War deg deg ah: dagaal qaraar oo Caawa dhax maray ilaalo kala taabacsan Madaxweyne C/llaahi yuusuf iyo R/wasaara geedi 24 Sep 2007
Posted to the Web 24 Sep 07, 21:01
iyadoo Maalmahaanba ay soo xoogaysanayeen khilaafka u dhexeeyo R/wasaaraha dowlada Federaalka soomaaliya Cali Maxmed Geedi iyo Madaxweyne C/llaahi yuusuf Axmed ayay caawa dagaalameen ilaalo ka kala tiran Ciidamda Cali geedi iyo kuwa Madaxweyne C/llaahi yuusuf.
dagaal qaraar ayaa caawa ku dhax maray Wadada Wadanaha ee magaalada Muqdisho, Maleeshiyaad ilaala u kala ah R/wsaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi iyo madxweyne C/llaahi yuusuf, dagaalka oo ahaa mid aan in badan socon ayaa laysku adeegsaday hubka waawayn iyo Madaafiic waloow markii dambe uu joogsday.
daryanka rasaasta iyo Madaafiicda ayaa caawa laga maqlay Wadda Aadan Cadde ilaa iyo xarunta Madaxtooyda Villa Soomaaliya ,xiriiro aan lasamaynay Mas'uuliyiinta dowlada Federaalka soomaaliya ayay ka gaabsadeen in ay ka hadlaan dagaalka Caawa dhax maray labada Ciidan ee kala taabacsan Cali geedi iyo C/llaahi yuusuf balse waxay qireen in uu dagaal dhacay.
Ilo Wareedyo ay heshay Shabakadda wararka Cadaado.com ayaa sheegay in ay kala shakiyeen labada Ciidan islamarkaana ay sidaas ku dagaalameen Maadaama uu jiro khilaaf baaxadleh oo u dhexeeyo madaxweyne C/llaahi yuusuf Axmed iyo R/wasaara geedi arrintan ayaa ku soo beegmayso xili Maanta baarlamaanka soomaaliya ay baydhabo uga yeereen Madxweyne Yuusuf iyo Cali geedi wixi ku soo kordha dib ayaan ka soo sheegi doonaa.
Waasuge Muqdisho xafiiska Wararka
BREAKING NEWS bodyguards of GEDI and CAASHO YUSUF clash
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: BREAKING NEWS bodyguards of GEDI and CAASHO YUSUF clash
I wish Mohamed Dheere keeps his cool.

- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: BREAKING NEWS bodyguards of GEDI and CAASHO YUSUF clash
This is so embarassing but than again what aspect of Somali politics is not a BIG FAT JOKE. Carry on I say and till you all kill each other to extinction.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: BREAKING NEWS bodyguards of GEDI and CAASHO YUSUF clash
Ismahan,
What negative vibes.
What negative vibes.
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: BREAKING NEWS bodyguards of GEDI and CAASHO YUSUF clash
[quote="AbdiWahab252"]Ismahan,
What negative vibes.[/quote]
It is the TRUTH aboowe.
What negative vibes.[/quote]
It is the TRUTH aboowe.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1020 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 21 Replies
- 10377 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 45 Replies
- 3650 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 1 Replies
- 340 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 19 Replies
- 1197 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 0 Replies
- 554 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 10 Replies
- 844 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 17 Replies
- 998 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 0 Replies
- 461 Views
-
Last post by Suldaan_JC
-
- 22 Replies
- 1698 Views
-
Last post by shidow1