Ar boowe Ajakis (Cade) reer bariyow meesha ka qabta

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Abumascuud
Posts: 4
Joined: Wed Aug 15, 2007 12:10 am

Ar boowe Ajakis (Cade) reer bariyow meesha ka qabta

Post by Abumascuud »

Asalamu Caleykum Waraxmatulahi Wabarakatuh

Dhamaan idilba waan idin salaamay bari iyo dhamaan goboladda puntland is in a whole other league xaaladeedana wey cakirantahay. so folks who has suggestions that would benefit dadka cariga haatan ku sugan waayo anagu dhamaanteen cari gaaleed baan u badanahayee!

Makinadaha Sameeya Lacagaha falisada ah ee u cadde armaajadda ugu jurto
iyo arinta laascaanood ka taagan.

Eebbow ummadda islaamka ku midey laa ilaaha ilalaahu maxamedan rasuululaahi.. Allahuma amin Sad
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Bari”