BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
Ciidamada Puntland oo kabaxay laascaanood iyo shirar beesha dhulbahante udhantahay oo bilaabmay
Warkii 01-Oct-2007 iyo Qormadii: afnugaal
Wararkii udanbeeyey ayaa sheegaya in dagaalk kale oo aad u xoog badan oo hada ka qarxay abeesalay oo udhoow adhi-cadeeye dagaalkaas oo hada la isla marayo toga xargaga dagaalkaas oo ay hada dagaalamayaa ciidamada deegaanka ka dib markii ay baxeen ciidamadii puntland oo ay u kolonyeeysteen gawaadhidooda dhibaca garoowe ..
Sida uu hada ku soo waramayo Wariyaha afnugaal ee gobolka waxaa si toosa isutaagay dagaalkii saaka ka socday gudaha laascaanood ka dib markii ciidamada puntland ay isaga baxeen magaalada iyaga iyo gawaadhidoodii ..
Waxaana hada dagaal kii ugu ba'aan u uka socda meesha lagu magacaabo abeesalay oo ay ciidamada Somaliland iyo Puntland isku horfadhiyeen dagaalkaas oo sida naloo xaqiijiyey ay dagaalamayaan dadka deegaanku ka dib markii ay meesha ka baxday gawaadhidii dagaalka ee Puntland .
Dad hada ku sugan garoonka cabdi bille cabdi 3km dhinaca waqooyi ka xiga magaalada laascaanood ayaa noo xaqiijiyey in difaaca u horeeya ciidamada deegaanka iyo kuwa puntland ee iska caabinaya kuwa Somaliland ay hada ku sugan yihiin toga xargaga oo magaalada ujira qiyastii 12km ..
Dagaalka ayaa si xowli ah ku socda waxaana jira barakac dadwayne oo ka bilaabmay gudaha magaalada kaas aan jirin saaka markii dagaalka magaalada dhexdiisu socday.
Waxaa soo baxaya kalsooni daro aad uwayn oo laga qaaday ciidamada puntland ka dib markii ay isaga baxeen laascaanood taas oo sababtay in dadka deegaanu isku tashadaan, waxaana hada ka socota wada hadalo beeluhu udhan yihiin magaalada laascaanood wada hadalkaas oo looga tashanaya xaalada cusub ..
Dadka reer laascaanood oo saacado ka hor kala qaybsanaa ayaad mooda inay hada meela ka soo wada jeedaan waxaana la filayaa saacadaha soo socda in lagaadho talo dhulbahante oo la isku difaacayo ka dib markii ay meesha ka baxaday taageeradiii maamulka puntland
Ha moogaan wararka u danbeeyey laascaanood kala soco www.afnugaal.com
Info@afnugaal.com

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
U know we wiil prevail
next ramadaan wa inuu talleex
next ramadaan wa inuu talleex

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1223
- Joined: Mon Jul 30, 2007 11:34 am
- Location: YA MUMS YARD YA UNDERSTAND
Re: BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
Hiiraan boy
Do even know who are fighting?
Do even know who are fighting?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
he knows
darood versus isaaq
puntland versus somaliland
dhulbahante working for somaliland and dhulbahante working for puntiland
alla nimanka maxa waalay

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
[quote="The_Emperior5"]he knows
darood versus isaaq
puntland versus somaliland
alla nimanka maxa waalay[/quote]
Darood Vs Somaliland kulaha.
Beesha Issaq always try to make themselves feel big saying they're fighting all of Darood.
darood versus isaaq
puntland versus somaliland
alla nimanka maxa waalay[/quote]
Darood Vs Somaliland kulaha.

