shirkii beenta aha

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

shirkii beenta aha

Post by wadaniweyn1 »

Shirkii beenta ahaa (gabay by Maxamed Xirsi)


SHIRKII BEENTA AHAA (Maanso)

isla maalintii ay soo shaacbaxday in shirkii Xamar ku soo dhammaatay
natiijo la´aan. Waxa jiray gabay hore oo uu Maxamed Xirsi ku sii saadaaliyey
natiijada shirkaas. Gabayga hore ka fiiri tusaale ahaan:
http://www.somalita lk.com/2007/ jun/01jun107. html.

Wuxu yidhi:
Shirkii beenta ahaa
Saw wax baaba´ay maaha?
Intii aanu bilaaban
Bil horteed warkan sheegay Laughing
Sow buruuf hadda maaha? ( Laughing

Waxay baaq daldaleen
Ama buunan tumeen
Ama maal bixiyeen
Hal bacaad lagu maalay
Iyo boodh la afuufay
Sow bulshooy lama moodo?
Raggii baadilka doortee
Xaqqa beeca yar siistay
maanta baylah aduunyiyo
boori sow kuma taallo?
Biidhi qaate hungoobiyo
Naag busaaradi haysiyo
Wixii buuryaqab gaalo
laga buuxshay garaashka
Wax miyey bedeleen?
Mise Baaderigiibaa
Bartuu doonayey gaadhoo
Baahidiisi dhammaatay?
Maxaa beeso qasaartay
Maxaa duul sharaf belay
Muxuu gaal balagtii leh
Birmad doolar keenayoo
Lagu boobay qallaylka
Maxaa baalashleyaaliyo
Jirri qaad u basaastay
Inta daar laga buuxshay
Bogga laysugu saaray
Beel ayey metelaan.
Fa nacuudu billaahi
Bilaash-xayte hallaabiyo
Bakhti-hiigyada leexday
Ee gumayste bahaystay
Maxamed Xirsi Guuleed
abdibashir@hotmail. com

Peace and Prosperity = Nabad iyo Caano!
Victory and Freedom = Guul iyo Gobanimo!
All the praises and thanks be to Allaah = Illaahbaa Mahad iyo amaanba leh


haaruun88@yahoo.com
musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

Re: shirkii beenta aha

Post by musika man »

^^^^

another camel focker and his tribal poem.
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: shirkii beenta aha

Post by wadaniweyn1 »

^^^ hooyada wase ee stfu , your the tribal motha fukka loogu sheekeyey shir baa
dhacay and abaha ina yey baa lasoo doortay Laughing Laughing there was no shir and no
one was chosen hooyada iyo hooyadeed ba wase .
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”