If the UDUB Thugs try to say there is no Election on the 15th of dec Somaliland will see a massive change.....
Hargeysa(HWN):- Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen [Dhaga-weyne] oo ka mid ahaa Saraakiishii Sar sare ee Ururkii SNM ee dalka Xoreeyey ayaa sheegay marka ay Xukuummada Madaxweyne Rayaale ka dhamaato mudadeedii inaan wax muddo kordhin ah ciddina sameyn karin, isla markaana waxa uu ku hanjabay haddii ay Doorashooyinku ku qabsoomi waayaan mudadii loo cayimay ee ahayd 15 December 2007 iyo 14 April 2008 ay ummadda reer Somaliland isugu imandoonaan Shir-beeleed ay ayahooda kaga tashanayaan.
Sida waxa uu Dhaga-weyne ku sheegay Mar uu shalay Saxaafada ugu Waramayey Huteel Guuleed ee Magaalada Hargeysa.
Sidoo kale-na waxa uu Sharci-darro ku tilmaamay Go’aankii ay Sadaxda Xisbi Qaran [UCID, KULMIYE iyo UDUB] iyo Komiishanka Doorashooyinku isku raaceen in diblooga dhigo wakhtigoodi doorashooyinka Golayaasha Deegaanka iyo Madaxtooyada inay qabsoomaan wakhtigii loogu talagalay, taas oo uu ku tilmaamay inay baal marsan tahay Shuruucda iyo qawaaniinta dalka u taala.
“Somaliland asaaskeedi waxa lagu soo dhisay Shir-beeleed marka la eego Doorashooyinkana Shir-beeleed ayaa Cadaalad inoogu dhow, Doorashooyinkii dalka ka dhacayna dad badan ayaa codkoodi lagu dhacay” ayuu yidhi Mujaahid Dhagaweyne oo ku taliyey inay Cadaalad dadka ugu dhow dahay in Shir-beeleed la qabto
Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi.“Marka se Beeluhu si dhaqan isku soo hor-fadhiistaan ee ay wax qeybsadaan isma dhacaan”
Mujaahid Ibraahim Dhaga-weyne waxa uu ku dooday hadii ay dalka doorashadu xiligii loogu tala-galay ka dhici-weydo inaanay waxba dalka ka jireyn. “Maalinta ay muddada sharciyadu ka dhamaato Xukuummada Madaxweyne Rayaale-na oo ay doorasho qabsoomi-weydo, wax xil Dawladeed oo jiraya ma jirto, haddii muddo kordhin la isku dayana xaalad xun ayaa imandoonta” ayuu yidhi
Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey oo uu yidhi “Haddii Maamulka Dawladu shaqadiisa ka soo bixi-waayo oo uu sharciga ka talaabsado ummada reer Somaliland guud ahaanteed shir-beeleed ayey isugu iman doonaan, sidaa daraadeed haddii maamulkani isku dayo inuu xilka sii heysto oo uu darashooyin qaban-waayo,waa lama huraan in Shir-beeleed la qabto”
Mar la weydiiyey Mujaahid Dhaga-weyne Su’aal ahayd, Maadaama aad ka tirsan tahay Xisbiga Mucaarid ah ee KULMIYE sidee ayaad u aragtaa heshiiskii dhawaan ay sadexda Xisbi iyo komiishanka Doorashooyinku isku raaceen in dib loogu dhigo Doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka iyo Madaxtooyada? Waxa uu ku jawaabay “Cid kordhin karta iyo cid doorasho dib-u-dhigi kartaaba ma jirto, halkuu Xisbiga KULMIYE ka keenay Sharciga dib-u-dhigaya doorashooyinka? Sharciga dalka se halkee ayey kaga qoran tahay in doorashooyinka dib loo dhigo, sidaa daraadeed anigu [Dhaga-weyne] wixii sharciga baal marsan anigu waan ka soo horjeedaa, Doorashooyinka haddii la qaban-waayana ummadu talo ayey isugu imandoona”
15th Dec if there is no Election in JSL...........
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: 15th Dec if there is no Election in JSL...........
To be honest i don't think there will be an election on the 15th of December.
If Puntland is smart, they will wage another one of those little clashes which we in the northern parts of the country call a "war".
Perhaps on a little bigger scale than the previous ones to cause some political unrest in the Somaliland government right around the election period.
Riyaale's administration will never go through clashes with Puntland and at the same time continue it's elections, it's way to risky for them.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 15th Dec if there is no Election in JSL...........
war rayaale will held election believe me guys
waleh aniga oog
dont ask me why laakin waan ogahay
waleh aniga oog
dont ask me why laakin waan ogahay
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: 15th Dec if there is no Election in JSL...........
waleh aniga oog
dont ask me why laakin waan ogahay
How can we ever take your word serious.
Miyaad ogtahay?
Sidaad uu ogeed inu Hailie Selassie Habar Awal ahaa miyaa?

dont ask me why laakin waan ogahay
How can we ever take your word serious.
Miyaad ogtahay?
Sidaad uu ogeed inu Hailie Selassie Habar Awal ahaa miyaa?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 15th Dec if there is no Election in JSL...........
noo xiidhidho han la sameeyoo hargeysa iyo madaxtooyada
wasiiirka arimaha guddaha is verry close relative of myne my friend
wasiiirka arimaha guddaha is verry close relative of myne my friend
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1487 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 3 Replies
- 998 Views
-
Last post by bashe19
-
- 5 Replies
- 1017 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 1 Replies
- 867 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 1 Replies
- 390 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 40 Replies
- 5949 Views
-
Last post by tightrope
-
- 10 Replies
- 1096 Views
-
Last post by Rebelxx22
-
- 15 Replies
- 2641 Views
-
Last post by WadaniggaBarakaysan
-
- 3 Replies
- 713 Views
-
Last post by Sir-Luggoyo