
Last post by Saladin
-
- 6 Replies
- 2359 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 0 Replies
- 331 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 1478 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 2 Replies
- 876 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 7 Replies
- 1594 Views
-
Last post by Voltage
-
- 14 Replies
- 1530 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier