SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by DawladSade »

War deg deg ah: Khasaarihii soo gaarey ciidamada Somaliland ka soo gaarey....

Waxaa isa soo taraya khasaaraha uu keenay dagaalkii shaley dhexmarey ciidamada Puntland iyo maamulka Somaliland, iyadoo khasaraha soo gaarey dhanka ciidamada Somaliland saacadihii ugu dambeeyey ay ka soo baxayaan warar dheeraad ah oo faahfaahsan.

Dad xog ogaal ah oo ka gaabsadey in magacooda saxaafada laga sheego sababo dhanka amaanka ah oo ku sugan degmada Caynaba ee Gobolka Togdheer ayaa u xaqiijiyey SBC in afar askari oo ka mid ahaa ciidamadii Somaliland ee shaley dagaalka la galey ciidamada Puntland lagu aasey magaalada Caynaba.

Dadkan xog ogaalka ahi waxay tibaaxeen in sidoo kale 7 askari oo kale oo ka mid ahaa ciidamada Somaliland oo dhaawac uu ka soo gaarey dagaalkaasi loo gudbiyey magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.

Dagaalkii shaley ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee dhexmarey ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland wuxuu maanta saameyn weyn ku yeeshey dhaqdhaqaaqa gaadiidka ee Gobolada Sool, Togdheer iyo Cayn, waxaana gabi ahaanba istaagay gaadiidkii isaga kala gooshi jirey goboladaasi.

Xaaladaha deegaanadii shaley dagaaladu ka dhaceen ayaa wali kacsan iyadoo laga cabsi qabo in dagaaladu mar kale halkoodii ka soo socdaan, maadaama aanay jirin cid ilaa iyo haatan u istaagtey sidii colaada ka soo cusboonaatey deegaankaasi loo joojin lahaa.

SBC News Desk
Ghetto_Faarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1632
Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by Ghetto_Faarax »

YEA RIGHT...
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by LiQaaye_TDH »

Caynabo in Togdheer region Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing its like Saying Berbera in Sanaag District Laughing Laughing Laughing
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by Phd in naago kudis »

talkin about made up stories by the sade believer Laughing Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by DawladSade »

Blitzkrieg kulul baa lagu qaaday malaysiyada naflayda aheed ee Iddoor Laughing Laughing Laughing
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by The_Emperior5 »

CAYNABO IN TOGDHEER Laughing Laughing

WAR HABARSADE YAA GEEYE GEDO
Fale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Fri Oct 13, 2006 7:45 pm
Location: Guriga

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by Fale »

Dirta Waqooyi dagaal si caadi miyeey usoo gashay ??
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by DawladSade »

Fale, habarahi dagaal bay damceen lakin dharbaaxo kulul baa lagala hor tagay Laughing Laughing
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by BABYGIRL123 »

caynaba is near tooghdheer it doesnt matter were it is but the dead was reported even before this report dont ever mess with d-block and the cammander of the puntland military went to lasanod to defeat the northern animals.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by The_Emperior5 »

[quote="DawladSade"]Fale, habarahi dagaal bay damceen lakin dharbaaxo kulul baa lagala hor tagay Laughing Laughing[/quote]


TALLOW HABARYACQUUB IYO HABARSADE DHANKA HABARKHALID MA SOO GALLEEN Laughing
X-unit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 914
Joined: Sat Mar 31, 2007 2:31 pm
Location: Beledweyne

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by X-unit »

[quote="DawladSade"]Blitzkrieg kulul baa lagu qaaday malaysiyada naflayda aheed ee Iddoor Laughing Laughing Laughing[/quote]

ooh plz what do a bunch of villegers with spears know about Blitzkrieg....
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by Phd in naago kudis »

babygirl

how many dhulos have perished? Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Fale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Fri Oct 13, 2006 7:45 pm
Location: Guriga

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by Fale »

[quote="DawladSade"]Fale, habarahi dagaal bay damceen lakin dharbaaxo kulul baa lagala hor tagay Laughing Laughing[/quote]


DS, Madaxweynaha iyo isku-duwaha beesha Dirta Waqooyi Mr. Daahir Riyoole wali ma ka hadlay arintaan ??
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by DawladSade »

[quote="X-unit"][quote="DawladSade"]Blitzkrieg kulul baa lagu qaaday malaysiyada naflayda aheed ee Iddoor Laughing Laughing Laughing[/quote]

ooh plz what do a bunch of villegers with spears know about Blitzkrieg....[/quote]


Xawaadle baa tahay, iska aamus Laughing Laughing
X-unit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 914
Joined: Sat Mar 31, 2007 2:31 pm
Location: Beledweyne

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED

Post by X-unit »

[quote="DawladSade"][quote="X-unit"][quote="DawladSade"]Blitzkrieg kulul baa lagu qaaday malaysiyada naflayda aheed ee Iddoor Laughing Laughing Laughing[/quote]

ooh plz what do a bunch of villegers with spears know about Blitzkrieg....[/quote]


Xawaadle baa tahay, iska aamus Laughing Laughing[/quote]

If I was ya I won't be messing with Somalilanders...those folks don't play around...they killed each other over wheat...qamadi...u think in oo nii naxayaan.... Shocked
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”