enough of talking i m going back to xamar and joining the ji
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
enough of talking i m going back to xamar and joining the ji
waxaan oo kale wax la fiirsan karo ma ahan,so from now dagaalka ayaan toos uga qeeb galayaa.
Meydadka 3 qof ah oo ay dileen Ciidamada itoobiyaanka oo laga soo qaaday maanta garoonka Kubadda cagta ee stadium Muqdisho.
Mogadishu ,3 November 2007 HornAfrik Media)
Meydadka 3 ruux oo Ciidamada Itoobiyaanku ay gowraceen oo Mid ka mid ah uu yahay shaqaale katirsanaa shirkada warbaahinta HornAfrik ayaa maanta laga soo qaaday Garoonka kubadda cagta ee stadium Muqdisho halkaasi fariisin u ah Ciidamada itoobiyaanka.
Maxamed Xuseen Jaamac oo ka mid ahaa shaqaalaha shirkada warbaahinta HornAfrik oo ay shalay guri ka soo horjeeda Idaacada ay kala baxeen Ciidamada itoobiyaanka ayaa maanta laga soo qaaday garoonka Ciyaaraha ee stadium Muqdisho kadib markii ay bireeyeen Ciidamada itoobiyaanka deetana ay maanta eheladiisa u sheegeen in ay soo doontaan.
Labo ruux oo kale oo rayid ah ayaa waxaa iyana laga soo qaaday garoonka ciyaaraha kuwaas oo maalinimadii shalay Ciidamada itoobiyaanka ay toogteen deetana ay u qaateen dhinaca garoonkaasi.
Meydadka sadaxdaan ruux oo uu ka mid ahaa shaqaale katirsanaa Idcaadada HornAfrik ayaa waxaa ka muuqday rasaas iyo tooreeyay qoorta looga bireeyay taasoo ay dadka deegaanka aad uga agagaxeen.
Maxamed Xuseen oo ka mid ah ilaalada qaaska ah ee shirkada warbaahinta HornAfrik ayaa la waayay kadib markii dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka gubta uu saameyn wayn ku yeeshay shirkada warbaahinta HornAfrik oo deegaankaasi ku taala.
Dhamaan shaqaalaha shirkada Hornafrik iyo Mas’uuliyiinta Idaacada ayaa waxaa ay murugo ka muujiyeen falkaan foosha xun ee Ciidamada itoobiyaanka ay markii ugu horsay u gaysteen mid ka mid ah shaqaalaha Idaacadda HornAfrik oo isaga oo aan waxba galabsan gurigii uu ilaalinayay ay Ciidamada itoobiyaanka ka wateen.
INAA ILLAAHI WAA INAA ILAAHI RAAJACUUN ALLE HA U NAXARIIRSTO MARXUUN MAXAMED.
Maxamed ayaa waxaa uu ilaalo ka hayay xiliga Ciidamada itoobiyaanka ay la baxeen guri ka soo horjeeda idaacadda oo uu leeyahay milkiilaha Idaacada HornAfrik Axmed C/salaam,iyadoo qaar ka mid ah shaqaalaha Idaacada ay sheegeen in ay maqlayeen dawaqa janjeelka guriga oo Ciidamada itoobiyaanka ay xoog ku jabinayeen xiligii dagaalka uu joogsaday.
Dhiig fara badan oo islamarkiiba loo maleeyay loo Marxuun Maxamed Xuseen ayaa lagu arkay banaanka hore ee Guriga waxaana inta badan la isku raacay in Ciidamada itoobiyaanka ay qaateen ayna dileen.
Baadi goob xoogan ayaa loogu jiray meydka Maxamed Xuseen waxaana lagu guuleystay in si islaamnimo ku jirto loo asturo.
Dagaalkii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanada Black sea, Baar Ubax iyo Gubta iyo deegaano kale ayaa waxaa Ciidamada itoobiya ay gacanta ku dhigeen dad aad u fara badan oo rayid ah waxaana maanta Guddoomiyaha golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye Maxamed ayaa maanta sheegay in ay dadka ay hayaan Ciidamada itoobiyaanka ka soo furdaamin doonaan.
wararkii Hore
Copyright © HornAfrik Media INC. 1999 - 2006. All rights reserved
Designed by AfroTech
Webmaster-Faracade20@hotmail.com

