Maxaa kala heysta Afguduud iyo Maleeshiyada beesha Sade

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Maxaa kala heysta Afguduud iyo Maleeshiyada beesha Sade

Post by DawladSade »

Maxaa kala heysta Afguduud iyo Maleeshiyada beesha Sade 08/25/2007

Kismaayo,Soomaaliya

Seddex iyo toban tiknikada dagaalka ah iyo gaadiid kale oo ay saran yihiin ciidamo xoogan ayaa ka ambabaxay magaalada Kismaayo shaleyto ayaa maantey soo gaarey degmada Baardheere ee Gobolka Gedo iyaggoo ku biiraya ciidamadii Col.Barre Hiiraale halkaasi u joogey.
Ciidaman iyo gaadiidkan dagaalka ah ee tiknikada ayaa waxaa hogaaminaya sarkaal sare oo ay ilmo adeer yihiin Barre Hiiraale oo lagu Magacaabo Maxamuud cali shire oo dowlada federaalka somaliyana ka haya jagada ah madaxa madaarka diyaaradaha ee kismaayo.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Ciidamadan ay xoojinayaan ciidamo kale oo ku sugan Baardheere si loo la socda dhaqdhaaqa Ciidan ee uu ka wado Col: C/risaaq Yuusf Maxamuud Afgaduud Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo daris la ah Baardheere.

Inkasta oo Xildhibaan Barre Hiiraale uu ku maqan yahay wadanka dibadiisa oo looga dabiibayo dhaawacii ka soo gaadhay qarax lala beegsaday dabayaaqadii Bishii Juun ayaa hadana waxaa Baardheere ku sugan maleeshiyooyin ku hubaysan baaburta dagaalka oo wali ka amarqaata uuna haatan Madax u yahay Kornayl lagu magacaabo Aaden Maxamed Wacays ( Koronto).

By,webmaster@codkawaamo.com
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Maxaa kala heysta Afguduud iyo Maleeshiyada beesha Sade

Post by AbdiWahab252 »

Quule is an addictive drug that must be stamped out Shocked
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Maxaa kala heysta Afguduud iyo Maleeshiyada beesha Sade

Post by The_Patriot »

Muriyaansade
I told you karbassh them wherever you find them Laughing
The best among them is the dead. Cool
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Maxaa kala heysta Afguduud iyo Maleeshiyada beesha Sade

Post by DawladSade »

he ran after he saw the teknikos comin to him, boosaaso buu gaaray Laughing Laughing Laughing


Boosaaso: Madaxweyne Cadde Muuse oo casho sharaf u sameeyay saraakiil uu horkacayo Col. C/risaaq Afgaduud
31. August 2007

APL

Boosaaso(AllPuntland)- Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Maxamuud Muse Xersi (Gen. Cadde) ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay xaruntiisa Madaxtooyada saraakiil uu horkacayo Taliyihii Guutada koowaad ee xoogga dalka Col. C/risaaq Afgaduud oo dhawaan halkaa booqasho ku tegay.

Kulanka ayaa waxaa goob joob ka ahaa wasiiro ka tirsan maamul goboleedka Puntaland kuwaasoo ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa sare u qaadida awooda ciidamada nabadgelyada gaar ahaan kuwa daraawiishta.

Ma cadda faah faahin intaa dheer oo ka soo baxday kulanka Madaxweynaha iyo saraakiisha balse warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Col. C/risaaq Afgaduud uu wado abaabul aruurin ciidan bacdamaa horay looga soo saaray deegaanka J/Hoose oo ay gacanta ku hayaan maliishiyo beeleed.

Dhinaca kale Madaxweyne Cadde Muuse ayaa la filayaa inuu u ambabaxo dalka Jarmalka iyadoo la sheegay inuu safarkiisa la xiriiro dhinaca caafimaadka halkaasoo kal hore horay ugu tegay arimo caafimaad.

Cali Muxiyaddiin Cali
AllPuntland, Muqdisho
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Maxaa kala heysta Afguduud iyo Maleeshiyada beesha Sade

Post by paidmonk »

Why the hell would anyone hold a dinner for the retard Futoguduud?

They need to send Mr. Ina Libaax San Ka Taabte to Kismayo. Cool
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Maxaa kala heysta Afguduud iyo Maleeshiyada beesha Sade

Post by COSTA »

[quote="paidmonk"]

They need to send Mr. Ina Libaax San Ka Taabte to Kismayo. Cool[/quote]

We dont have anything against Mareexaan its your war dhabayaco Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”