why's somaliland silent. only puntland's talking.
Ciidamada Somaliland oo dagaalkii caawa looga dilay Shan askari Baabuurta dagaalkana looga gubay.
Laascaanood Wednesday, September 19, 2007
Xayeysiis
Dagaalkii maqribnimadii ka dhex qarxay ciidamada Somaliland iyo Puntland ayaa imminka lagu soo warramayaa inuu qaboobay kaddib markii qoraxda ay dhacday, iyadoo dagaalkaas ciidamada Somaliland looga dilay Shan askari logana dhaawacay Toddoba kale waxaana sidoo kale ciidamada Somaliland dagaalkii caawa looga gubay laba gaari oo kuwa dagaalka ah.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland laga qabsaday fariisinkii ay hore u joogeen ee deegaanka Abeesaney ee duleedka Aricaddeeye iyadoo ciidamada dib looga durjiyey goobihii ay hore ugu sugnaayeen.
Taliyaha ciidamada daraawiishta gobolka Sool G/sare Siciid Axmed Maxamed ayaa sheegay in gobolka uu galay xaalad dagaal waxa uuna sheegay inay u diyaar garoobeen sidii ay isaga difaaci lahaayeen ciidamada Somaliland eek u soo gardarooday.
Ciidamada Puntland ayaa dagaalkii maqribkii ka dhacay duleedka Arri caddeeye waxaa uga dhaawacmay laba askari oo dhaawac fudud ah sida uu sheegay taliyaha ciidamada daraawiishta gobolka Sool Saciid Axmed iyadoo imminka ay labada dhinac ay wadaan abaabul xoogan iyo isku hub urursi.
Maamulka Somaliland ayaa dhinacooda wax war ah ka soo saarin qasaaraha soo gaaray iyo xaaladda dagaalka maqribnimadii caawa ka dhex qarxay fariisimadii ay isku hor fadhiyeen ciidamadooda iyo kuwa Puntland.
Magaalada Laacsaanood oo imminka xaaladeeda ay degan tahay ayaa hadana waxaa dadka deegaanka ay kuu sheegayaan inay diyaar u yihiin inay iska difaacaan ciidamada Somaliland waxaana magaalada Laascaanood caawa laga dareemayaa abaabul ciidan iyo dhiilo colaadeed.
Dhinaca kale, magaalada Laascaanood iyo agagaaraheeda ayaa caawa waxaa ka da’ay roob aad u xoog badan kaas oo saameyn balaaran ku yeeshay dagaaladii halkaa maqribkii ka dhacay iyadoo roobkana uu ilaa iyo imminka ka soconaya magaalada laascaanood iyo hareeraheeda.
Cakaarra.com
Laascaanood
puntland sais it killed 5 somaliland askar and burned 2 tikn
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: puntland sais it killed 5 somaliland askar and burned 2 tikn
This has nothing to do with Somaliland
Waa dagaal labo nin oo dhulbahante warlords ah
Xaabsade iyo ina Af-Qudhac
Waa dagaal labo nin oo dhulbahante warlords ah
Xaabsade iyo ina Af-Qudhac
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: puntland sais it killed 5 somaliland askar and burned 2 tikn
haa but some dhulbahanta support somaliland kuwa kalena puntland
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: puntland sais it killed 5 somaliland askar and burned 2 tikn
[quote="Hiiraan boy"]why's somaliland silent. only puntland's talking.
Ciidamada Somaliland oo dagaalkii caawa looga dilay Shan askari Baabuurta dagaalkana looga gubay.
Laascaanood Wednesday, September 19, 2007
Xayeysiis
Dagaalkii maqribnimadii ka dhex qarxay ciidamada Somaliland iyo Puntland ayaa imminka lagu soo warramayaa inuu qaboobay kaddib markii qoraxda ay dhacday, iyadoo dagaalkaas ciidamada Somaliland looga dilay Shan askari logana dhaawacay Toddoba kale waxaana sidoo kale ciidamada Somaliland dagaalkii caawa looga gubay laba gaari oo kuwa dagaalka ah.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland laga qabsaday fariisinkii ay hore u joogeen ee deegaanka Abeesaney ee duleedka Aricaddeeye iyadoo ciidamada dib looga durjiyey goobihii ay hore ugu sugnaayeen.
Taliyaha ciidamada daraawiishta gobolka Sool G/sare Siciid Axmed Maxamed ayaa sheegay in gobolka uu galay xaalad dagaal waxa uuna sheegay inay u diyaar garoobeen sidii ay isaga difaaci lahaayeen ciidamada Somaliland eek u soo gardarooday.
