Warbixin la yaableh oo uu wargeyska Financial Times ka qoray dhaqaalo uu sheegay inuu jeebka ku shubtay Ra’iisal Wasaare Geeddi.
(Somalia, October 24, 2007 Ceegaag Online)
Ra'isal Wasaaraha Dowladda Federaalka Kmg Prof. Cali Maxamed Geeddi oo ay ku furanyihiin Mowjado dabeylo Siyaasadeed wata oo ay Xildhibaanada kaga soo horjeedaan sii shaqeynta Xukuumadiisa kadib markii ay ku eedeyeen in uu ku takri falay si qaawan lacago fara badan oo soo galay Qasnada Dowladda Federaalka.
Cali Maxamed Geedi ayaa waxaa uu tan iyo markii uu xilkaan qabtay ka badbaaday dhawr Mooshin oo ay Xildhibaano ku doonayeen in ay xilka kaga qaadaan laakin uu kaga badbaaday si dirqi ah kadib markii uu adeegsaday lacago uu magaca Qaranka markii horeba ku soo qaatay.
Wargeyska Financial Times ee ka soo baxa Magaalada London ayaa waxaa uu todobaadkan soo daabacay Warbixin uu kaga hadlay Lacago fara badan oo Geedi u yaala Bangiyada ugu caansan Caalamka Sida Bangiga Aduunka oo la qiyaasay sida wargeysku daabacay in ay u taalo lacag dhan boqol 100 million oo Doollarka Mareykanka halka Bangiyo ku yaala Dalal Yurub ah uu dhigtay lacago kale oo la qiyaasay in ay gaarayaan ilaa 200 Million.
Wargeyska ayaa warbixintisa waxa uu ku sheegay in lacagaha ay yihiin inta badan Deeqo ay beesha Caalamka ugu talagashay in ay ku kobciso dhaqaalaha Dalka Somalia iyo lacago kale oo loogu talagalay Dib u dhiska Dalka Somalia oo ay ku soo yabooheen Midawga Yurub iyo waliba Deeq bixiayayaasha Caalamka.
Warbixinta ayaa waxaa uu wargeyska ku soo qaatay Arooskii taarikhda madow galay ee Cinwaanada hore ka galay Warbaahinta caalamka, iyadoo Geeddi inta la ogsoon yahay mudadii uu Ra'iisal Wasaaraha ahaa wuxuu ka gatay magaalada Nayroobi guri weyn oo qasri ah, kaas oo uu lahaan jiray Hogaamiyihii Jabhada SPLA john Graing.
Ra'iisal Wasaare Geedi oo ah nin aqoon durugsan leh, ayaa hadana lagu eedeeyaa inuu yahay nin aan la tashan dadka, isla markaana waa nin si aad ah iskula weyn, wuxuuna jecelyahay mar walba inuu qaato go'aan isaga u gaar ah.
Dhinaca kale waxaa lagu eedeeyaa Prof. Geedi in xubno fara badan oo ay qaraabo yihiin inuu xilal kala duwan u magacaabay taas oo si weyn u Muujineysa sida Rai’’sal Wasaare Geeddi u yahay Nin Qabiili ah.
Su'aasha ay dad badan isweydiinayaa ayaa ah sidee Prof. Geedi mar kale loogu aamini karaa inuu qabto jagada Ra’iisal Wasaaranimada, miyuuse u qalmaa xilkaas inuu sii hayo iyadoo la og yahay inuusan laheyn waxqabad balaaran oo ay Shacabka Soomaaliyeed u Riyaaqeen.
GEDI FANAX HAS 500 MILLION STOLEN AID MONEY IN BANK
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: GEDI FANAX HAS 500 MILLION STOLEN AID MONEY IN BANK
When are we gonna get rid of thieves. At least Abdullahi Yusuf takes care of his own people. This guy confuses me.
Where exactly is the money donated to Somalia supposed to go. Do we have a national treasury?
So whens the parliamentary vote on this guy?
Where exactly is the money donated to Somalia supposed to go. Do we have a national treasury?
So whens the parliamentary vote on this guy?
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: GEDI FANAX HAS 500 MILLION STOLEN AID MONEY IN BANK
[quote="Shirib"]When are we gonna get rid of thieves. At least Abdullahi Yusuf takes care of his own people. This guy confuses me.
Where exactly is the money donated to Somalia supposed to go. Do we have a national treasury?
So whens the parliamentary vote on this guy?[/quote]
WAR BOTH ARE TUUGS. CAASHO YUSUF STOLE MILLIONS OF AID MONEY AND SENT IT PUNTLAND
WAX DAWLAD LA YIRAHDO MA JIRTO
Where exactly is the money donated to Somalia supposed to go. Do we have a national treasury?
So whens the parliamentary vote on this guy?[/quote]
WAR BOTH ARE TUUGS. CAASHO YUSUF STOLE MILLIONS OF AID MONEY AND SENT IT PUNTLAND
WAX DAWLAD LA YIRAHDO MA JIRTO
Re: GEDI FANAX HAS 500 MILLION STOLEN AID MONEY IN BANK
[quote="Shirib"]Where exactly is the money donated to Somalia supposed to go. [/quote]
What donated money? And if there were any embezzlements, it would be at most half a million and no more. Stop anti-Mudulood hatred.
What donated money? And if there were any embezzlements, it would be at most half a million and no more. Stop anti-Mudulood hatred.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: GEDI FANAX HAS 500 MILLION STOLEN AID MONEY IN BANK
[quote="Hiiraan boy"][quote="Shirib"]When are we gonna get rid of thieves. At least Abdullahi Yusuf takes care of his own people. This guy confuses me.
Where exactly is the money donated to Somalia supposed to go. Do we have a national treasury?
So whens the parliamentary vote on this guy?[/quote]
WAR BOTH ARE TUUGS. CAASHO YUSUF STOLE MILLIONS OF AID MONEY AND SENT IT PUNTLAND
WAX DAWLAD LA YIRAHDO MA JIRTO[/quote]
\
Yes Abdullahi Yusuf sends the money back to Puntland.... Geedi Sends it to Nairobi and Europe

- Dr.Galbeyte.
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
- Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.
Re: GEDI FANAX HAS 500 MILLION STOLEN AID MONEY IN BANK
Ninka Dhaafa Mar ha duu abtirsaday 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1198 Views
-
Last post by Strategic
-
- 7 Replies
- 704 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 19 Replies
- 1163 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 1 Replies
- 329 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 37 Replies
- 1888 Views
-
Last post by NoAngst.
-
- 11 Replies
- 1325 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 11 Replies
- 1219 Views
-
Last post by Advo
-
- 0 Replies
- 421 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 466 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 1 Replies
- 542 Views
-
Last post by xiimaaya