http://www.shabelle.net/2007/october/n13313.htm
K/xigeenka xeer ilaaliyaha qaranka oo Muqdisho lagu dilay
Click here to find this article in English
Shabelle airs news in English
Mogadishu 05, Oct. 07 ( Sh.M.Network)- Alaha u naxariistee Marxuum C/qaadir Sheekh Max'ed (Aayatulaahi) oo ahaa K/xigeenkii xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta lagu dilay suuqa Bakaaraha isaga iyo nin ay wada socdeen.
Sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah, Xeer ilaaliyaha ayaa geeriyooday markii gaari uu watay ay bam gudaha u dhigeen teedana rasaas ka dhaceysa bustoolado ay dhinacyada kala dhaxeen kooxo hubeysan oo aan la garan.
Meydka Marxuumka ayaa muddo saacado ah dhex yiilay gaariga uu ku dhintey halkaasi oo dad raxan raxan u socda ay eegayeen, waxaana muddo saacado ah oo uu meyd ahaa hareerihiisa ka dhacayay rasaas iyo qaraxyo ay is weydaarsanayeen ciidamada dowladda booliska iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda.
Marxum Aaayatuulaahi ayaa meydkiisa waxaa galabta meesha ka qaaday dad ay ehel yihiin oo u soo gurmaday markii ay ka war heleen dhimashadiisa.
Marxuum C/qaadir Aayatulaahi ayaa ifka kaga tagay gabar uu dhalay iyo hooyadeed, waxaana uu ahaa 43 jir xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii hore ee Somalia.
Xilligii maamulka Militariga ayaa waxa uu guddoomiye Maxkamadeed ka soo noqday degmooyinka Cadaado, Balcad iyo Buulo Burde oo ka kala tirsan gobolada Sh/dhexe, Hiiraan iyo G/gaduud, waxaana jagada uu la dhintay oo kale uu ka hayay dowladdii KMG aheyd ee lagu soo dhisay Carte.
Dilka Mas'uulkaan ayaa ka mid ah dilal u muuqda kuwa qorsheysan oo lagu qaado saraakiisha dowladda KMG ah ee Somalia, iyadoo dialkaasi ay galaafteen xubno badan oo muhiim u ahaa habsami u socodka howlaha dowladda KMG ah
K/xigeenka xeer ilaaliyaha qaranka oo Muqdisho lagu dilay
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: K/xigeenka xeer ilaaliyaha qaranka oo Muqdisho lagu dilay
every1 works wif ethiopian troops deserves a death penalty

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 578 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 5 Replies
- 1286 Views
-
Last post by zumaale
-
- 1 Replies
- 1213 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 13 Replies
- 968 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 6 Replies
- 1052 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 1 Replies
- 496 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 16 Replies
- 1451 Views
-
Last post by Adali
-
- 0 Replies
- 492 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 509 Views
-
Last post by Hiiraan boy