Magacyada 28 Maxbuus oo ciidamada Somaliland ku soo qabteen dagaalkii Maanta iyo Haybahooda
Somaliland.Org — Burao, Somaliland — 15 October, 2007
--------------------------------------------------------------------------------
Burco (Somaliland.org) – 28 Maxbuus oo ciidamada Somaliland ku soo qabteen dagaalkii maanta ka dhacay hareeraha magaalada Laascaanood ayaa galabta la soo gaadhsiiyey magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, waxaana loo gudbiyey Jeelka dhexe ee magaaladaas, halkaas oo ay hore ugu jireen 17 maxbuus oo ka mida ciidamada Puntland oo lagu soo qabtay dagaaladaii iayguna todobaadkii hore ka dhacay deegaamadaasi.
Waxaanay kal yihiin magacyada Maxaabiistaas iyo haybtooduba sidan:
1. Shariif Abshir Maxamed (Ashraaf)
2. Cali Maxamed Ciise (Majeerteen, Maxamuud Saleebaan)
3. Maxamuud Cabdi Muuse (Majeerteen. Cumar Maxamuud)
4. Iimaan Maxamed Xasan (Dhulbahante, Xaamud Ugaas)
5. Siciid Maaxmed Cajab (Dhulbahante, Xaamud Ugaas)
6. Cabdilaahi Jaamac Cabdi (Dhulbahante, Ugaadhyahan)
7. Asad Maxamed Nuur (Majeerteen, Cumar Maxamuud)
8. Hure Diiriye Nuur (Dhulbajante, Jaamac Siyaad)
9. Maxamuud Axmed Faahiye (Majeerteen. Maxamuud Saleebaan)
10. Axmed Faarax Maxamuud (Dhulbahante, Xaamud Ugaas)
11. Cumar Cali Maxamuud (Dhulbhante, Xaamud Ugaas)
12. Maxamuud Xasan Ducaale (Dhulbahante, Nuur Axmed)
13. Mahdi Cabdi Cabdilaahi (Dhulbahante, Xaamud Ugaas)
14. Buraale Xasan Jaamac (Dhulbahante, Jaamac Siyaad)
15. Cabdilaahi Axmed Bedel (Dhulbahante, Qayaad)
16. Ismaaciil Aadan Warsame (Dhulbahante, Bihi- ina faarax)
17. Maxamuud Xuseen Axmed ( Dhulbahante, Reer Hagar)
18. Ibraahim Saleebaan Jaamac (Jaamac Siyaad)
19. Iidle Maxamed Jaamac (Jaamac Siyaad)
20. Maxauud Axmed Aadan ( Dhulbahante, Ugaadhyahan)
21. Faatax Maxamuud Wadad cade (Dhulbahante, Ugaadhyahan)
22. Cabdirashiid Cbdillaahi Maxamuud (Dhulbahante, Ugaadhyahan)
23. Cadaani Cali Xuseen (Dhulbahante, Jaamac Siyaad)
24. Cabdiqaadir Maxamed Cabsiiye (Dhulbahante, Ugaadhyahan)
25. Aftax Cumar Farrax ( Dhulbahante, Jaamac Siyaad)
26. Cali Cabdi Jaamac ((Dhulbahante, Ugaadhyaha)
27. Cabdi Jaamac Cabdi (Dhulbahante, Jaamac Siyaad)
28. Deeq Cali Axmed ( Dhulbanate, Cali Geri)
Dhinaca kalena waxa kale oo iayaguna wararka dagaalku ay ii xaqiijiyeen in maxmuus ka mida maxaabiistani uu jid ka ku dhintay, isla markaana ay jiraan laba maxbuus oo kale oo iyaguna la geeyey cisbitaalka Caynaba kuwaasi oo aanay noo suura galin inaanu helo magacyadooda.
Reported By : Yuusuf I. Warsame
Ilkacase, Burco
Magacyada 28 Maxbuus oo ciidamada Somaliland ku soo qabteen
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- ciiseguure
- Posts: 227
- Joined: Mon Jan 22, 2007 10:42 pm
- Location: Beled Weyne
Re: Magacyada 28 Maxbuus oo ciidamada Somaliland ku soo qabteen
Nabee Dhulbahante dharbaaxaa ku dhacdey, ayaga iyo Dhabayacadiiba.
Hadeey yaa Daarood aheey ku waalan doonaan, War yaa dagaalami jiriyeey, Aawey Mariixan, Lelkase.
Marixan iyo Lelkase oo u sheegay qolyahaas Isaaq maan idinkugu tageynaa hadeer??????
Calaacalka maanta ka baxaa Ilaahoow yaa filim kasoo duubo qaxa ka socda Boosaaso iyo balanbalka yaal Garoowe.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Magacyada 28 Maxbuus oo ciidamada Somaliland ku soo qabteen
Alayle Yaa Maanta Video ka soo Duuba Bosaaso iyo Garowe 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 49 Replies
- 4540 Views
-
Last post by Arrivederci
-
- 4 Replies
- 507 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 5 Replies
- 701 Views
-
Last post by Shirib
-
- 1 Replies
- 370 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 13 Replies
- 1924 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 0 Replies
- 516 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 4 Replies
- 627 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 1608 Views
-
Last post by ahmed_gurey
-
- 40 Replies
- 5122 Views
-
Last post by Looyaan_Junior