War goor dhaweyd naga soo gaaray caasimada Itoobiya AdisAbaba ayaa sheegayo in ay dhamaan isla meel dhigeen qodobadii ay kawada hadleen Masuuliyiinta Itoobiya iyo Raiisal wasaare Cali Maxamed Geeddi iyadoona qodobada laga wadahadlaayey ay ugu weynayeen sidii DFMG ay horay ugu sii socon lahed iyo waxii qilaaf jiraan lagu xaliyo sida uu qabo Axdiga FKMG.
Kulanka oo waqti badan qaatay ayaa waxuu Geeddi hordhigay madaxda dalka Itoobiya xubno wasiira ah uu dhawaan damacsanyaha in uu isku shaandheyey wasiiradiisi hore, waxaana la sheegayaa wasiirada markuu isku shaaneye uu magacaabi doono wasiira Cusub oo ka dhax muuqan doonaan Hogaamiyaasha hore ee Muqdisho oo iyagu mudooyikaan ku jiray Xandaab siyaasadeed ayaa tani u muuqata in ay ka soo baxayaan Xandaabkii ay ku jireen mudooyinkaan.
Geeddi oo xiligaan u muuqda nin xiriir xoogan la leh dowlada Itoobiya madaama uu yahay saaxiibka kaliya ay ka heystaan dadka reer Muqdisho ayaa sida muuqata ku deyneynin si sahal ah madaama Col Cabdulaahi Yuusuf ay u arkaan Dowlada Itoobiya shaqsi da ah oo aan la heyn Mustaqbal fog horayna xiriir lalahaa Dowladoii Mingiste Xeyla Maryama .
Si kastba ah ahaatee waxay qabaan dadka sadaaliyo Siyaasada Soomaaliya in xiligaan aysan dooneyn Dowlada Itoobiya in DFKMG ay si sahal ah ay hawada uga baxda madaama culeys weyn uu ka heysta kooxaha Soomaaliyeed ee kacdoonka ka wada Soomaaliya taasoo haday dhumiyaan Raiisal wasaare Cali maxamed Geeddi ay dhumin doonaan saxiib weyn oo reer Muqdisho Soomaaliya si sahal ah looga soo saari Doono
http://www.dayniile.com/oktobar/gee.htm
Ghedi to reshuffle the cabinet!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Ghedi to reshuffle the cabinet!
War siir ah oo laga helay ilo lagu kaloon yahay oo jooga caasimada Itoobiya AdisAbaba ayaa sheegayo in ay dhamaan isla meel dhigeen qodobadii ay kawada hadleen Masuuliyiinta Itoobiya iyo Raiisal wasaare Cali Maxamed Geeddi iyadoona qodobada laga wadahadlaayey ay ugu weynayeen sidii DMG iyo wasiirada cusub.
Kulanka oo qaatay waqti badan ayaa waxuu Geeddi hordhigay madaxda dalka Itoobiya xubno wasiiro ah uu dhawaan damacsanyaha in uu isku shaandheyey wasiiradiisi hore kuna soo daaro wasiiro cusub.
Wasiirada cusub ayaa waxa ka dhexmuuqda raaga siyada Somaliya ugu aad adag oo caanka ah ku waas oo labo ka mid ah durbaba aan helnay warkooda ama magacyadooda.
Waxaa loo magacaabi raba wasiirka Gashandhiga ee xukumada cusub mudaane Qaanyare iyo wariirka arimaha gudaha ee xukumada cusub waa Muuse suudi .
Xukumada Itoopiya ayaa aad uga deyrisay hab dhaqan ka qalafsan oow ku socdo Col: Abdulahi yusuf ooy u arkaan nin aan aqoon u laheyn mamul dowladeyd waloow aay jirto dhibaato dhinaca cafimaadka oo haysata Col.Abdulahi yusuf.
Si kastba ah ahaate dadka sida tooska ula socda siyaddda somaliya aya sadalinaayo waqtigaan iyo xaalka maanta meysha aw maraayo ku tilmamaay in xukumada Itoobiya ayaan isku haleyn kaarin Col: abdulahi yusuf.
Waxeeyna aad u daneynayaan in aysaan dhumin xirika wanagsan ooyla leyahiin Prof: Geedi kaas oo ka soo jeedo beesha ugu badan ee Somaliya.
Abdi Afrax
London
Kulanka oo qaatay waqti badan ayaa waxuu Geeddi hordhigay madaxda dalka Itoobiya xubno wasiiro ah uu dhawaan damacsanyaha in uu isku shaandheyey wasiiradiisi hore kuna soo daaro wasiiro cusub.
Wasiirada cusub ayaa waxa ka dhexmuuqda raaga siyada Somaliya ugu aad adag oo caanka ah ku waas oo labo ka mid ah durbaba aan helnay warkooda ama magacyadooda.
Waxaa loo magacaabi raba wasiirka Gashandhiga ee xukumada cusub mudaane Qaanyare iyo wariirka arimaha gudaha ee xukumada cusub waa Muuse suudi .
Xukumada Itoopiya ayaa aad uga deyrisay hab dhaqan ka qalafsan oow ku socdo Col: Abdulahi yusuf ooy u arkaan nin aan aqoon u laheyn mamul dowladeyd waloow aay jirto dhibaato dhinaca cafimaadka oo haysata Col.Abdulahi yusuf.
Si kastba ah ahaate dadka sida tooska ula socda siyaddda somaliya aya sadalinaayo waqtigaan iyo xaalka maanta meysha aw maraayo ku tilmamaay in xukumada Itoobiya ayaan isku haleyn kaarin Col: abdulahi yusuf.
Waxeeyna aad u daneynayaan in aysaan dhumin xirika wanagsan ooyla leyahiin Prof: Geedi kaas oo ka soo jeedo beesha ugu badan ee Somaliya.
Abdi Afrax
London
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Ghedi to reshuffle the cabinet!
Let's keep our fingers crossed, while I confirm this news!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1108 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 819 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 2 Replies
- 9422 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 0 Replies
- 618 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 11 Replies
- 1015 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 3 Replies
- 899 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 39 Replies
- 3285 Views
-
Last post by original dervish
-
- 7 Replies
- 832 Views
-
Last post by TarTar
-
- 2 Replies
- 834 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 4 Replies
- 751 Views
-
Last post by TarTar