Muqaawamada islaamiga la wareegey magaalada Bosaaso

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
NoAngst.
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1161
Joined: Wed Feb 21, 2007 9:34 pm

Muqaawamada islaamiga la wareegey magaalada Bosaaso

Post by NoAngst. »

Muqaawamada islaamiga ah ee soomaaliyeed oo guud ahaan la wareegay magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari


Wararka inaga soo gaaraya maamul goboleedka dabadhilifka tikreega ah ee Puntland ayaa sheegaya in guud ahaan muqaawamada islaamiga ah ee soomaaliyeed ay la wareegeen guud ahaan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ka dib dagaaal kharaar oo looga adkaaday ciidamada police ka ee degaanka Boosaaso oo hoos yimaada maamulka tikreega ee magaalada Addis


:lol: :lol: Cadde muuse is furiously putting on his khamiis.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”