Telefonkii dhexmaray Cade Muuse iyo Cabdilaahi Yuusuf maanta....
Cade Muuse: Haloow Haloow ma imaqlaysaa.
C/llaahi Y: Waar haaye hadal maandhow..
Cade Muuse: waar cabdulaahi habaarqaboow na soo gaadh maanta garoowaa gorgortan ku jirtee...
C/llaahi Y: Waar habaarbaad qabtaaye maxaad ka hadlaysaa ee jidha...
Cade Muuse: waar inkaarqabe warba miyaanad hayn nimankii somaliland Garoowe iyo Boosaasay ku soo socdaane...
C/llaahi Y: Waar belo waar ba'a oo hadana Belo oo hadana Ba'a..waar makaa dhabaa inkaarqabow..
Cade Muuse: waar baydhabo iyo muqdisho intaad u miliqsanayso gurigaagii baa laysku haystaa ee na so gaadhay habaarqabayahow..
C/laahi Y: waar ninkii tiisaba daryeelaa tukale ku daree dabar calaa nafsak habaarbaad qabtaaye sow wiilhoogmatihid.
Cade Muuse: waar cabdulaahi maanta wiilhoogyadii wilal halaag ah baa helee kumee habaarqaboow...
C/llahi Yuusuf: Waar habaarqabe anaa taydii baydhabo igu haysataaye nin iska dhigoo bal maanta Garoowe difaac...
Cade Muuse: waar inkaarqabe kaalay meesha adaa waligaaba kufaani jiray dagaal iyo belayee...
C/laahi Yuusuf: maandhoow dhereerka iska duw hay calaacaline.
DHUUUUUUUUUDH DHUUDH......
Intaa markuu yidhi ayaa cabdulaahi yuusug telkii ku xidhay cade muuse.
Wixii ka so kordha kala soco halkan....
Phone call between Cadde Muuse and Abdilaahi Yusuf
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super

- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Phone call between Cadde Muuse and Abdilaahi Yusuf
WAR NINKU HABAAR BADANA
- Dr.Galbeyte.
- SomaliNetizen

- Posts: 866
- Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
- Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Phone call between Cadde Muuse and Abdilaahi Yusuf
C/Y: belo jinweeye saro iyo hoos ka waalatay
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1559 Views
-
Last post by Moderately2Wise
-
- 12 Replies
- 866 Views
-
Last post by Ashlee
-
- 12 Replies
- 2006 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 543 Views
-
Last post by somalinetguy
-
- 1 Replies
- 1233 Views
-
Last post by Addoow
-
- 2 Replies
- 702 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 26 Replies
- 1967 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 7 Replies
- 913 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 22 Replies
- 1687 Views
-
Last post by Sadaam_Mariiixmaan
-
- 16 Replies
- 1244 Views
-
Last post by Starscream