Disease in Bosasso

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Somafiia
Posts: 83
Joined: Sat Sep 01, 2007 5:17 am
Location: Dar El Salam

Disease in Bosasso

Post by Somafiia »

Roobkii ka da,ay Magaalada Bosaso oo keenay Caafimaad xumo saamaysay Xeryaha Qaxootiga ay Degan yihiin dadka soo barakacay ee ku nool Bosaso(Daawo Sawirada)

Bosaso Roobabakii ka da,ay Magaalada Bosaso ayaa sababay qashin iyo nadaafad daro soo saamaysay Dadka bara kacay oo guryohooda daad qaateen qaarna aanayba iminka Meelna ku sugnay,



Waxaad ku arkaysaa Meelo badan oo ka mida Gudaha Magaalada Bosaaso Biyihii Roobka oo cegaaga isla mar ahaantaasna uu ka urayo qurmuun aan u fiicnayn Dadka wadoonyka Maraya waxaad ku arkaysaa Guryaha iyo Meheradaha Biyo qurmuun ah oo dhib sanaya Dadka aagaasi jooga mana jirto wax taloobo ah oo ay ka qabatay Dowlada hoose ee degmada Bosaso.



Roobabaka ayaa waxaa ay burburiyeen ilaa iyo haatan aan dib loo soo Dhisin in ka badan Boqolaal cushadood oo ka mida meelaha kaamka ah ee ay deganyihiin dadka ka soo barakacay Gobolada Dalka Somaliya waxaana maanta ka dilacay kaamka qaxootiga ee daadku la kala tegat Curo isgu jira Shuban iyo Weliba Hargab markaad Dhexmartid Xeryahaasi ayaad indhaga saraysaa Wax yaabo badan oo aan u fiicnayn dareenka iyo khushuuca qofka Bin aadimka ah waxaa ay Noqdeen qaarka mida Xeryahaasi meelo maran oo cidla ah iyadoo ay daadkoo qateen dadkii deganaa alaabtodii.



Suuqyada waawayn ee Magaalada Bosaaso Gaar ahaa Suuqa Caanah iyo suuqyada kawaanka Hilibka ayaa ka mida Meelah ugu Nadaafada Xun Magaalada Bosaso waxaana ka jira iminka Dhulkaasi oo aan shacabka iyo dowladuba wax ka qaban iyadoo ay halis ugu jiraashacabka reer Bosaso inay halkaa ka talalaan cuduro iyo Qashin wax yeelo u keena naftooda iyo Caafimaadkooda,



Roobakan ayaa qayb ka ah Roobabkii Dayrta ee ka dayey Gobolka Bari waayahan Dameiyadoo si talantaaliya Roobkani uga da ayey Gudaha Magaalada Bosaso Waqti gaaraya 48 saac.


http://www.dhahar.com/article.php?articleid=3050
-!-Dalmar-!-
Posts: 51
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:42 am

Re: Disease in Bosasso

Post by -!-Dalmar-!- »

Fukin somafia is wat im known as by the niggers in london.
Nacalaa ku dhalay aniga miyaad magacy ku dayanisaa,yarow magaca bedel.
Somafiia
Posts: 83
Joined: Sat Sep 01, 2007 5:17 am
Location: Dar El Salam

Re: Disease in Bosasso

Post by Somafiia »

London? Homeboi..I'm in Toronto.
-!-Dalmar-!-
Posts: 51
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:42 am

Re: Disease in Bosasso

Post by -!-Dalmar-!- »

waayahay waa badbaadey yo. Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Somafiia
Posts: 83
Joined: Sat Sep 01, 2007 5:17 am
Location: Dar El Salam

Re: Disease in Bosasso

Post by Somafiia »

...
Last edited by Somafiia on Fri Nov 09, 2007 6:09 pm, edited 1 time in total.
Somafiia
Posts: 83
Joined: Sat Sep 01, 2007 5:17 am
Location: Dar El Salam

Re: Disease in Bosasso

Post by Somafiia »

Why does Bosasso look so dirrttty.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”