Ciidamada ammaanka ee degmada Caabduwaaq oo qabqabtay burcad
Ciidamada ammaanka ee degmada Caabduwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay ilaa iyo 18 nin oo burcad hubaysan ah kuwaas oo ka qawlaysan jirey waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa magaaladaas.
Ciidamada ammaanka ayaa sheegay in raggan lagu tuhunsan yahay qof lagu diley baabuur ku sii jeedey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, sidoo kalena loo tirinayo in ay ka dambeeyeen 4 qof oo rakaab ahaa oo lagu diley baabuur ka baxay magaalada Caabudwaaq oo jidka loo galay.
Tallaabada ciidamada ammaanka ayaa jawaab u ah xaalado amni xumo oo soo food saaray gobolka Galgaduud toddobaadyadii la soo dhaafay
Cabdi-Jamaal Macallin
SBC Caabudwaaq
AbudWaq police hunt down hutu Habargidir Isbaaro
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
Alta Vista [Bot2]
- SomaliNetizen

- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 30 Replies
- 1834 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 7 Replies
- 746 Views
-
Last post by snoop12
-
- 1 Replies
- 445 Views
-
Last post by michael_ital
-
- 0 Replies
- 346 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 1 Replies
- 489 Views
-
Last post by sexy-kitten
-
- 0 Replies
- 628 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 13 Replies
- 932 Views
-
Last post by snoop12
-
- 0 Replies
- 283 Views
-
Last post by CoolPoisons