Cadde oo ku daaley Madaxweynanimada
10 Sep 10, 2007 - 3:14:04 PM
Madaxweynaha DGPL, Gen cadde Muuse, oo waraysi Axadii (Sept 9, 2007) siiyey idaacadda Codka Maraykanka isagoo joogey Dubai, ayaa la weydiiyey in uu madaxweynanimada ku daalay, waxana uu ku jawaabey: "haddaan runta kuu sheego wax lagu ordo ma aha, waana dhib aad iyo aad u badan oo farabadan, maanta waxaan jiraa 70, waa waqtigii aan nasan lahaa, laakiin waxbaan qabtay, waxaas waxaan rabaa teeramkayga marka aan gaaro in aan wadan kayga wax u qabto, markaasna waan ka tashan doonaa, laakiin anigu waan daaley, runtaa weeye.."
Waxa kale oo uu cadde Muuse ka hadlay:
Sharciga Batroolka ee horyaal Baarlamaanka DFKMG, oo uu ka yiri: sharci gardarro ah qaadan meyno... waxaan u jeednaa danta Puntland in ay ku jirto in sharcigaasi (batroolka) uusan marin (hirgelin).
Arrinta Gobolka la baxay Maakhir (DGM) waxa uu Cadde ka yiri: Waxaa arrintaas wata hal nin oo shaqo doon ah... "Maamul ma jiro, waa iska hadal, hal qof ayaa samaystay, waxaas waxba kama jiraan, Sanaag waxa uu ka tisan yahay Puntland.... Hadda ayaan tegeyaa oo ku soo wareegayaa...
Garowe Online
Sanaag waxa uu ka tirsan yahay Puntland.... - Cadde Muse
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1892 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 24 Replies
- 4310 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 12 Replies
- 1110 Views
-
Last post by halfoshalfom-614
-
- 28 Replies
- 2221 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 0 Replies
- 470 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 1458 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 26 Replies
- 5593 Views
-
Last post by Xplosive