Somaliland Trains Police Forces of Laas Anod

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Somafiia
Posts: 83
Joined: Sat Sep 01, 2007 5:17 am
Location: Dar El Salam

Somaliland Trains Police Forces of Laas Anod

Post by Somafiia »

Maamulka la baxay S/land oo bilaabay in Boolis ka qoraan Laascaood iyagoo u qaybiyey Tuute { 09 Nov 2007}

Maamulka la magac baxay S/land ee dhawan la wareegay Gacan ku haynta Magaalada Laascanood ayaa Maanta bilaabay in ay qoraan Boolis ay ku sheegeen in uu yahay mid deegaanka ah waxaana durba saaka la arkaayey
Iyagoo raxan raxan u socda Magaalada oo wata Tuute ay siiyeen S/land.



Booliskan ayaa isugu qaybsan kii hore ee Puntland qaar ka mid ah iyo kuwo cusub oo hada la qoray, Masuuliyiinta Maamulka labaxay S/land ee ka soo jeeda deegaanka ayaa aaminsan in Boolis u dhasahay deeganaka uu wax ka tari doono qalalaasaha daba dheeraaday ee ay shacabku kaga soo horjeedaan joogitaankooda.



Balse dadka Shacabka ah intooda badan ayaa qaba in aysan tani waxba ka tari doonin halganka ay ugu jiraan xoraynta deegaankooda waa sida ay hadalka u dhigeen.



Dhinaca kale waa maanta yaraa rabshadihii shlay iyo doraad ka dhacay Laascanood oo aan sidii hore ahayn, mar aan wax ka waydiiyey Masuul ka mid ah odayaasha Magaalada waxaa uu ii sheegay in ay jirto dhexgal la dhex galay dhalinyaradii halganka waday oo uu jiro in la doonayo in la kala furfuro.



C/qaadir Cali Xoosh
xoosh2003@hotmail.com
http://www.alldarwiish.com/view.php?articleid=227
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland Trains Police Forces of Laas Anod

Post by LiQaaye_TDH »

Lascanood done deal.. whats next? Garowe, Bosaaso or maybe Djibouti :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland Trains Police Forces of Laas Anod

Post by The_Emperior5 »

i think we should unite with jabuutii

ciise way noo bahanyihin we should libarate our 200.000 habarawal that live there

habarjeclo dagaalka ma ku jira :lol:
Somafiia
Posts: 83
Joined: Sat Sep 01, 2007 5:17 am
Location: Dar El Salam

Re: Somaliland Trains Police Forces of Laas Anod

Post by Somafiia »

Djibouti :lol: :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland Trains Police Forces of Laas Anod

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="The_Emperior5"]i think we should unite with jabuutii

ciise way noo bahanyihin we should libarate our 200.000 habarawal that live there

habarjeclo dagaalka ma ku jira :lol:[/quote]

Of course, Meel Dagaal lago sheegay oo Xabadi ka dhacday oo aan HabarJeclo joogin miya jirta? Ila Maxaakinta Xamar ordaysay iyay qaar nagaga dhinteene...
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland Trains Police Forces of Laas Anod

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Somafiia"]Djibouti :lol: :lol:[/quote]

Soomafia whats so funny? Tajura will be HY Town very soon and Djibouti will be shared between HJ and HA...
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: Somaliland Trains Police Forces of Laas Anod

Post by fagash_killer »

^^djibouti whats next the united states of the horn of africa :lol:
Somafiia
Posts: 83
Joined: Sat Sep 01, 2007 5:17 am
Location: Dar El Salam

Re: Somaliland Trains Police Forces of Laas Anod

Post by Somafiia »

Screw Tajurah..HY is better off with Djibouti City.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”