somaliland sends gurmad from berbera. 1 tikniko in crash.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

somaliland sends gurmad from berbera. 1 tikniko in crash.

Post by Hiiraan boy »

Gaari Tikniko ah oo Ku rogmaday wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera

21 Sep 07 (Xogta.com) - Gaadhi noocisu yahay Land Cruiser oo ka mid ah Gaadiidka Tiknikada JS oo uu ku rakiban yahay qoriga loo yaqaan BM 12 dhuumood ah ayaa shalay ku rogmaday wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera.

Gaadhigan oo ka mid ah Kolonyo Gawaadhida dagaalka ah oo gurmad ugu socday aaga hore ee sool ayaa rogmaday kadib markuu taayirka dambe u baxay.

Hal Askari ayaa ku geeryooday seddex kalena way ku dhaawacmayn shilka baabuur, iyadoo seddexda dhaawaca ah labo ka mid ah xaaladoodu halis tahay halka dirawalku uu isagu dhaawac fudud qabo. Gaadhiga shilka galay iyo ciidanka saarnaba waxay ka tirsan yihin guutada madaafiicda Ciidanka JSL oo fadhigoodu yahay taliska guud ee Hargeysa.

Alle ha u naxariiste Askariga Geeryooday oo magaciisu yahay Marxuum Cabdi Maxamed Ilka Weyn (Cabdi dheere ) ayaa la filaya in maanta lagu aaso xabaalaha qaranka ee magaalada Hargeysa.

Abdikarim Fiiri
Xogta.com
Email: shaami2u@hotmail.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”