Beesha Issaq always try to make themselves feel big saying they're fighting all of Darood.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
daroodku soo mejeereen iyo hartii uun maha
ogaden they have bigger problems
merexaan soo kuwii habarsade iska noqday uu cayr iska noqday
laakin maanta tallada daroodku hartiii koombe koombe bay ka goo odaa
ogaden they have bigger problems
merexaan soo kuwii habarsade iska noqday uu cayr iska noqday
laakin maanta tallada daroodku hartiii koombe koombe bay ka goo odaa
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
[quote="Luq_Ganane"][quote="The_Emperior5"]he knows
darood versus isaaq
puntland versus somaliland
alla nimanka maxa waalay[/quote]
Darood Vs Somaliland kulaha.
Beesha Issaq always try to make themselves feel big saying they're fighting all of Darood.[/quote]
ps i said darood versus isaaq
not darood versus somaliland
darood versus isaaq
puntland versus somaliland
alla nimanka maxa waalay[/quote]
Darood Vs Somaliland kulaha.

Beesha Issaq always try to make themselves feel big saying they're fighting all of Darood.[/quote]
ps i said darood versus isaaq
not darood versus somaliland
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
Emperior,
Waxaad ku hadlayso Ilahay uun ba yaqaan.

- halfoshalfom-614
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1218
- Joined: Fri May 18, 2007 3:05 pm
- Location: king of majeertenia.
Re: BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
[quote="The_Emperior5"][quote="Luq_Ganane"][quote="The_Emperior5"]he knows
darood versus isaaq
puntland versus somaliland
alla nimanka maxa waalay[/quote]
Darood Vs Somaliland kulaha.
Beesha Issaq always try to make themselves feel big saying they're fighting all of Darood.[/quote]
kani carabka buu layahay,
ps i said darood versus isaaq
not darood versus somaliland[/quote]

- Posts: 19
- Joined: Mon Oct 01, 2007 3:11 pm
Re: BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
isaaq too small to fight daarod cum on
its
puntland v somaliland
majority of dhulbahante V a small number of dhulbahante and somaliland
n plus da war has even started people so dnt get happy

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
They left Town in Diracs 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
gun baan ahay ganbo cad ayaan xiidhnahay iyo gar naagoodee
nothing has changed the past 150 years somaha
intu cali dhuux hadalka yidhii

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: BREAKING NEWS PUNTLAND+TFG DEFEATED BY SOMALILAND
The Majeertenia supporters in Lasscaanood placed alot of faith on the shoulders of the Majiraan rag tag militia to defend their city
Dagaalkii udhexeeyay Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo sii xoogaystay galabta iyo ciidamo Puntland ah oo kasoo baxay jiida hore.
(Laascaanod, Octobar 01, 2007, Ceegaag Online)
wararka laga helayo jiida hore ayaa waxay sheegayaan in uu halkiisii uu kasii socdo dagaalkii ugu xooga badnaa ee dhexmara ciidamada isku hor fadhiya mudada dheer halkaasi dagaalkan oo dhaliyay khasaare lixaad leh.
Dhawaaqa rasaasta ka dhacaysa qoryaha waa weyn iyo kuwa yar yar ayaa si xoogan looga maqlayaa gudaha magaalada laascaaanood iyadoo ay dadkuna siweyn uga kala yaaceen dhamaan wadooyinka waa weyn ee magaalada.
dhinaca kale ciidamo Puntland ah oo kasoo baxay jiida hore sababo aan lagaranayn ayaa waxay haatan dibloogu celyay goobaha dagaalka uu kajiro iyadoo ay waheliyaan ciidamo gurmad ah oo kayimi Gobolada Nugaal iyo Mudug
waxaa kaloo la,arkayay dadwayne aad uga cadhooday soo bixitaanka ciidamadan oo iyagu is,aabubalay una baxay dhinaca jiida hore
Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in aan waxba la isula harin madafiicdana si Talan taali ah la isu weydaarsanayo.
Nimco Xariir (Tusmo)
Laascaanod, Sool

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 687 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 22 Replies
- 2676 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 33 Replies
- 3675 Views
-
Last post by Niya
-
- 0 Replies
- 561 Views
-
Last post by Sanaagian
-
- 5 Replies
- 103 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 666 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 76 Replies
- 7501 Views
-
Last post by mahoka
-
- 14 Replies
- 2129 Views
-
Last post by Bermooda
-
- 15 Replies
- 2881 Views
-
Last post by AbdiCushite