Waqtaan gaaray oday waayo arag, lagu waraystaye
Wadadaan hayaa oo xaggaa,layga wacayaaaye
wehel lawihi ban u kici,waajibka ahaaye
wanag iyo xuman waxan dhigta,hoo war lay orane
waabtaan ku noolaa kolku,iga walwalayo
waqti ay ahan iyo ma ogi,goorta laywadiye
wed bay sugi midaan aduun,waxar ku rebayne
wax ma garato soomaalaan,weedhan sii odhane
waa iga dardarane murtaan,idin waraabshine
waraq igaga qora waxan haya,sheeko waafiya e
walbahar kulayl xaasidnimo,whan qabiil ba leh
wis wis iyo wlaac weel engegan wahan qabiil ba leh
wax la aan aduun iyo fakhriga wahan qabiil ba leh
wadaad gurayooo cida muslima,weerar ku ekeeya
oo waajibkiisi ka tegey wahan qabiil ba leh
waxyaalaha gumaystuhu ku yimi,wahan qabiil ba leh
waddada naarta lagu aadayiyo,wahan qabiil ba leh
wadan ololaya walalaha islayn,wahan qabiil ba leh
wiil uu abtigi dooxayiyo,wahan qabiil ba leh
waagibi beryaba oh iyo way,wahan qabiil ba leh
waji ka jiroo kula jira,wahan qabiil ba leh
waxma tare waxtare xamanayiyo,wahan qabiil ba leh
wacad been ah oo laysu maro,wahan qabiil ba leh
waxar iyo jasaar niman dhistiyo,wahan qabiil ba leh
warac meel cidlaa looga tago,wahan qabiil ba leh
warshada cudurka faafa ka baxo,wahan qabiil ba leh
wadka calanka waabeya suna,wahan qabiil ba leh wax kasto xun soomaaliyeey,wahan qabiil ba leh
wallee wadajir ba khayr lehee,wadar ku noolaada.
waxan qabiil baa leh
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 655 Views
-
Last post by Twist
-
- 7 Replies
- 911 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 24 Replies
- 1268 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 3 Replies
- 454 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 0 Replies
- 333 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 619 Views
-
Last post by Htologist
-
- 0 Replies
- 472 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 0 Replies
- 486 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 0 Replies
- 375 Views
-
Last post by KUN-DILE