Wayaha Cusub founder gets shot in Nairobi

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Alta Vista [Bot2]
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 497
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Carriga Ingiriisiga

Wayaha Cusub founder gets shot in Nairobi

Post by Alta Vista [Bot2] »

Fanaankii Waayaha Cusub Shiino C/llaahi Cali Qanaanuf oo lagu Furay Tacshirad.

Siino Waan Ninka Jiifa oo lagu soo Booqdey Isbitaalka ka hor intii uusan ka soo bixin isbitaalka.

Abwaan/Fanaan Shiino C/llaahi Cali "Qanaanuf" oo lala Beegsadey Tacshirad isaga oo jooga Gurigiisa oo ku yaala xaafadda Islii ee magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya.

Abwaanka oo ah ninkii asaasay Kooxdda Waayaha Cusub isla markaana ah Mu'alif, Naxiyadiiste ayaa waxaa uu yahay hada dhaawac kadib markii labo xabad ay meel sahlan kaga dhacdey inkastoo ay kaga tageen mayd ahaan.

Fanaan/Abwaan Shiino waxaa uu ku dhashay Degmadda Caabudwaaq ee G/Galgaduud waxaana uu ku sugnaa magaaladda Nairobi 10-kii sano ee ugu dambeeyay halkaas oo uu ku aasaasay Kooxdan waayaha Cusub.

illaa iyo hada lama garanayo sababta loo weeraray Abkaan ayaa waxaa loo malaynayaa in ay tahay arrin ay ka dambayso Dawladda Itoobiya oo hada ka hor dad ku xirxiray Gobolka Ogadeen dad dhagaysanayey Heesaha Kooxdda Waayaha Cusub.

Abwaanka oo aan maanta la xariiray ayaa ii balan qaaday in uu waraysi i siin doono markii uu bogsado.

Fadlan halkaan ku reeb boroor diiqdaadda ku saabsan falka loo gaystey Abwaan Shiino.
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Wayaha Cusub founder gets shot in Nairobi

Post by kambuli »

Ilaahay ha u naxariisto Marxuumka isaga iyo inta badan ee Somaalida ah ee ku dhimanaysa macno darrada maalin kasta Sad

Ehelkoodana haka siiyo samir iyo iimaan..
Somali_4Life
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1996
Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!

Re: Wayaha Cusub founder gets shot in Nairobi

Post by Somali_4Life »

OLDNEWS, the person who shot him is darodmj.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Wayaha Cusub founder gets shot in Nairobi

Post by Voltage »

Kambuli he is not dead and did I not say before Waayaha Cusub waa Mareexaan? Where all the kids who wanted to argue with me?

[quote]Fanaan/Abwaan Shiino waxaa uu ku dhashay Degmadda Caabudwaaq ee G/Galgaduud waxaana uu ku sugnaa magaaladda Nairobi 10-kii sano ee ugu dambeeyay halkaas oo uu ku aasaasay Kooxdan waayaha Cusub.
[/quote]
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Wayaha Cusub founder gets shot in Nairobi

Post by Samatr »

[quote="Somali_4Life"]OLDNEWS, the person who shot him is darodmj.[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing


MJ are responsible for everything now, gacan baa uu taagay the great MJ boogeyman.
Illeen S'net oo dhan MJ bey ka sasayaaan.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”