Ciidamada Puntland ayaa dagaalkii maqribkii ka dhacay duleedka Arri caddeeye waxaa uga dhaawacmay laba askari oo dhaawac fudud ah sida uu sheegay taliyaha ciidamada daraawiishta gobolka Sool Saciid Axmed iyadoo imminka ay labada dhinac ay wadaan abaabul xoogan iyo isku hub urursi.
Maamulka Somaliland ayaa dhinacooda wax war ah ka soo saarin qasaaraha soo gaaray iyo xaaladda dagaalka maqribnimadii caawa ka dhex qarxay fariisimadii ay isku hor fadhiyeen ciidamadooda iyo kuwa Puntland.
Magaalada Laacsaanood oo imminka xaaladeeda ay degan tahay ayaa hadana waxaa dadka deegaanka ay kuu sheegayaan inay diyaar u yihiin inay iska difaacaan ciidamada Somaliland waxaana magaalada Laascaanood caawa laga dareemayaa abaabul ciidan iyo dhiilo colaadeed.
Dhinaca kale, magaalada Laascaanood iyo agagaaraheeda ayaa caawa waxaa ka da’ay roob aad u xoog badan kaas oo saameyn balaaran ku yeeshay dagaaladii halkaa maqribkii ka dhacay iyadoo roobkana uu ilaa iyo imminka ka soconaya magaalada laascaanood iyo hareeraheeda.
Cakaarra.com
Laascaanood[/quote]
wa fararakh hiiraan boi
read this
Iska Hor imaad ka dhacay Gudaha laascaanod Galabta iyo khasaare ba,an oo loo geystay maleeshiyada Majeerteeniya
--------------------------------------------------------------------------------
(maleehiyada majeerteeniaya oo khasare ba,an loogeystay)
hadhwanaag 2007-09-19 (Hadhwanaagnews) Laascaanood(HWN) Dagaal qadhaadh oo laysku adeegsaday hubka noocyadisa culus ayaa galabta ka dhacay magaalada Laascaanod ee xarunta gobolka sool.
Dagaalkas oo u dhaxeeya maleeshiyo Beeleed ka arimisa qayb ka mida magaalada iyo maleeshiyada maamul goboleedka Majeeteeniya.
Dagaalkaas galabta waxa maleeshiyada maamulka majeerteeniya laga gubay gaadiid iyadoo askarna laga laayay dhaawacyana loo geystay, goob joogayaal degen magaalada Laascaanod ayaa shabakada Hadhwanaag u xaqiijiyay in maleeshiyada majeerteenka ay maleeshiyidaa ku sugnaa magaalada ay weerar kusoo qaaden isla mar ahaantaasna loogeystay khasaaare xoogan,
Maleeshiyada majeeteeniya markii laga awood roonaaday gudaha magaalada ayay rasaas usoo rideen dhinaca fadhiisimaha ciidanka Qaranka Somaliland ,
Saarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Qaranka ee jiida hore ayaa Hadhwanaag usheegay in markii maleeshiyadu xabado ku rideen xagooda ay iyana ugu jawaabo rasaas xoogan ilaa ay iska carareen Sarkaalkaasi waxa uu intaas ku daray in markii laga soo eryaday Gudaha magaalada Laascaanood ay usoo yaaceen dhanka ciidanka somalialnd si loo yidhaahdo waxa dagaalamaaya ciidamada labada Maamul ayuu yidhi sarkaalkaas
Inkastoo dagaal galabta uu ahaa mid xoogan hadana maleeshiyo Beeleed ka arimisa gudaha laascaanood waa qaar u habayan sida ciidamda qalabka sida oo kale iyado ay marar badan ciidada majeetteeniya weerar ku soo qaadeen hadana halkaasi ay kaga fureen gaadid iyagoo khasaarooyin ba,ana ugeystay
Maleeshiyada ka talisa magaalada laascaanood waxay guud ahaan la wareegeen kaantaroolada koonfurta iyo ilo dhaqaale oo mihiima oo kuyaala magaalada.,
Isku soo wada duuduboo xaalada magaalada laascaanood ayaa ah mid cakiran iyadoo ay magaalaa ka muuqato saansaan colaadeed lagana yaabo in dagaal xoogani ka dhaco magaalada maalmahaa fooda inagu soo haya
C/salan ilkacase
Hadhwanaagnews.com
Ilkacase1@hotmail.com

- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: puntland sais it killed 5 somaliland askar and burned 2 tikn
War Deg Deg ah:- Dagaal lagu Hoobtay oo ilaa iyo Haatan ka socoda Jiida Hore ee Magaalada Adhicadeeye ee Gobolka Sool
Laas-caanood:- Warar Goos goosa oo aanu ka helayno Magaalada Laascaamood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxay Tibaaxayaan in Bacda Salaadii Maqrib ka Dib ay Dagaal Farah lagaga Gubtay iskaga horyimaadeen Ciidamo kala Taabsan Maamulka Puntland iyo kan S/land ee isku hor fadhiya Jiida Hore Tuulada Adhicadeeye.
