Breaking News..Ethiopian Ural blown up by IED in Mogadishu

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Breaking News..Ethiopian Ural blown up by IED in Mogadishu

Post by Adan*5 »

in the "green zone" center of the capital ,:lol: Laughing Laughing Laughing

Gaari Ural ah oo ku basbeelay qarax saakay ka dhacay wada Makka almukarama
Posted to the Web Dec 16, 00:05




Axad, 16 December 2007 (Aayaha.com)-Qarax xooggan oo ahaa nuuca la hago ayaa saakay lala bartilmaameedsaday gaari Ural ah oo ay wateen ciidamada umeysiga Itoobiya oo marayey wadada makka Almukarama meel ku dhow gurigii shaqaalaha ee demada Waaberi ee magaalada Muqdisho.



Qaraxa ayaa gebi ahaanba baabi'iyey gaariga iyo ciidamadii saarnaa, waxaana la sheegay in khaaare xooggan uu qaraxaasi u geystay ciidamada Itoobiya.

Ciidamo Itoobiyaan ah oo gurmad ah ayaa soo gaaray goobta lagu qarxiyey gaariga, waxaana ciidamadaasi ay isku gadaameen goobta, iyagoo gebi ahaanba diiday isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha.

Xaaladda wada Makka Almukarama ayaa ah mid kacsan, waxaana halkaasi laga maqlayaa tacshirad ay furayaan ciidamada gumeysia iyo kuwa u adeegga, iyadoo ciidamo aad u fara badan la soo dhoobay wadadaas.

Xaq u dirirka Soomaaliyeed ayaa fuliyey weerarkaan miino ee lgu burburiyey gaariga Uralka ah ee ciidamada gumeysiga Itoobiya, waxaana weerarkaan miino ee lagu baabi'iyey gaariga Uralka ah iyo ciidamadii saarnaa uu ku soo beegmayaa xilli ay xaq u dirirku kordhiyeen weeraradaiyo qaraxyada ay la bartilmaameedsadaan ciidamada gumeysiga iyo kuwa u adeeegga.

Aayaha.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”