CAASHO YUSUF'S DYING

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

CAASHO YUSUF'S DYING

Post by Hiiraan boy »

Madaxweyne Yuusuf oo Dhiig kar kusoo booday isla markaana lagula tacaalayo Caawa Cusbitaal ku yaalla Baydhabo.

Madaxweynaha dawladda Federaalka Somaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed ayaa lagu so waramayaa Caawa in uu kusoo booday xanuunka dhiig karka isla markaana loola cararay Ciusbitaal ku yaalla Baydhabo oo lagula tacaalayo.

Sida aan ku heleyno wararka Madaxweynaha ayaa ku foos wareeray siyaasadaha maalmahan is sii taraya ee u dhexeeya ee isaga iyo Xubno kasoo horjeeda oo uu hogaaminayo R/Wasaare Geedi.

Xaaladda Madaxweynaha ayaan ilaa iminka la hadli kareyn iyadoona la sheegayo Dhaqaatiirta in ay sheegeen in Caafimaadka madaxweynaha in uu hagaagayo hadii buuqa uu ka yaraado.

Inkastoo arinkan uu yahay mid qarsoodi ah ayaa hadane warar la helayo waxaa ay intaasi kusii darayaan in waagii Madaxweynaha uu kasoo tagayay Muqdisho caafimaadkaasi uusan hagaag saneyn isla markaana uu ka madax wareeray qaraxyada joogtada ah ee ka jira Muqdisho.
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: CAASHO YUSUF'S DYING

Post by Phd in naago kudis »

is he realy Very Happy Very Happy Smile
User avatar
muktaar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3964
Joined: Sat May 07, 2005 3:38 pm
Location: In East Timor getting my huge ceeb circumcised !!!!

Re: CAASHO YUSUF'S DYING

Post by muktaar »

Uryeso,

should donate her liver to her uncle..
then again the whor got an HIV and that would kill the motha fuka
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: CAASHO YUSUF'S DYING

Post by Phd in naago kudis »

muk

wtf Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
muktaar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3964
Joined: Sat May 07, 2005 3:38 pm
Location: In East Timor getting my huge ceeb circumcised !!!!

Re: CAASHO YUSUF'S DYING

Post by muktaar »

phd,

if Uryeso donate her contaminated liver to her uncle casha yusef
the old man will be in trouble, he wil be atutomaticlly be infected with more than 10 STd and since hes old an all , he will die within few hours of the transplant
User avatar
sheldibow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 968
Joined: Thu Aug 09, 2007 1:21 am
Location: We must achieve peace because it's the only way to build this nation

Re: CAASHO YUSUF'S DYING

Post by sheldibow »

Stop khurafaatka......... both Yusuf and Gedi are fine..... Cool
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”