Asmara
Ururkii lagu dhisaayey Asmara ayna dhisayeen kooxaha sida weyn uga soo horjeeda ciidamada Itoobiya ayaa galabta qeyb saday gola dhexe oo ka kooban dhamaan garabaha halkaasi ku shiraayey iyadoona golaha uu noqonaayo 151 mudane iyadoona sidaan ay u qeybsadeen Ururadii ka qeyb galay
1 maxakamada Islaamiga (ICU) waxaa la siiyey 68 Mudane
2, Barlamaanka Xorta(Free and independent MPs)ah 40 Mudan
3.Qurba jooga Soomaaliyeed Diaspora Somalis) 25 Mudane
4 Bulshadda Rayidka (Civil society)10 Muidane
5. Siyaasiyiintii hore ee Soomaalida ayaa la siiyey (Somali veteran Politicians) 8 Mudane
Isku dar waa 151 Mudane oo noqonaayo Gola dhexe oo u dhigma barlamaan ,waxaana caawa la dooranayaa 1 gudoomiye iyo labadiisa ku xigeen iyo hal xogeen
Shirka oo lagu wado in maalinta bari ah la soo gabangabeen doona sida ay sheegayaan wararka ugu danbeyey ee aan caawa ka helnay
Who you think will be the head of the military wing?
