Wakiilka Somaliland ee Kenya Maxamed Axmed Indha-buur ayaa BBC u sheegay in ay soo weerareen niman ku hubeysnaa qori iyo faashash oo ilaa toban gaaraya, isagoo intaa raaciyay in xilliga wasiirka la weeraray ay u socdeen xaflad ay lahayd hey'ada USAID.
Indha-buur waxa uu sheegay in raggaasi ay ku amreen inay dhulka jiiftaan, iyagoo ka qaatay sida uu sheegay wax alaale wixii ay wateen.
Indha-buur waxa uu sheegay in wasiirka uu fahmi waayay afka Sawaaxiliga ee nimankaasi ay ku dalbanayeen in ay dhulka seexdaan, kadibna ay ku bilaabeen inay lugaha ka garaacaan oo dhaawacyo kasoo gaareen luga iyo bowdada.
Dhawaaca Xuseen Cali Ducaale (Cawil) ayaa uu ku tilmaamay inuu yahay mid sahlan, isla markaana la geeyay Isbitaalka Nairobi
Wasiirka Maaliyada SL Got Knocked Out in Kenya
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super

- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Wasiirka Maaliyada SL Got Knocked Out in Kenya
his got a big mouth

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 958 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 6 Replies
- 610 Views
-
Last post by yunis09
-
- 0 Replies
- 422 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 681 Views
-
Last post by JSLBerbera
-
- 1 Replies
- 461 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 1 Replies
- 414 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 0 Replies
- 226 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 347 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 3 Replies
- 530 Views
-
Last post by Adali