What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by DawladSade »

Jubba Valley Alliance

1.Gudoonka sare
2. Golaha Hogaaminta
3. Taliska Ciidamada
4. Maamulka Degmada.
5. Guddiga samafalka
6. Maamulka Dekada




1.Gudoonka Sare.

Waxaa uu ka kooban yahay afar xubnood waa ragga ugu sareeya Dhinaca fulinta ee isbahaysiga dooxada jubba, ka sokow Talada hogaaminta waxaa ay leeyihiin Go,aanada rasmiga ah ee Isbahaysiga dooxada jubba, inkastoo maanta aysan muuqan in ragoo dhan ay kuwada shaqayn hadana nin kasta waxaa uu leeyahay Shaqo u gaar ah oo lagu qadariyo.

a)Col: Barre Aaden Shire (Hiiraale) Gudoomiye= Mareexaan/Reer Diini/Reer Kooshin
b)Yuusuf Mire Maxamuud ( seeraar) Gudoomiye ku xigeenka Dhaqaalaha= Cayr/ Yabar dhawrlakace
c)C/raxmaan xaaji Axmed( waldiire)Gudoomiye ku xigeenka Arimaha bulshada= Ogaadeen/reer Cabdille.
d)Cabdi Maxamed Maxamuud( Yeey) Gudoomiye ku xigeenka arimaha Ciidamada= Harti/ Dhulbahante


2. Golaha Hogaaminta.

Golahaan waa kullanka talada isbahaysiga dooxada jubba iyo Barta laga hogaamiyo siyaasada isbahaysiga dooxada jubba, Xubnaha gudoonka sare waxaa ay golaha hogaaminta uga warbixiyaan waxqabadkooda iyo waxyaabha horyaala isbahaysiga. Tira ahaan golahaan waxaa uu hada gaarayaa 40 xubnood. Maalin kastana waa uu sii kordhayaa ragga ku jirana waxaa ay u badan yihiin kuwa beelaha Hogaamiya ee Hadana aan ka marnayn arimaha maleeshiyada.


Golaha hogaaminta ee isbahaysiga dooxada jubba waxaa uu leeyahay guddiyo qaabilsan arimaha deg deg ah ee ka bata Gudoonka sare ee Isbahaysiga dooxada jubba dad badan ayaase ku taama in loo badalo gole sharci dajin lana kordhiyo tiradiisa iyo tayadiisa.


Golaha hogaaminta waxaa uu u dhisan yahay sidatan.
a)Generaal Axmed Warsame Maxamed Gudoomiye = Mareexaan/ Celi
b)Col: Barre Aaden shire( Hiraale) Gudoomiye ku xigeenka 1aad Mareexaan/ Reer Diini/koshin
c)Bille Cabdulle Cabdi, Gudoomiye Ku xigeenka 2aad= Mareexaan/ Reer Xasan
d)Col: Aaden Maxamed wacays( Koronto)- Gudoomiyaha Guddiga Difaaca= Mareexaan/ wagardhac/Cumardheer.
e)Yaasiin Nuur Gaas( indhoraadeer)-Gudoomoyaha Guddiga dhaqaalaha= Mareexaan/ Reer Diini/ Reer Dalal.
f)Xareed Cali durdur Gudoomiyaha guddiga Siyaasada= Mareexaan/ Reer Xasan
g)Deeq Caabi Xasan xoghayaha guud ee Golaha Hogaaminta= Mareexaan/erer Diini/Reer dalal


