Garbahaarey(AllPuntland)- Munaasabad ballaaran oo lagu furayey shirweyne ay ka soo qeybgalayaan dhamaan qeybaha bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, siyaasiyiin , oday dhaqameedyo, xildhibaano iyo waxgarad badan ayaa maanta ka furmay magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo.
Shirweynahan oo maamul cusub loogu dhisayo gobolka Gedo ayaa waxaa la filayaa in lagu qabto doorasho loo gelayo guddoomiyaha gobolka kaasoo ay horay isugu qabsadeen mas’uul ay dowladda u soo magacowday xili hore iyo mid loo soo magacaabay xiliga xaaladda deg dega.
Md. Aadan Axmed Ow-Xersi oo si KMG ah u sii haya xilka Guddoomiyaha ayaa shirka ka sheegay in uu ku qanacsan yahay natiijada ka soo baxda doorashada dhawaan dhici doonta.
“Hadii ley doorto waa sidaan doonayey hadii cid kale ay iga guuleysatana waxaan idiin ballan qaadayaa in aan la shaqeyn doono oo uusan khilaaf danbe jireyn” ayuu yiri Md. Ow-Xersi, Xildhibaan Xasan Cabdi Xiirey oo isna halkaasi ka hadlay ayaa ku booriyay siyaasiyiinta in lag agudbay xiligii qabiilka la isku qabsan jiray loona gudbay xiliga is kooxeysiga tartanka Dimoqraadiga kaaso lagu kala baxayo.
Shirka maanta ka furmay gobolka Gedo ayaa hadii lagu guuleysto oo maamul cusub loogu dhiso gobolkaasi uu noqonayaa kii sadaxaad ee ay sameystaan dadka deegaanka oo ah mid raali ay isugu yihiin oo ay iyagu soo doortaan.
Cali Muxiyaddiin Cali
AllPuntland, Muqdisho
Shir weyne maamul lagu dhisayo oo ka furmay Gobolka Gedo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Shir weyne maamul lagu dhisayo oo ka furmay Gobolka Gedo
Let's have the vote!! 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 652 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 1 Replies
- 480 Views
-
Last post by zingii
-
- 7 Replies
- 733 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 6 Replies
- 1102 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 0 Replies
- 327 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 15 Replies
- 1171 Views
-
Last post by Afri_Somali
-
- 5 Replies
- 750 Views
-
Last post by new-york24
-
- 2 Replies
- 7195 Views
-
Last post by GeoSeven