Soo jiidasho Maalgelin Warshada Sibirka Deg. Baardheere ee Gobolka Gedo
Ku: Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka dibadiisa.
Dhamaan dadka ay warqadani ku socoto waxaan idinku wargelinayaa,dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee Jecel wadanka iyo kheyraadkiisa inaanu doonayno in aanu idiin soo gudbino macluumaad ku saabsan soo jiidasho maalgelin Warshada Sibirka (Shamiindada) ee Deg.Baardheere. Ka dib daraasadahii la sameeyey xilligii Dowladii hore ee Soomaaliya,ayna wadajir u sameeyeen Wasaaradihii hore ee Qorshaynta Qaranka iyo Horomarinta Dooxada Jubba iyo shirkadii wadey sahanka baarista Kheyraadka sida GTZ iyo Jaamacada WINCINSON ee USA ayna ku cadeeyeen in la helay keyd kheyraad Shamiindo ee Deg. Baardheere, taasoo waxsoosaarkeedu ugu dambeentii looqorsheeyey Warshad Sibir ah in laga dhiso Deg.Baardheere.
Faahfaahinta warbixinta xogtaas waxaad ka heli kartaan Reporka laga qorey ee lakala yiraahdo (masterplan report) oo ay qortey hay, adda GTZ iyoWQQ, HDJ, iyo midka kale ee ayqortey Jaamacada WINCINSON ee la yiraahdo(JESS REPORT).
Hadaba waxaanu dib u abaabulnay sahamo iyo xog ururin ku saabsan qorshaha dhisida warshada iyo dhamaan xogaha la xariira kheyraadka kale ee la heli karo,iyadoo weliba la heli karo sahankaasi lagu muujiyey sawiro laga qaadey goobahaasi. Waxaan dhamaan cid kasta oo soomaaliyeed ama shisheeyaha ee danaynaysa in ay maalgelin ku sameeyaan soo saarida sibirkaasi ku wargelinaynaa in dadka deegaanku uu daneynayo ,soona dhaweynaynayo higelinta mashruucaasi oo ay u arkaan muhiimad dhaqaale oo u soo kordhi doonto shacabka soomaaliyeed.
Ugu dambeentii waxaan idinku boorinynaa inaad u howlgashaan taabagelinta sidii loo soosaari lahaa warshada Sibirka, maalgelina aad u raadisaan.
Wada Xiriir wacan.
Waxii faah-faahin ah kala xariira soo jeediyayasha fikirka ee kala ah: Xilldhibaan :.Maxamed Jaamac Labaaale Tel:002521-5869623 Dr.C/naasir Cusmaan Cilmi(Zope) Tel:002521-5810130.
Axmed Cumar Saalixi, Bardhere/Somalia.
Allgedo News Media Network
New plans to fix up the Cement Factory of Baardheere.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
New plans to fix up the Cement Factory of Baardheere.
Last edited by DawladSade on Fri Sep 14, 2007 2:08 pm, edited 1 time in total.
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super

- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: New plans to make Cement Factory of Baardheere.

I see big competition between Bardhere Vs Beled Hawa for importance.
I might give Beled Hawa the edge still because of the commerce. Lakin Bardhere's much safer.
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: New plans to make Cement Factory of Baardheere.
Baardheere seems to be the site of the new university, this development work, and many others but Beled-Xaawo will always control Somali Kenya and southern Ethiopia-Somalia trade and that is why it will be a big economic trading city in the future. 

Re: New plans to make Cement Factory of Baardheere.
I can't read Somali well, but how much is this cement factory suppose to cost? And where is the limestone for the factory coming from? Just curious.
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: New plans to make Cement Factory of Baardheere.
Ican NGO's will be the biggest source of funding but Somali cooperation is needed to tie in the loose ends. As for the limestone, if you knew the geography of Gedo you would not ask that question. Gedo is the home of ancient pleistocene limestone. Infact this cement factory is not a new thing but already existed under the previous government. This area was chosen because of this reason.
And old geologic survey in the blog.
http://marehansade.blogspot.com/2007/07 ... aland.html
And old geologic survey in the blog.
http://marehansade.blogspot.com/2007/07 ... aland.html
Re: New plans to fix up the Cement Factory of Baardheere.
Dawladsade
I figured their was limestone in Gedo region, but I was not sure whether their was active mining of limestone. Also was not aware of cement plant in the south, I've read about the plant in berbera built before the civil war. But good to know.
Anyways, good luck to bardheere.

-
James Dahl
- SomaliNet Super

- Posts: 5212
- Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
- Location: Vancouver, British Columbia, Canada
- Contact:
Re: New plans to fix up the Cement Factory of Baardheere.
Somalia needs cement to repair the country's roads.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 398 Views
-
Last post by Wareer
-
- 26 Replies
- 2460 Views
-
Last post by Landerious
-
- 19 Replies
- 2112 Views
-
Last post by Chinese Racing Pig
-
- 6 Replies
- 1322 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 7 Replies
- 1317 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 3 Replies
- 847 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 1 Replies
- 850 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 16 Replies
- 2089 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 1193 Views
-
Last post by LoveandLight
-
- 11 Replies
- 2126 Views
-
Last post by xiimaaya