3.Taliska Ciidamada isbahaysiga dooxada jubba

Taliska Ciidamada isbahaysiga dooxada jubba waxaa uu soo maray isbadaloo kala duwan oo waafaqsan isbadalada habka jabhadeed ee isbahaysiga dooxada jubba Maanta saraakiisha taliska ama ragga ugu sareeya waa sidatan

a)Maxamed Rooble Jimcaale( goobaale) taliyaha Ciidamada= Cayr/ cabsiiye/ Xasan leey
b) C/laahi sheikh ismaacil( fartaag) Abaanduulaha Ciidamada= Mareexaan/ Reer Diini/ Reer Ugas sharmarke.
c)Col: Ismaaciil Khaliif shire Taliyaha Ciidamada Badda= Mareexaan/ Reer Diini/ Reer Siyaad.
d)C/laahi M Maxamed-Aar( Fanax) Taliyaha Ciidamada Ammaanka= Mareexaan/Reer Diini/Reer siyaad.
e)Cabaas Ibraahim Gureey Taliyaha Ciidanka garoonka= Mareexaan Talxe
f)Maxamed Cadow Cali( sanka) afhayenka Ciidamada= Mareexaan/ Reer Diini/ Reer Ugas Sharmarke
Taliska Ciidamada waxaa kale oo uu leeyahay taliyeyaasha Guutooyinka iyo kuwa talisyada.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by Hiiraan boy »

where's gaaljecel and digil mirifle
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by DawladSade »

No Digle and Mirifle, Gaaljecel iyo qolooyinka kale heer degmo bay ahaayeen
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by Luq_Ganane »

Wow, I saw my Uncle (distant)"C/laahi sheikh ismaacil( fartaag)". Dawlad, what is Col Fartag up to these days?

Also where the heck was Xiddig in there? Raggedi waaye nin kaas up
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by DawladSade »

This is Col Barre Hiiraale, Deeq Caabi, and the dhullo co-chairman of the JVA col yeey in Eldoret

http://www.somaliatalk.com/eldoret/ibra ... _small.jpg
Last edited by DawladSade on Thu Sep 20, 2007 11:18 pm, edited 1 time in total.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by DawladSade »

[quote="Luq_Ganane"]Wow, I saw my Uncle (distant)"C/laahi sheikh ismaacil( fartaag)". Dawlad, what is Col Fartag up to these days?

Also where the heck was Xiddig in there? Raggedi waaye nin kaas up[/quote]


Xiddge was part of Jubbaland building, he is goin to be the Vice-President of Jubbaland State
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by Luq_Ganane »

What part of Absame is he?
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by DawladSade »

Cawlyahan. Cool
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by new-york23 »

kkkkkkkkkkkkkkk i must admit i like you guys..lakiin qosol baad igu disheen. Laughing

ma booski dabyacadaa gasheen mise anaa mooday/

faanka cida laguma ogeen,intaasna waa iga kaftan Very Happy

kismayo ragnimaa ku qabsateen taas waan idin siiyey,lakiin jubaland ragi absame miyeey dhinteen soo wali ma noola?
mise jubalandta la sheego waa kismayo? Laughing Laughing
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by Somalian_Boqor »

We destroyed the JVA Laughing
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by new-york23 »

[quote="DawladSade"]Cawlyahan. Cool[/quote]

Laughing Laughing thank god kuwi kale ma aha yaah Cool
User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by Advocatar »

Jubbaland 4 beesha sade
Puntland 4 LL and Harti
Ogadenia&NFD 4 absame

meesha halaga kala seexdo.
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by new-york23 »

[quote="Advocatar"]Jubbaland 4 beesha sade
Puntland 4 LL and Harti
Ogadenia&NFD 4 absame

meesha halaga kala seexdo.[/quote]

ugaas ii wran?

wali manooshahay? walee sidi awoowgaa sade wali waad too taagantahay Laughing Laughing Laughing

jubbland aan qeybsano ma xuma lakiin gedo wax ma iga siin? Cool
User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by Advocatar »

how does bardheera sound?


teeda kale, like the cad-cad people say "waa la faayaa nooh". Laughing
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: What clans were part of the old Jubba Valley Alliance?

Post by new-york23 »

[quote="Advocatar"]how does bardheera sound?


teeda kale, like the cad-cad people say "waa la faayaa nooh". Laughing[/quote]

Laughing Laughing war bardheere waan kula dagaa magaalo kale i sii awoowga lagubyee Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”