Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Dr.Galbeyte.
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.

Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Post by Dr.Galbeyte. »

Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo loo magacaabay Afhayeenka Mujaahidiinta Muqdisho dagaalka kula jirto Ciidamada gumaysiga Itoobiya.
Oct,7,2007 www.Hobyoradio.com

Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo loo magacaabay Afhayeenka Mujaahidiinta Muqdisho dagaalka kula jirto Ciidamada gumaysiga Itoobiya.
Dagaal yahan Shiikh Mukhtaar rooboow Abuu-Mansuur oo kamid ahaa golihii Maxkamdaha Islaamka Soomaliya ee ka talin jiray dalka Soomaaliya islamarkaana nabad gelyo ku soo dabaalka geyiga Soomaaliya ayaa loo doortay in uu naqdo Afhayeenka Ururka Al-shabaab.

Bayaan ka soo baxay dagaal yahanada Ururka Islaamiga ah ee Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Afhayeenka Rasmiga ah ee Ururka Al-shabaab uu yahay Shiikh Mukhtaar rooboow Abuumansuur hada kadibna uu u hadli doono garabka Meleteri ee Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya ee dagaalka Jihaadka ah kula jiro Ciidamada gumaysiga Itoobiya ee ku soo duulay Soomaaliya.

Abuu Mansuur oo ah dagaalyahan geesi ah ayaa la filayaa in uu wax wayn ka bedelo ururka Al-shabaab oo maalmihii la soo dhaafay wacadaro ka dhigay magaalada Muqdisho kadib markii uu dagaal lagalay Ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo Maleeshiyada C/llaahi yuusuf ee dhar cagaarta loo yaqaan.

Dadka ka faaloodo Ururada Islaamka ayaa sheegayo in Shiikh Mukhtaar uu yahay hugaamiye daacad ah oo aamin san Jihaadka lagu qaado gaalada taana ay horseedi karto in xunimo lagaarsiiyo dalka Soomaaliya.

Muqdisho, Somalia

Halyay Soomaaliyeey Sheekh Shariif

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Post by Hiiraan boy »

hambalyo

but im losing hope in maxakiinta

1 month's gone and no war for dib u xoreynta dhulka soomaliya
User avatar
Dr.Galbeyte.
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.

Re: Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Post by Dr.Galbeyte. »

they will become useful... simmultanous attacks and you can count on them to do their part.. against Ethiopia.. then we'll lead them to ethiopia and let them to continue their war there while we start to rebuild our beloved country once and for all.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Post by DR-YALAXOOW »

al shabaab waxay u shaqeysaa dawlada ethiopia, qaasatan sirdoonka TIGREEGA ayey u adeegaan kooxdan majaaniinta ee la baxdey al shabaab.

al shabaab waa koox gacan ku dhiiglayaal ah,kuwaasoo dila dadka aan waxba galabsan sida dilkii waxuushnimada ahaa ee ay u geeysteen general jilicoow janadii allaha siiyee.

al shabaab inay sirdoonka tigreega u shaqeeyaan waxaa kuu cadeeynaya waxay qaadaceen shirkii asmara ee lagu mideeynaayey ururada xureynta somalia ee uu hogaaminayo mujaaahid madaxweyne al amiir sheekh shariif sheekh axmed.

al shabaab iyagoo u adeegaya cadawga tigreega ayey abuureen QILAAAF, in dadka la kala qeybiyo, dhabar jab lagu sameeyey halgamayaasha xurenta somalia.

al shabaab waxay dileeen.

dr ABDIQAADIR YAXYE janadii allaha siiyee.
general maxamed cali JANADII ALLAHA SIIYEE

GENERAL JILICOOW.

DHAMAANTOOD waxay ahaayeen dad muwaadiniin ah.

al shabaab al tuug haddii ay geesiyiin yihiin oo ay run sheegayaan maxay u DILI waayeen ABDULAAHI BIIJO. CALI GEEDI. MAXAMED DHEERE.. ABDI QEYRDIID. ABDI WAAL. BASHIR RAAGE. ABDIQAADIR BEEBE..

TUUGADAAS MAXAY U DILI WAAYEEN..

AL SHABAAB WAXAY DILAAN MAR WALIBA DAD AAN WAXBA GALABSAN, DHIIGOODA AYEY XALAASHADEEN, IYAGOON HUBSAN AYEY XABAD LA DHACAYAAN DAD SOOMALI AH.

AL SHABAAB AL TIGREE INKAARI IDINKU DHACDEY.
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Post by MJ-Pride »

[quote="DR-YALAXOOW"]al shabaab waxay u shaqeysaa dawlada ethiopia, qaasatan sirdoonka TIGREEGA ayey u adeegaan kooxdan majaaniinta ee la baxdey al shabaab.

al shabaab waa koox gacan ku dhiiglayaal ah,kuwaasoo dila dadka aan waxba galabsan sida dilkii waxuushnimada ahaa ee ay u geeysteen general jilicoow janadii allaha siiyee.

al shabaab inay sirdoonka tigreega u shaqeeyaan waxaa kuu cadeeynaya waxay qaadaceen shirkii asmara ee lagu mideeynaayey ururada xureynta somalia ee uu hogaaminayo mujaaahid madaxweyne al amiir sheekh shariif sheekh axmed.

al shabaab iyagoo u adeegaya cadawga tigreega ayey abuureen QILAAAF, in dadka la kala qeybiyo, dhabar jab lagu sameeyey halgamayaasha xurenta somalia.

al shabaab waxay dileeen.

dr ABDIQAADIR YAXYE janadii allaha siiyee.
general maxamed cali JANADII ALLAHA SIIYEE

GENERAL JILICOOW.

