Ugas Rer Hasan No To Garbaharey Mamul

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Alta Vista [Bot2]
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 497
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Carriga Ingiriisiga

Ugas Rer Hasan No To Garbaharey Mamul

Post by Alta Vista [Bot2] »

Ugaas Maxamed Xasan Yarow oo ku tilmaamay maamulka looga dhawaaqey Garbahaarey mid an loo dhameyn

Luuq, Somalia (AOL) - Ugaas Maxamed Xasan Yarow oo ka mid ah Hogaanka dhaqanka Gobolka Gedo iminkana isaga iyo odoyaal faro badan ay ku sugan yihiin magaalada Buurdhuubo ayaa Maamulkii shaley looga dhawaaqay Garbahaarey ku tilmaamay mid aan loo dhamayn oo la yeeriyey islamarkaana ka fog xaqiiqda.

Ugaas Maxamed Xasan Yarow oo wareysi qaas ah siiyey shabakada Allgedo ayaa carabaabay inuusan la socon wax maamul ah oo loo sameeyey Garbahaarey iyo qorshayaal socda toona, waayo haddii la dhisayo maamul loo dhan yahay waa inuu ku yimaada ayuu yiri wadatashi dhex mara beelaha deegaanka, balse waxaa la yaab ah ayuu yiri in dadka wax aanan loo dhamayn loo yeeriyo.

Ugaaska ayaa waxaa uu intaasi raaciyey inuusan waxa ka qabin maamul loo sameeyo Garahaarey, laakiin waxaa wax lala yaabo ah ayuu yiri markii aan ka soo tegay Garbahaarey in wax la magacaabo, iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin murankii ku saleysnaa qaabka beelahu ay wax u qeybsanayaan.

Hadaba, waxaan cadeynayaa ayuu yiri in maamulkii shaley looga dhawaaqay Garbahaarey laga fiirsado, la'isuguna yimaado wadaxaajood. Marnaba aniga iyo Beesha aan metelo ma ogolaan doono wax aan loo dhamayn isla markaana cadaalada ka fog.

Warkan uu soo saarey Ugaaska ayaa soo baxay xilli shaley Garbahaarey loogaga dhawaaqay maamul cusub oo ka kooban 33 xubnood oo bedelaya kii hore oo Xarawo uu ka haa Gudoomiyaha, laakiin waxaan la ogayn sida uu maamulkan u shaqeyn doono maadama qaar ka mid ah Hogaamiyayaasha dhaqanka Goolka Gedo ay diidmo qalafsan kala horyimaadeen.


Aden Bare Cali - Allgedo, Luuq-Ganaane/Somalia.


Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Ugas Rer Hasan No To Garbaharey Mamul

Post by Voltage »

Separation of Power.

-Traditional leaders
-Political leaders

Traditional leaders should serve as ad visors on social issues, but governance and the political affairs should be left to the politicians.
Alta Vista [Bot2]
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 497
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Carriga Ingiriisiga

Re: Ugas Rer Hasan No To Garbaharey Mamul

Post by Alta Vista [Bot2] »

Say No to Rer Dini Mamul
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Ugas Rer Hasan No To Garbaharey Mamul

Post by S-D-M »

[quote="CoolPoison"]Say No to Rer Dini Mamul[/quote]


Waryaa adigu cuqdada iska bixi.........waxuu marexaan oo dhan qaban waayo hal reer qaban maayo.........



long live Sade .........
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”