Wave of IED attacks against ethiopian troops &TFG in Somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Wave of IED attacks against ethiopian troops &TFG in Somalia

Post by Adan*5 »

the engineers are back to roast some invaders.rrrrrrroast 'em all Laughing Laughing Laughing Laughing

Somalia: Explosion targeted at Ethiopian soldiers in the town of Afgoi district


Mogadishu 12,Nov.07 ( Sh.M.Network)-An explosion went off in Afgoi district 30km south of the capital Mogadishu; this explosion was targeted at Ethiopian soldiers doing their usual spree in the market as the forces commander in the district inspector Ibrahim Issack said.

Shabelle correspondent Hassan Mayow on the ground said that the explosion went off roughly at 10am local time and the explosion is said to be remote control mine targeted at Ethiopian soldiers in Afgoi livestock market purchasing animals.

The actual damage of the explosion is not yet apparent and it used to be normal for Ethiopian soldiers to do their daily Shopping.
In few minutes time the commercial activities in the market came to a halt.

The force commander of the district inspector Ibrahim told radio Shabelle that investigations linked with the explosion are underway.

There are no reports regarding about if the Ethiopian troops opened fire, but remained in full alert.
Last edited by Adan*5 on Wed Dec 12, 2007 9:05 am, edited 1 time in total.
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: Wave of IEDs against ethiopian troops &TFG,,heavy mortar att

Post by Adan*5 »

agaain in Beledweyne 2 hours later,the Hiiraan region where the liberation front have liberated 70%.. Cool

Baladweyne 12, Dec. 07 ( Sh.M.Network)-3 ruux ayaa ku dhaawacantay qarax miino oo duhurkii maanta ka dhacay bartamaha magaalada Baladweyne kaas oo lagu weeraray kolonyo gaadiid oo uu lasocday guddoomiyaha gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba Geed.

3da ruux ee dhaawactay ayaa labo ka mid ah ay ahaayeen dad rayid ah oo ka ag dhawaa xaafadda H/wadaag ee Baladweyne oo uu qaraxu ka dhacay, iyadoo ruuxa kalena uu ah kamid ahaa illaalada guddoomiyaha Hiiraan Daba Geed.

Dadka dhaawacmay ayaa waxa uu dhaawacyadooda isugu jira dhaawacyo fudud iyo kuwa culus intaba.

Xilligii uu qaraxu dhacayay oo ahayd abaaro 12 kii duhurnimo ee maanta ayaa guddomiyaha Hiiraan Daba Geed waxa uu ku guda jiray kor meel uu ku samaynayay xabsiyada iyo saldhigyada degmada.

Dadka ayaa kala yaacay markii uu dhacay qaraxa oo ahaa mid xoogan, waxana durba goobta isku gadaamay ciidamo isugu jira Melateri iyo Boolis.

Guddoomiye Daba Geed ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo weerarkaas, hasa yeeshee waxa durbaba kulan arrimahasi ku aaddan isugu yimid magaalada Baladweyne, maamulka Hiiran, kan degmada iyo taliska ciidamada, kaas oo ku saabsan sidii amniga degmada wax looga qaban lahaa.

Waa weerarkii labaad ee guddoomiyaha Hiiraan lagu qaado tan iyo markii mar kale dib loogu soo magacaabay in uu noqdo guddoomiyaha gobalka Hiiraan Yuusuf Daba Geed.
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: Wave of IEDs against ethiopian troops &TFG,,heavy mortar att

Post by Adan*5 »

the day before in the Capital..


Khasaare Nafeed oo soo gaarey ciidanka DKMG ah ka dib Qarax Miino oo Saaka lala beegsadey.

Beerdhiga 11.12.2007 10:08

Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada KMG ah ee la shaqeysa gumeysiga Itoobiya ee fariisinka ku leh isgoyska Howlwadaag ayaa saaka waxaa kula qaraxey isgoyskaas Miino nooca rumuudka laga hago ah.

Ciidamadan oo subax walba halkaasi fariisin u aheyd ayaa saaka waxaa lala beegsadey Miino dhulka loogu aasay, waxa ayna ciidamdu halkaa gaadiidka isticmaala isgoyska Howlwadaag uga qaadan jireen lacago canshuraad ah.

Sida ay ku warameen dad goob joogayaal ahi khasaarah ka soo gaarey ciidanka Miinadaas ayaa lagu sheegey inta u dhexeysa 8 ilaa 10 askari oo dhimasho ah, iyada oo la arkayey ciidama oo daadsan jidka dhexdiisa.

Qara Miino ka dib waxaa halkii soo gaarey ciidamo kale oo ka tirsan kuwa dowlada KMG ah oo gurmad ahaan ugu yimid ciidankii Miinadu khsaaraha gaarsiisey, iyaga oo halkii ka qaadey dhaawacii iyo dhimashadii ka dhashey qaraxa Miino.

Sidoo kale ciidamdii gurmadka u yimid waxa ay fureen markii ay soo gaareen goobtii qaraxu ka dhacey rasaas badan oo aan loo meel dayin taas oo khasaare gaarsiiseey dadkii ka agdhawaa isgoyska Howlwadaag.

Maalinba maalinta ka danbeysa waxaa sii badanaya khasaraha dhimasha iyo dhaawaca leh ee ka soo gaaraya ciidamada gumeysiga Itoobiya iyo kuwa la shaqeeya ee dowlada KMG ah, weerarada iyo qaraxyada lala beegsanayo habeen iyo maalinba.

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: Wave of IEDs against ethiopian troops &TFG,,heavy mortar att

Post by Adan*5 »

Now time for mortar rain.. up

Breaking News,,,,,,,,,,,


Hoobiyeyaal si ba'an loogu garaacay Xarunta Wasaaradda Gaashaan dhigga ee Ciidamada Itoobiyaanka.
Posted to the Web Dec 12, 12:23

Waxaa goor dhaweyd laga maqlay daafaha deegaanka Shiir Kolle ee ku dhaw xarunta Ciidamada Itoobiyaanku ku leeyihiin wasaaradda gaashaan dhigga dhawaqa madaafiicda Hoobiyeyaasha ah oo si ba'an halkaasi loogu garaacay.

Hoobiyeyaashaasi oo 10 ka badnaa ayaa intooda badan waxaa ay ku habsadeen xarunta Gaashaan dhigga ee Itoobiyaanka ku jiraan,laakin ilaa iyo iminka lama oga khasaaraha halkaasi kasoo gaaray.

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa dhankooda jawaabo ka bixinaya duqeyntaasi lagu qaaday laakin waxaanan la kala saari karin hoobiyeyaasha iyaga lagu garaacay iyo kuwa ay ku jawaabeen.

Wali lama helin warar ku aadan dad rayid ah oo halkasai wax ku noqday xaaladuna waxaa ay tahay mid aad u kacsan.
Gamadid.
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Thu Sep 09, 2004 10:32 pm

Re: Wave of IED attacks against ethiopian troops &TFG in Somalia

Post by Gamadid. »

Inshallah Guulaan u Rajeynaa dhowaan up Even Zenawi is complaining a lot lately. Gabre is said to have gone kuku on Maxamed Dheere and Darwiish in Muqdisho. The clan militias are abandoning their basis in town while those who remain live in fear and fire in the air during the night sleepless.

They brought Somalis from Ogadenia now to Muqdisho to use them as shields against attacks. Let us hope these somalis turn their guns on their tormentors and join the ranks of their cousins.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”