DHAMAANTOOD waxay ahaayeen dad muwaadiniin ah.

al shabaab al tuug haddii ay geesiyiin yihiin oo ay run sheegayaan maxay u DILI waayeen ABDULAAHI BIIJO. CALI GEEDI. MAXAMED DHEERE.. ABDI QEYRDIID. ABDI WAAL. BASHIR RAAGE. ABDIQAADIR BEEBE..

TUUGADAAS MAXAY U DILI WAAYEEN..

AL SHABAAB WAXAY DILAAN MAR WALIBA DAD AAN WAXBA GALABSAN, DHIIGOODA AYEY XALAASHADEEN, IYAGOON HUBSAN AYEY XABAD LA DHACAYAAN DAD SOOMALI AH.

AL SHABAAB AL TIGREE INKAARI IDINKU DHACDEY.[/quote]

Dameer axsaan maleh. We all know that the main obstacle thats making the TFGs job hard are non other than Al-Shabaab. Those pesky relentless radicals are the ones killing most of TFG officials. Your kin are bent on scking Tigre ceeb and take it on the chin. So get the fck outt here with that bullshid
User avatar
Dr.Galbeyte.
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.

Re: Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Post by Dr.Galbeyte. »

adigaa.. ...

Marna amaan marna cay... right now .. anyone upfor the comming battles wit the ethiopians... is welcome to join.

Jilicow... dambigiisa marabo inaan kuu soo tiriyee... nin dambi yar ma aheen.. malintii uu itoobianka iyo gheedi you ku xirtay... ..xaqiisa la siiyay..
*Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2297
Joined: Fri May 04, 2007 2:17 pm

Re: Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Post by *Arabman »

:up: :up: to Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Post by DR-YALAXOOW »

MUJAAHIDIINTA MAXAAKIIMTA ISLAAMIGA IYO URURKA DIB U XUREYNTA SOMALIA IYO KOOXDAN GACAN KU DHIIGLAYAASHA EE LA BAXDEY AL SHABAAB WAA KALA LABA HA ISKU QALDIN.

Dr.Galbeyte.

AL SHABAAB KAMA TIRSANA MAXAAKIIMTA ISLAAMIGA AH, SABABTOO AH WAA AY QAADACEEN SHIRKII AY ISUGU YIMAADEEN SOOMALIDA WADANIYIINTA IYO MADAXDA MAXKAMADA ISLAAMIGA AH SHIRKII ASMARA KA DHACEY.

XITAA AL SHABAAB WAA AY AFLAGAADEEYEEN DADKII KA QEYB GALEY SHIRKAA WAXAY UGU YEEREEN( CILMAANIYYIIIN=GAALO)

AL SHABAAAB WAA KOOX U SHAQEEYSA TIGREEGA sababtoo ah waxay every day DILAAN dadkii waxgaradka ahaa, aqoonyahanadii, mutacalimiintii.

daraad waxay dileen GENERAAL JILICOOW NIN nabadeed ahaa, xitaa general jilicoow qof ilaalineysay ma jirin.

al shabaab AL TIGREE haddii ay geesiyaal yihiin maxay u aadi waayeen ABDULAAHI BIIJO. AMA GEEDI AMA MAXAMED DHEERE AMA ABDI QEYBDIID.

AL SHABAAB WAA SIRDOONKA TIGREEGA, WAXAA AY U JOOGAAN QILAAF IYO CADAWTOOYO INAY DHEX DHIGAAN DADKA MOGADISHU DEGGAN IYO SOOMALIDA . WAXAY RABAAN DILKA QORSHEEYSAN EE AY KU KACAYAAN INAY DADKA ISKU DHACAAN, DILKA QORSHEEYSAN EE AL SHABAAB WAA MID U ADEEGAYA TIGREEGA.

AL SHABAAB AL SHAYAADIIN INSHALAH WAA LAGA QABANAYAA SOMALIYA, TIGREEGA IYO AL SHABAAB WAA ISKU MID.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Post by DR-YALAXOOW »

Dr.Galbeyte. general jilicoow wuxuu ahaa nin nabada ka shaqeeyo.

xitaa hadduu danbi galo, qofka danbiga galla ALLAH subxaana wataacalaa ayaa danbigiiisa kula xisaabtamayo, waa xaaraaan XAARAAAN QAD CAN inaad disho, qof oo aad ku disho xanta suuqa darteed.

qofka waxaa dili kara kaliya markii MAXKAMAD ISLAAM LA HOR KEENO DANBIGA LAGU CADEEYO INUU DAD DILEY.

al shabaab IYAGOON qof maxkamad islaamiga xukumin ayey DILAAAN, TAAS WAA GAALNIMO, XAARAAAN QADCAN AH.

AL SHABAAB haddii aysan TIGREEGA U SHAQEEYN maxay u raadsan waayeen moryaanta sida CABDULAHI BIIJO, MAXAMED DHEERE ABDI WALAAL, abdiqerydiid.

maxaa ku direy ODAY 70 JIR AH ah nin nabada ka shaqeeya sida JICILOOW AMA ABDIQAADIR YAXYE AHAA NIN LA JECEL YAHAY.

AL SHABAAB WAA SHAYAADIIN.
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Re: Hambalyo Shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Post by Daanyeer »

Dr,

HOW it COMES that u are here LESS than 3 DAYS and u are have already POSTED NEARLY 50 POSTS.

....I ma the MASTER of my chest; i am the CAPTAIN of my fist.....

Ur Bother with Tears-Shedded Intellectual Glasses In S'net !!!!!!!!!

YYY Col\Prof Daanyeer YYY
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”