Cawke leaves BBC Somali Section For VOA!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Cawke leaves BBC Somali Section For VOA!!!

Post by Somalian_Boqor »

Wariye Axmed Xasan Sh.Suufi (Cawke) " Waxaan dareemaa inaan imid Idaacad Xor ah oo dhaxdhaxaad ah , halka aan horey u joogay Idaacad laga sheego waxa uu jecelyahay Shaqsi cadifi ah "

Kadib markii uu wariye Axmed Xasan "Cawke" oo ka mid ahaa lafdhabarada Idaacada BBC oo si toos ah ugu biiray Idaacada Codka Mareykanka ku hadasha qeybta Afka Somalia ayaa xalay Wareysi ay Idaacada VOD la yeelatay markii uu galay Studiyaha

Ayaa waxaa marka hore la weydiiyey sababaha uu u doortay ku soo biritaanka Idaacadaan iyo sababaha uu uga soo tagay Idaacadii uu joogay waxaana uu yiri .


" Idaacadii aan ka soo tagay waxaan dareemaayey in aanay ahayn mid xor ah oo uu wariyuhu sheegi karaa wax walbaa oo xaqiiq ah oo uu helaaa marka laga reebo in wariyaha uu sheego Siyaasada Shaqsi sida uu yiri oo la dareemi karay in uu ula jeeday Yuusuf Garaad oo hada Idaacada ku maamula Siyaasada uu aaminsanyahay ee Qaran-diidka ahi "

Wariye Axmed Xasan "Cawke" ayaa wareysigiisa waxa uu kaloo ku sheegay in uu dhigi doono wacdare Xirfadeed oo qarsaneyey xiligii aan joogay Idaacada,waxaana jeclahay taagerayasheeda in ay arki doonaan karti fara badan oo muujiyaa.

Mar wax laga weeydiiyey sababaha uu ugu daahay hadiibu uu aaminsanaa in meesha aan xor la ahayn waxa uu yiri .

" Waxaan Aaminsanaa mar walbaa in la furi doona Idaacad Af Somali ku hadashaa oo la tartantaa tan BBCda hadana waa ay furantay oo waakan aan wada joognaa ragii cuslaa oo dadku ay ku yaqaneyn xirfad Saxaafadnimo" Ayuu yiri Wariye Axmed Xasan Cawke oo hadalkiisa sii wataa.

Wariye Axmed Xasan "Cawke" ayaa noqonaya wariyihii 4-aad ee ku biira idaacada VODa ee BBCda uga tagaa dhaqanka guracan ee Yuusuf Garaad ku maamulaa BBCda,waxaana horey u tagay C/Salaan Hareeri o ahaa War aqriye ay ad u jecelyihin dhagaystayaasha Somalida iyo C/Raxmaan Yabarow oo isna ahaa Barnaamij soo saare si weyn ay dhagaystayaasha uga dabadhaceen.

Intii uusan ka tagin Idaacada ayaa waxa horey u soo saadaliyey Kartooniste Amin Arts oo soo bandhigay isagoo u sii boorsa xixiranaya dhanka Washigton.

Waxaaan wali la si saadalinayaa in ay ka soo tagaan BBCda wariyayal uu ka midyahay Saciid Cali Muuse iyo kuwo kale oo si weyn u diidan sida looga soo horjeeda in xaqiiqda la sheegaa.

Ka tagitaanka wariyayashan Idaacada BBCiida ayaa dad badan oo Arimaha Saxaafada somalia u kuurgalaa ay rumeysanyihiin in ay keeneyso in ay BBCda oo awalaba weysay dhagaystayaal sababo Siyaasadaha gaarka ah ee ay daneyso ayaa hataan tani waxa ay noqneysaa mid ay si weyso,iyadoo hataan dhinaca kale u muuqata mid sii qoraneysa wariyaal Xirfad ahaan liita oo aan aqoon Aasaasi ah lahayn kuwaa soo tabaniya hadba waxa uu Yuusuf Garaad uga soo meeriyo London.

Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho.
Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Cawke leaves BBC Somali Section For VOA!!!

Post by Somalian_Boqor »

Another blow on Yusuf Garad's BBC: Laughing Laughing Laughing

This is great news indeed.

We are taking the power of the media from the hands of Hawiye they have done enough damage so far.

Who shut down shabelle.net bombed their stations, did the same to hornafrik they came on board cause they knew better. Who is next?

You can't have your media headquarters in Mogadishu and down play the TFG. Go viste Shabelle they haven't reported since the 18th. Laughing


VOA all the way...
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Cawke leaves BBC Somali Section For VOA!!!

Post by Phd in naago kudis »

cawke is a legengd

even though i never listin to the bbc

but i belief he is my tol Cool
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Cawke leaves BBC Somali Section For VOA!!!

