I WISH I WAS AT THIS SHIR TODAY

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

I WISH I WAS AT THIS SHIR TODAY

Post by The_Emperior5 »

Shir Ay Yeesheen Hablaha Reer Holland Ee U Dhashay SSC

(Laascaanood}29.10-7
Sida ay xaqiiqdu tahay maanta dhibaatooyin waaweyn ayaa ka jira dhammaan waddanka Soomaaliyeed, taas aad ayaanu uga xunahay oo uga gubanaynaa, haddii aanu nahay walaalaha gabdhaha Darwiish Land waxaan iyadana aad iyo aad uga xunahay dhibaatadii la soo gaarsiiyay caasimadda Darwiish Land ee magaalada Laascaanood.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan dadkii lagu dilay magaaladaas, waxaan kale oo u sheegaynaa in aan la dareensanahay dhibka haysta reer Laascaanood aadna uga danqanayna, waxaan Ilaahay ka baryayna in uu dajiyo waddankeena meel kasta iyo guri kasta oo dhulkeena ku yaal, haddaba haddii aanu nahay gabdhaha walaalaha ah ee Darwiish Land kuna nool waddanka Holland ayaanu waxaanu soo saarnay bayaan iyo qodobo dhawr ah.

Midaynta dadka ku dhaqan Darwiish Land (Sool, Cayn iyo Sanaag) In ay ka baxaan dhammaan ciidamo reer Somaliland dalka Darwiish (Darqiish Land)

o In la iska ilaawo wixii dhacay, lagana tashada waxa maanta jooga iyo wixii berrito la samayn lahaa.

o Ururinta fikradda dhammaan walaalaha ku nool darwiish Land.

o Sidii wax loogu qaban lahaa maatada ku darxumaysan dhammaan waddanka SoolCayn iyo Sanaag.

o In la abuuro guddi ka shaqeeya maslaxadda iyo heshiisiinta dadka ku nool Darwiish Land.

o In la abuuro Guddi dhaqaaalo u raadiya dib u dhiska Darwiish Land.

o In kor loo qaado aqoonta iyo wacyigelinta carruurta iyo dhallinyarada ku nool Darwiish land si ay daacad ugu noqdaan dhisidda waddankooda.

o In haweenka u dhashay Darwiish Land aysan ku halayn ragga sidii ay u dhisi lahayeen waddankooda .

o Waxaa ku saxiisan bayaankan hablaha kala ah:

Caasho Cabdi Kilin (Guddoomiyaha iyo abaabulka shirka)

Sahra Xuseen Muuse (Samawada) (xoghaynta shirka)

Xaawo Maxamed Geele

Caasho Shire Guray

Faadumo Nadiif

Faa’ isa Ismaaciil

Nasra Cabdi Fuje

Khadra Cabdi Cali Cawl

Maryan Haybe Talyaani

Hodan Dirir Jigexey

Faadumo Maxamed Xaashi Shaqlan

Koos Salaybaan

Sahra Diiriye Gamadiid.

Aasiya Yusuf Sancad

Gudoomiyaha shir gudoonka.

Caasho Cabdi Kelin.
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: I WISH I WAS AT THIS SHIR TODAY

Post by guhad122 »

I am falling in love with "Nara Cabdi Fuje". :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: I WISH I WAS AT THIS SHIR TODAY

Post by The_Emperior5 »

ALLA WAAN QOOQAY NAAGO DHADHEER MASHALLAH
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”