Maxamed Waranle leaves with 2 Somaliland tekniko

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Maxamed Waranle leaves with 2 Somaliland tekniko

Post by Executive »

Never trust Dhullos :lol: :lol: :lol:


War Deg Deg Ah:-Maxamed Waranle Oo Laba Tikniko Ah Kala Fakaday Maamulka Hargeysa Ee Laascaanood Ku Sugan


Nov 14, 2007 By:

Laascaanood(Jidbaale.com):-Warar haddaa naga soo gaadhay magaalooyinka Laascaanood iyo Boocame 8:30 fiidnnimo waxay xaqiijinayaan In Ninka lagu magacaabo Maxamed Ina Waranle uu maanta galinkii danbe kala fakaday Malayshiyada ku sugan Laascaanood Laba gaadhi oo Tikniko ah.



Wararku waxay intaas ku dayaan in ay arrintani ka danbaysay khilaafaadka isa soo tarayey ee muddooyinkanba ka dhex aloosnaa xubnaha Hargeysa la taxaaluf ka ah.Wararku waxay intaas ku darayaan in uu ula baxsaday dhinaca Garoowe, oo uu qaaday Jihada Karin-Gorfood, markii danbena Laamiga ku dhacay.

Dhinaca kale waxaa maanta lagu xidhay Xabsiga magaalada Laascaanood Sarkaal Bisha Cas ka tirsan oo layidhaahdo Cali Xuseen Maxamuud Xiir ayaa lagu xidhay maanta Saldhiga Booliiska ee magaalada Laascaanood, kadib markii la ogaadhay isaga oo qaybinaya deeq Bisha Casi ugu deeqday dadkii ku barakacay dagaallada Dirta Waqooyi

Sababta kaliya ee uu xadhiga ku mutaystana ay tahay in Garoowe lasoo mariyey deeqdaa Xafiiska Laacsaanood qabinayey, ee lagaadhsiiyey deegaanada ku xeeran degmada Laascaanood
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Maxamed Waranle leaves with 2 Somaliland tekniko

Post by The_Emperior5 »

i think puntland has more then 2 tikniko

ahaahhaa

haday wax iska celly lahayeen way soo duuuli lahayeen today its offical

a month somaliland rules la
Ghetto_Faarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1632
Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you

Re: Maxamed Waranle leaves with 2 Somaliland tekniko

Post by Ghetto_Faarax »

what ever happened to " laascaanood will be caputred in 30 days"

its well over 30 days now soo maaha..?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”