BREAKING NEWS WAR IN XERADA MASLAX AND KOONARAL BALCAD

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS WAR IN XERADA MASLAX AND KOONARAL BALCAD

Post by Hiiraan boy »

War deg deg ah Dagaal xoogan oo ka socda qeyba kamid ah magaalada Muqdisho
Muqdisho
Dagaal xoogan ayaa xiligaan ka socda inta u dhaxeysa ekis koonarool Balcad iyo Xerada Maslax kaasoo u dhaxeya ciidamada xooga ku heysta Soomalaiya ee Itoobiya iyo kooxaha diidan joogitaankooda.

Ciidamada Itoobiya oo maraayey deegaankaasi ayaa jidka loogalay laguna weeraray hal mar hubka noocyadiisa kala gadisan iyadoona jidadka yalaan meydad badan oo Itoobiya ah waxana ay ridayaan Itoobiyaanka madaafiic aad u xoogan oo ku dhaceysa xaafadaha dadka rayidka ah


Wali waa socdaa dagaalka si xoogan ayuu u socdaa lamana haayo qasaaraha dhabta ah la soco waxii soo kordhaa ee ku saabsan dagaalka xiligaan ka socda degmada Huruwaa
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”