War Bixintu waxay intaas ku daraysaa in uu ilaa iyo haatan Dagaakaasi socodo iyadoo labada Dhinacba ay isu adeeg sanayaan Hubka Noocyadiisa kala Duwan, waxana Hugunka Rasaasta laga Maqlayaa meelo aad u Durusgan.
Dad Reer Guuraa ah oo ku aga dhaw Goobta uu Dagaalkaasi ka dhacay ayaa waxay sheegayaan in Dagaalkaasi uu Yahay mid aad u daran kaas oo ay ku telmaameen Hubka Laysu adeeg sanayo oo ah kan Culculus, Dadkaasi waxay kaloo sheegeen in ay arkeen ilaa 6- Askari oo ka tirsan Dhanka Mamaulka S/land oo la sido kuwaas oo ay haleeshay rasaastii lays waydaarsanayay in kastoo aan la xaqiijin karin Xalaadooda waxay markaas ku sugnayd.
In kas too aan la ogaan karin Khasaaraha Dhabta ah ee Dagaalkaas hadan waxa jira in dhanka Maamulka Puntland uu sheeganayo in ku gacan sareeyo Dalkaas oo ka qabsaday Maamulka S/land ilaa 3- Gaadhi oo ah Nooca Dagaalka.
Dhanka kal waxa jira Xiisada Colaadeed oo laga Dareemayo Gudaha Magaalada Laas-caanood iyadoo aad wadooyinka ku arkayso Gawaadhida Dagaalka oo si xawli ah u Maraya Jidadka Magaalada kuwaas oo ay ku gaashaaman yihiin Hub iyo Ciidan aad u farabadan, wararka qaar ayaa iyana sheegaya in xagaa iyo Caasimada Puntland ee Garoowe ay ka soo boqooleen Gurmada aad u farabadan kuwaas oo ku soo Fooli goobta uu Dagaalkaasi ka socdo.
Lama yaqaan Sabata dhalisay Dagaalkaas haatan Curtay Balse Qoloba qolada kale ay ku eedaynaysaa in Gar darada leeyiihiin oo ay iyagu weerarka ku horeeyeen.
Wixii Warkaas ku soo kordha Hamoogaan Source LaasqorayNet-
Jaamac Ayaan Feyte
LaasqorayNet- Bosaaso

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: puntland sais it killed 5 somaliland askar and burned 2 tikn
[quote="Fale"]This has nothing to do with Somaliland
Waa dagaal labo nin oo dhulbahante warlords ah
Xaabsade iyo ina Af-Qudhac[/quote]
Thanks. Now I know what the helll is going on.
Waa dagaal labo nin oo dhulbahante warlords ah
Xaabsade iyo ina Af-Qudhac[/quote]
Thanks. Now I know what the helll is going on.
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: puntland sais it killed 5 somaliland askar and burned 2 tikn
Dhaga Dont believe them the bahararsame/dhulbahante militia wanted pay back on something that happened before but the war is somaliland vs puntland and also the dhulbahante garaad who is bahararsame has cursed/habaar them if they dont stop and they were taken by their families.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: puntland sais it killed 5 somaliland askar and burned 2 tikn
BABY,
Lets be honest for a minute. There is no significant number of Puntland militia left in Mahjeerteeniya. The majority of the daraawiish forces are in Xamar supporting xabashis to massacre poor Somalis in Mogadishu. What you see in Las Caanood is a conflict among Dhulo. Of course these groups have fundamental political differences but this conflict has nothing to do with Somaliland and it shouldn’t be concerning Putland either. No Somaliland army was deployed to Las Caanood.
LOL@ the habaar...like that shyt gonna work.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 876 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 0 Replies
- 233 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 503 Views
-
Last post by kcolbdgabaartii
-
- 23 Replies
- 816 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 601 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 403 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 21 Replies
- 1307 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 12 Replies
- 1845 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 34 Replies
- 2284 Views
-
Last post by Nubis