Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by Hiiraan boy »

Ciidamada itoobiya oo La wareegay saldhigii Booliska Buuhoodle ee ay gaadiidkii la qabtay yaaleen
Friday, 21 September 2007

iyadoo ay goor dhoweyd buuhoodle soo gaadheen Ciidamo dheeraada oo itoobiyaan ah oo ka yimid dhinaca wardheer ayaa waxa ay hadda si rasmi ah ciidamadaasi uga soo gudbeen Xuduuda waxana ay gudaha u soo galeen badhtamaha magaalada buuhoodle iyagoo la wareegay saldhigii Booliska Buuhoodle oo ay ku xidhnaayeen nimankii & gaadiidkii xalay lagu qabtay Buuhoodle.



ciidamada itoobiyaanka oo ku qalabaysan gawaadhida dagaalka ayaa Xoog kula wareegay saldhigaasi waxaana meesha ka baxay ciidankii Booliska ee halkaas ka hawlgeli jiray.

dadweyne aad u badan oo diidan in ciidamada itoobiya ay qaataan raga halkaas ku xidhnaa lana wareegaan gaadiidkooda ayaa buux dhaafiyey hareeraha saldhigaasi waxaana socota xaalad fowdo ah oo buuq & sawaxan leh.

illaa hadda ciidamada itoobiyaanku lama bixin ragii iyo gaadiidkii saldhigaasi ku jiray, inkastoo ay gacanta si buuxda ugu hayaan saldhigaasi.

buuhoodlemedia.com
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by Hiiraan boy »

fuking snitchers

this dhalinyaro from somaliland wanted to go to muqdisho to fight against gumeysi xabashi and dhulbahanta snitched on them
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by JeyR »

come on, dhuloos did not snitch them, they have a right to stop any iligal staff. Puntland is the one who call Ethopians, and dhuloos are actually saying we are not handing over those guys to the ethopians. get straight dog....
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by Executive »

[quote="Hiiraan boy"]fuking snitchers

this dhalinyaro from somaliland wanted to go to muqdisho to fight against gumeysi xabashi and dhulbahanta snitched on them[/quote]

They were not from Somaliland, they where from konfuur, Puntland have been doing this since UIC, They even do that on dhulbahante teenager, hence why Ethiopia has threatened dhullos before


"waxaana wata dhalinyaro reer koonfureed ah,"
http://buuhoodlemedia.com/joomla/index. ... &Itemid=26
Last edited by Executive on Fri Sep 21, 2007 9:13 am, edited 1 time in total.
User avatar
biko
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9077
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: just right the corner.

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by biko »

lets face it, dhulos sold their soul to the xabashis.


from darwiish to dabadhilif!

the Sayid would turne in his grave if he knew whats going on...
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by Executive »

^^ What dhullos are you talking about?
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by JeyR »

Yo all hater for dhuloos, dhuloos has dignity that no other tribe has when it comes to defending somalia, so all the hater get a life guys...
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by The_Emperior5 »

what do expect

ps sayidkii siigeyste his son was in emperor sellesie goverment so waa iska caadii

wa darawiish xabashiyeed Laughing
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by BABYGIRL123 »

They Are Police Men And Even Stop Dhulbahante Trouble Makers,Puntland Ordered The Police To Hand Them Over But The Cheifs And Elders Said No They Should Be In Somali Hands And Should Be Sent To Garowe The Ethiopians Invaded Buhoodle And Want To Take Them By Force But The People Of Buuhodle Are Refusing.
User avatar
biko
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9077
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: just right the corner.

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by biko »

^^astakhfurulah! thats a lie as the Sayid never did the five knuckle shuffle.
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by Koronto91 »

Emperior,

Why would you say lies about a man who died decades ago? Specially in Ramadan of all times? War isku xishoo, xishoodka Alle kaa qaadyee!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by The_Emperior5 »

ma sayidkii siigeyste allaab nin uun buu ka gabye jiiray ahahhaa Laughing
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by Koronto91 »

Emperior,

The only reason you talk that way of the Mujaahid is because he whopped your grandfathers who were servants to the English, then you turn out around & accuse him of the same lies the English fabricated about him.

I guess if you don't have any morals, then its easy to believe a gaal that is enslaving you, than a Somali that is trying to set you free!
User avatar
biko
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9077
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: just right the corner.

Re: Ciidamada itoobiya oo La wareegay Buuhoodle

Post by biko »

The_Emperior5

let the man rest in peace.


no somali women will ever give birth to the likes of the Sayid.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”