BREAKING NEWS Somaliland oo la wareegtay Abeesaaloow
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
BREAKING NEWS Somaliland oo la wareegtay Abeesaaloow
War deg dega:Ciidamada Somaliland oo la wareegay gacan ku heynta degaanka Abeesaaloow
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: BREAKING NEWS Somaliland oo la wareegtay Abeesaaloow
where da heck is abeesaaloow dammmn somalia is too big everyday i hear new village name

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS Somaliland oo la wareegtay Abeesaaloow
[quote="ciyaal_warta"]where da heck is abeesaaloow dammmn somalia is too big everyday i hear new village name
[/quote]
i dont know where it is
waagacusub wrote it
is abeesaalow near to lascaanod???
i dont know where it is
waagacusub wrote it
is abeesaalow near to lascaanod???
- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super

- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: BREAKING NEWS Somaliland oo la wareegtay Abeesaaloow
the time has come to secure the borders
with dhulos blood

with dhulos blood
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: BREAKING NEWS Somaliland oo la wareegtay Abeesaaloow
Re: BREAKING NEWS Somaliland oo la wareegtay Abeesaaloow
[quote="ciyaal_warta"]:lol:
why did u report a village dat u dont even know man u are dammn crazy walah
[/quote]
*
Abeesaaloow doesn't exist
Thats why there 1 liner news "article" doesnt make any sense.

- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
Re: BREAKING NEWS Somaliland oo la wareegtay Abeesaaloow
[quote]Abeesaaloow [/quote]
cajiib iga dheh

cajiib iga dheh
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: BREAKING NEWS Somaliland oo la wareegtay Abeesaaloow
[quote="Executive"][quote="ciyaal_warta"]:lol:
why did u report a village dat u dont even know man u are dammn crazy walah
[/quote]
*
Abeesaaloow doesn't exist
Thats why there 1 liner news "article" doesnt make any sense.[/quote]
saaas i dheh i was like wtf abeesaaalooow neh makuu dhineed

- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: BREAKING NEWS Somaliland oo la wareegtay Abeesaaloow
Abeesalow does exist and it was a camp near Las Anod where the Pland troops were stationed. According to the reports, the SL army seems to be in control of that as well as some portions of Las Anod. Recent reports indicate that Pland is preparing counter attacks from the area they lost yesterday to Somaliland. However the question that still lingers in everybody's mind is can Pland do anything since it has no sufficient amount of man power, because of the number of troops they have commited to Muqdisho? I think not. Because Somaliland is in full strength and Pland seems to be short handed.
From Waagacusub:
Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland oo dagaal culus foodda is daray
JEDDAH. Isniin 17 September 2007, Waagacusub.com
Wararka inaga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland uu ka dhacay degaanka Aricaddeeye ee magaalada Laascaanood, halkaasoo ay isku hor fadhiyeen ciidamada labada dhinac.
Magaalada Laascaanood ayaa laga maqlayaa madaafiicda culus oo ay labada ciidan isweydaarsanayaan, iyadoo dagaal xooggan uu u dhexeeyo labada ciidan ee Somaliland iyo Puntland.
Sida warku sheegayo ciidamada Somaliland ee ku sugnaa aaga Waqdari ayaa u soo ruqaansaday dhinaca Koonfureed ee Koontoroolka magaalada Laascaanood halkaasoo ay ku sugnaayeen ciidamada maamulka Puntland, waxaana la sheegay in iska horimaad uu labada dhinac ka dhex dhashay, iyagoo is adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan.
Iska horimaadkan oo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay ayaa haddana wararku sheegayaan in dagaal goos goos ah oo xalay labada ciidan dhex maray uu ku dhintay hal askari, mid kalena uu ku dhaawacmay, iyadoo aan la sheegin askariga dhintay dhinaca uu ka tirsanaa, halka askariga dhaawacmay la sheegay in ciidamada maamulka Puntland uu ka tirsan yahay.
Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka bilowday rasaas ay marka hore soo fureen koox dhalinyaro ah oo taageersan maamulka Somaliland oo ciidamada maamulka Puntland weerar gaadmo ah ku qaaday, halka ciidamada Puntland ay iyaguna rasaas ku jawaabeen, waxaana sidoo kale la sheegayaa in ciidamada Puntland ay aroortii hore ee saakay rasaas la beegsadeen qaar ka mid ah ilaalada Taliyaha ciidamada Somaliland xilli ay ku sii jeedeen dhinaca ciidankooda degan yahay ee duleedka magaalada Laascaanood, taasoo keentay in ciidamadii Somaliland u ruqaansadaan halka fariisinka u ah ciidamada Puntland kadibna ay halkaa isku fara saareen labada ciidan.
Dhinaca kale waxaa la sheegayaa in Ciidamo kala taageersan maamullada Puntland iyo Somaliland ee isku horfadhiya [b][u]DEEGAANKA ABEESALAY ee [/u][/b]Aricaddeeye dhowr maalmood ka hor ay isku garaaceen Madaafiicda lidka Diyaaradaha, hase ahaatee wax dhibaato ah ma aysan gaysan Madaafiicda ay isweydaarsadeen, waxaana cabsi weyn laga muujinayaa in ciidamada aagaas ku sugan dagaal foodda is daraan

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 10 Views
-
Last post by MinionsJSL
-
- 2 Replies
- 2161 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 7 Replies
- 953 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 5 Replies
- 883 Views
-
Last post by lander24
-
- 8 Replies
- 1581 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 14 Replies
- 2120 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 24 Replies
- 1539 Views
-
Last post by Newboy
-
- 7 Replies
- 991 Views
-
Last post by xamari_gash
-
- 1 Replies
- 466 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 7 Replies
- 1088 Views
-
Last post by Mizzy_Flame