Isaaq Biixi arrests the Ogaden warlord Cabdi Mahdi.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Isaaq Biixi arrests the Ogaden warlord Cabdi Mahdi.

Post by DawladSade »

So sad for him, he supported Afgaduud under TFG just to defeat mareexaan in kismaayo and when that didn't work turned over to the maxkamado left overs, all to fight mareexaan and now he gets arrested by TFG defense minister, a man of the people he tried to fight against

arrest the former SPM warlord :lol: :lol:


Abaanduulihii Xooga Dalka Soomaaliyeed Gen Cabdi Mahdi oo lagu xiray xarunta Madaxtooyada.(Ujedada oo faafaahsan)


Warar aanu ka helney illo lagu kalsoonyahay ayaa u xaqiijiyay shabakada wararka camrooyin.com in maalintii labaad uu maanta xabsiga xarunta Madaxtooyada ku xiran yahay abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed General cabdi Mahdi Cabdi salaan.
Wasiirka gaashaan dhigga dowlada federalka Soomalaiya C/rizaaq Isaaq Biixi ayaa wararku ay sheegayaan in uu amar ku bixiyay soo xiritaanka abanduulahan kaddib markii la helay cadeymo buuxa oo ku aadan in uu wada shaqeyn la leeyahay kooxaha dowalad diidka ah ee qaska ka wada dhamaan gobolada Jubooyinka .

Gen: Cabdi Mahdi ayaa la helay cadeymo muujinaya in uu wada shaqeyn sidoo kale la leeyahay kooxaha maxkamdaha islaamka sheegta,gaar ahaana in uu si weyn ugu xiran yahay hoggamiyaha argagixisada ee lagu magacaabo Sh Xasan al Turki.

Bilihii aanu soo dhaafnay ayaa saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay soo gudbinayen cabasho ka dhan ah Generalka,kuwasoo sheegayay in ay hataan tallaabooyin la aqrisan karo oo muujinaya hoosaasin uu ciidanka dowlada u hoosasinayo dagaalyahanada weerarrada argagixisanimo sameeya.

Saraakiil kale oo dowladda Soomalaiya ciidankeeda ka tisan kuna sugan goballada Jubbooyinka ayaa iyaguna soo gudbiyay cadeymo arrinkan ku aadan iyo waliba cabashadooda ka dhanka ah abaanduulahan oo ay sheegeen in loo hayo war bixinno lagu kalsoonaankaro oo ku aadan in uu kuxiran yahay argagixisada Soomaliya.

Waxa kaloo jirta in Generalku uu shir qool dil ah u dhigay mid ka mdia maamulayaasha Gobalka Shabeelada hoose,hase ahaate uu masuulkaasi ka badbaaday isku daygaa la doonayay in lagu dilo.

iskusoo wada duuboo Abaanduulaha xoogga dalka Gen Cabdi Mahdi waxaa haatan lagu xirey oo loo heestaa dagaalkii ugu danbeeyey oo lagu diley Coll Xiirey iyo sadex askari oo ilaaladiisa ahaa,markii ay kooxaha qaran diidku ku weerareen agagarka jaamacadd Mqudisho.

Abaanduulaha ayaa la xaqiijiyay in ciidankii halkaasi fadhigoodu ahaa uu gabi ahaanba si lama filaan ah uga saarey kuna amrey coll xiirey iyo 10 askari iyo hal baabuur oo tikniko ah in ay halkooda joogan, ayadoo ay jirto cabsi weyn oo fariisimaha jaamacada goor waliba ay suurto gal aheed in la soo weeraro.

Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Mqudisho.
Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com

http://www.carmooyin.com/News/modules.p ... =0&thold=0
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Isaaq Biixi arrests the Ogaden warlord Cabdi Mahdi.

Post by Sadaam_Mariixmaan »

fukk SPM

:lol: :lol: :lol: :lol:
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Isaaq Biixi arrests the Ogaden warlord Cabdi Mahdi.

Post by wadaniweyn1 »

fukk naagaha ethiopia ee issaq bixi and caasha yusuf :)
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Isaaq Biixi arrests the Ogaden warlord Cabdi Mahdi.

Post by Sadaam_Mariixmaan »

fukk the Dhulbahante naag, Axmed Dhulbahante-Seelku


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Isaaq Biixi arrests the Ogaden warlord Cabdi Mahdi.

Post by wadaniweyn1 »

^^ why you insulting dhulmahante ? :? ma hooyada bay wasseen ? :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”