Qorshihii Ethiopia ee hub ka dhigista Madaxda Dowladda oo hir galay (Col. Yusuf oo hubkiisa shalay wareejiyay iyo Gedi oo shuruud ku xiray hub uu ku wareejiyo Ethiopia)
Iyadoo sida uu qorshuhu yahay Hub ka dhigis xoog leh la doonayo in lagu sameeyo Madaxda DKMG Soomaaliya, ayaa Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu shalay markii ugu horeysay gawaari dagaal ku wareejiyey Ciidamada Ethiopia.
Ilaa 25-Gawaarida Dagaalka ah iyo ciidamadooda ayaa la xaqiijinayaa in Madaxweynaha Dowladda KMG Col. Yuusuf uu gacanta u galiyey Ciidamada Ethiopia ee ku sugan Caasimadda, sida ay sheegayaan ilo wareed lagu kalsoon yahay oo ku dhow dhow xarunta Madaxtooyada.
Ciidamadan oo ah kuwii ugu horeeyey ee lagu wareejiyo Ethiopia ayaa sida uu qorshuhu yahay waxaa dib loogu celin doonaa tababar muddo sanad ah lagu siin doono xerooyin aan la carabaabin.
Tallaabadan Hub wareejinta ayaa waxa ay qeyb ka tahay qorshaha hubka looga dhigayo Madaxda DKMG ka dib markii uu hareeyey khilaafkii ugu xooganaa abid Col. Yuusuf iyo R/wasaarihiisa Cali Maxamed Geeddi, taasoo aaqirkii laga casbsaday in Labada Mas'uul uu dhex maro gacan ka hadal.
Hase ahaatee Ra'iisul Wasaare Geeddi ayaa ilo muhim ah oo ku dhow dhow waxa ay xaqiijinayaan inuu shuruud adag ku xiray wareejinta Hubkiisa, isagoo Ethiopia u sheegay in hadii ay doonayso in ay talaabooyinkeeda u hagaagaan ay marka hore hubka ka dhigto Maamul Gobaleedka Puntland ee uu Col. Yusuf heyb ahaan kasoo jeedo.
Si kastaba qorshahan hubka dhigiska madaxda Dowladda Federaalka ayaa ah mid ah Ethiopia ku doonayso in ay ilaa 10,000 oo askari kula wareegto gacan ku haynta Caasimadda, iyadoo taasina ay walaac hor leh oo aad u daran ay ku beertay shacabka tirada yar ee wali ku harsan Magaalada kuwaasi oo aan garaneyn meel ay maciin-bidaan maanta oo ay afka saaraan.
BREAKING NEWS CASHO YUSUF DISARMED OF 25 TIKNIKO
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS CASHO YUSUF DISARMED OF 25 TIKNIKO
GEDI FANAX's SMART
HE STILL GOT 50 TIKNIKO
HE STILL GOT 50 TIKNIKO
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: BREAKING NEWS CASHO YUSUF DISARMED OF 25 TIKNIKO
HiiraanBoy,
Good morning, adeer.
This is a TRICK to disarm Ghedi before he is fired on October 12th.
Maxamed Dheere and Ghedi have been buying up weapons to fight Afbiijo.
Good morning, adeer.
This is a TRICK to disarm Ghedi before he is fired on October 12th.
Maxamed Dheere and Ghedi have been buying up weapons to fight Afbiijo.
- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 851 Views
-
Last post by Ayub21
-
- 15 Replies
- 1014 Views
-
Last post by Elan Morin Tedronai
-
- 4 Replies
- 868 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 61 Replies
- 404 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 4 Replies
- 640 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 469 Views
-
Last post by Shirib
-
- 21 Replies
- 10386 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 44 Replies
- 2655 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 722 Views
-
Last post by fagash_killer