Post by COSTA »

Yeah all the best journlists left BBC

1-Saciid Faarax
2-Nuur Shire Cismaan
3-Maxamed Cadoow.
4-Cabdi-Raxmaan Yabaroow
5-Cabdi-Salaan Hareeri

now its only Ceyr mafia who are in Bush house
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Cawke leaves BBC Somali Section For VOA!!!

Post by Somalian_Boqor »

cawke is a Legend he has been with the BBC for over 25 years. He rallied the 1977 war with Ethiopia. He went to the war zones and brought hope and victory to his listeners in Mogadishu.

This is the biggest Lose to the BBC. What on earth did Yusuf Garad do to lose such a Legend?

ps:Cawke is Isaaq with a Majeerteen wife.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Cawke leaves BBC Somali Section For VOA!!!

Post by Somalian_Boqor »

[quote="Somalian_Boqor"]Wariye Axmed Xasan Sh.Suufi (Cawke) " Waxaan dareemaa inaan imid Idaacad Xor ah oo dhaxdhaxaad ah , halka aan horey u joogay Idaacad laga sheego waxa uu jecelyahay Shaqsi cadifi ah "

Kadib markii uu wariye Axmed Xasan "Cawke" oo ka mid ahaa lafdhabarada Idaacada BBC oo si toos ah ugu biiray Idaacada Codka Mareykanka ku hadasha qeybta Afka Somalia ayaa xalay Wareysi ay Idaacada VOD la yeelatay markii uu galay Studiyaha

Ayaa waxaa marka hore la weydiiyey sababaha uu u doortay ku soo biritaanka Idaacadaan iyo sababaha uu uga soo tagay Idaacadii uu joogay waxaana uu yiri .


" Idaacadii aan ka soo tagay waxaan dareemaayey in aanay ahayn mid xor ah oo uu wariyuhu sheegi karaa wax walbaa oo xaqiiq ah oo uu helaaa marka laga reebo in wariyaha uu sheego Siyaasada Shaqsi sida uu yiri oo la dareemi karay in uu ula jeeday Yuusuf Garaad oo hada Idaacada ku maamula Siyaasada uu aaminsanyahay ee Qaran-diidka ahi "

Wariye Axmed Xasan "Cawke" ayaa wareysigiisa waxa uu kaloo ku sheegay in uu dhigi doono wacdare Xirfadeed oo qarsaneyey xiligii aan joogay Idaacada,waxaana jeclahay taagerayasheeda in ay arki doonaan karti fara badan oo muujiyaa.

Mar wax laga weeydiiyey sababaha uu ugu daahay hadiibu uu aaminsanaa in meesha aan xor la ahayn waxa uu yiri .

" Waxaan Aaminsanaa mar walbaa in la furi doona Idaacad Af Somali ku hadashaa oo la tartantaa tan BBCda hadana waa ay furantay oo waakan aan wada joognaa ragii cuslaa oo dadku ay ku yaqaneyn xirfad Saxaafadnimo" Ayuu yiri Wariye Axmed Xasan Cawke oo hadalkiisa sii wataa.

Wariye Axmed Xasan "Cawke" ayaa noqonaya wariyihii 4-aad ee ku biira idaacada VODa ee BBCda uga tagaa dhaqanka guracan ee Yuusuf Garaad ku maamulaa BBCda,waxaana horey u tagay C/Salaan Hareeri o ahaa War aqriye ay ad u jecelyihin dhagaystayaasha Somalida iyo C/Raxmaan Yabarow oo isna ahaa Barnaamij soo saare si weyn ay dhagaystayaasha uga dabadhaceen.

Intii uusan ka tagin Idaacada ayaa waxa horey u soo saadaliyey Kartooniste Amin Arts oo soo bandhigay isagoo u sii boorsa xixiranaya dhanka Washigton.

Waxaaan wali la si saadalinayaa in ay ka soo tagaan BBCda wariyayal uu ka midyahay Saciid Cali Muuse iyo kuwo kale oo si weyn u diidan sida looga soo horjeeda in xaqiiqda la sheegaa.

Ka tagitaanka wariyayashan Idaacada BBCiida ayaa dad badan oo Arimaha Saxaafada somalia u kuurgalaa ay rumeysanyihiin in ay keeneyso in ay BBCda oo awalaba weysay dhagaystayaal sababo Siyaasadaha gaarka ah ee ay daneyso ayaa hataan tani waxa ay noqneysaa mid ay si weyso,iyadoo hataan dhinaca kale u muuqata mid sii qoraneysa wariyaal Xirfad ahaan liita oo aan aqoon Aasaasi ah lahayn kuwaa soo tabaniya hadba waxa uu Yuusuf Garaad uga soo meeriyo London.

Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho.
Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com[/quote]
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”