Asalaamu calaykum to all somali.

Afka hooyo :) Qaybtan waxaa loogu talagalay dadka wax ku qora luqada Soomaaliga.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

snagseeker
Posts: 18
Joined: Wed Dec 26, 2007 5:46 am

Asalaamu calaykum to all somali.

Post by snagseeker »

waan idin salamaaya , walaalayaaal, Waxaan Jeclaan lahaaa In Su 'aalahan Dib loo Eego.
1)waa maxay Dhibta ka jirta Dalkeena Hooyo, ?
2)maxay Somalidu u heshiin weydey, oo mid u noqonweydey,dantana u garanweydey?
3)Sadaal Ahaan, maxay ku dambaynaysaa hadiii Sidaaas wax u sii socdaaan?
4)malaga yaabaa Jiilalka dambe(da'yarta) iyo Aqoonleyda,Qurbe Joogayaasha In ay wax ka bedelaan dalka?

Wabilaaahitowfiiq.
Ilaaaah Aan u barino Dalkeena Hooyo.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - Soomaali”