Re: enough of talking i m going back to xamar and joining the ji
I am still debating myself walahi dis is very sad...my mom was telling me how they come to the houses n take away the men n then kill them on the spot..
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: enough of talking i m going back to xamar and joining the ji
sxb i wish i haven't read this news this morning..walahi wax aad loga murgooda waaye .we still talk about qabiil here.and we still have ppl who are saying ethiopian are there to help somalian ppl..if i had the chance i'll gas them like hitler did to jews
Re: enough of talking i m going back to xamar and joining the ji
[quote="Diyeeshaha_Tolka"]sxb i wish i haven't read this news this morning..walahi wax aad loga murgooda waaye .we still talk about qabiil here.and we still have ppl who are saying ethiopian are there to help somalian ppl..if i had the chance i'll gas them like hitler did to jews[/quote]
waar gasing them is very kind of you. I would do the same thing that Hitler did to the POW's of the Red Army after they were captured in operation Barbarossa. Which is to starve them and leaving them to eat others flesh.

- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: enough of talking i m going back to xamar and joining the ji
Diyaashaha, when are you leaving for Mogdishu? Waaridkaa maka raali qabaan in aad Moqdishu ku laabatid oo ka dagaalantid?
Ninkaas ilaaliyaha waxaan aaminsanahay wuxuu ka mid ahaa raga habeenki la dagaala ethiopianka maalinkiina ilaalsho office HornAfrique and someone snitched on him. Allah ha u naxariisto.
x-unit, horta I have been meaning to ask you. What are your reer abti?
Ninkaas ilaaliyaha waxaan aaminsanahay wuxuu ka mid ahaa raga habeenki la dagaala ethiopianka maalinkiina ilaalsho office HornAfrique and someone snitched on him. Allah ha u naxariisto.
x-unit, horta I have been meaning to ask you. What are your reer abti?
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: enough of talking i m going back to xamar and joining the ji
Qansa..that man they killed was 56 years old man,,wuxuu ahaa oday nolol maalmiidkisa ka raasanaaye waardiyo nimo.
dadka dagaalamaayo waa al-shabaab their age are between 15-30.
xabashida marki la laayo ayey masaakinta ka arsadaan fuliyada aan iska celi karin mujaahidiinta,
secondly my famile are all in xamar .i m on my own in uk..
dadka dagaalamaayo waa al-shabaab their age are between 15-30.
xabashida marki la laayo ayey masaakinta ka arsadaan fuliyada aan iska celi karin mujaahidiinta,
secondly my famile are all in xamar .i m on my own in uk..
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: enough of talking i m going back to xamar and joining the ji
Adiga cidaada wax u qabo during these troubled times saaxib oo u shaqee. There are plenty of other people to fight and liberate the city. Believe me when I say, the Habeshi will eventually be forced out of Somalia. It is only a matter of time. A nation like that cannot support a permanent occupation. Hada the heat is coming from a small minority of people but when a lot of people become fed up with the status quo, they will definitely get it. Just watch.
Anyway the Habeshi open fire on a bus full of people and killed 12 of them in Mogdishu. They were all people escaping the war in Mogdishu for a safer regions. What promted the Habeshi to fire at a bus full of civilians? Nacalad somali ah. Waxaan hubaa odaygaan hada la gowrace, allah ha u naxariistee, dhimashadiisa in ay danbayse soomaali.

- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: enough of talking i m going back to xamar and joining the ji
[quote="X-unit"]I am still debating myself walahi dis is very sad...my mom was telling me how they come to the houses n take away the men n then kill them on the spot..[/quote]
my awoowe just left Xamar a couple weeks ago, and he was there for 2 months and just went back Nairobi and is going back to Sweden
he was saying they literally were taking 10 people, and killing them on the spot EVERY DAY
he couldn't leave the hotel, they had to pray Eid salat in the hotel! couldn't even go to the Masjid

-
- SomaliNet Super
- Posts: 12405
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Re: enough of talking i m going back to xamar and joining the ji
Who pays the price in an insurgenvy? The population supporting it. Always.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 1089 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 16 Replies
- 1281 Views
-
Last post by Tanker
-
- 0 Replies
- 187 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 19 Replies
- 4660 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 3 Replies
- 754 Views
-
Last post by mody21
-
- 40 Replies
- 3208 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 44 Replies
- 3799 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 34 Replies
- 9126 Views
-
Last post by sahal80
-
- 2 Replies
- 544 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero